Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo la kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho, Isniin, 8 Sebteembar 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francesca Di Mauro.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub, iyadoo la iska kaashanayo arrimaha nabadda, horumarka iyo dib-u-dhiska dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Jubaland forces launch joint security operation with Ethiopian troops in southern Somalia

DOOLOW, Somalia – Sept 8, 2025 – Security forces from Somalia’s Jubaland regional state, in coordination with Ethiopian troops and local police, have launched a wide-ranging security operation for a second consecutive day in and around the town of Doolow, near the Ethiopian border.   The joint operation, which extends to the key road networks linking the districts of Doolow, Luuq,...

Ciidanka Jubaland oo Howlgallo Amni Ka Wada Doolow iyo Waddooyinka La Xiriira

Doolow, Jubaland – Sebtembar 8, 2025 – Ciidanka Daraawiishta Jubaland ee degmada Doolow oo kaashanaya booliska iyo dowladda Itoobiya ayaa maalintii labaad ka wada howlgal ballaaran oo amni xaqiijin ah waddooyinka isku xira degmooyinka Doolow, Luuq, Beled Xaawo iyo deegaannada hoos yimaada.   Howlgalkan oo ah mid qorshaysan ayaa lagu doonayaa in lagu hor istaago khataraha iyo falalka amni darro ee...

Muungaab oo xariga ka jarey Wadada Zoobe oo dib u dhis lagu sameeyay [Daawo]

MUQDISHO - Gudoomiye Muungaab ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray wadada Zoobe, oo maamulkiisa dib u dhis ku sameeyay markii roobka burburiyay dhawaan.   Isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ayaa mudo kooban la joojiyay, maadaama Muungaab iyo Madaxda kale joogeen, oo amnigooda aad loo sugayay, sida uu kusoo waramay wariyaha Shabelle TV Anas Maxamed Soomane.  

Soomaaliya oo Raadinaysa Iskaashi Dheeraad ah oo ay la Yeelato Dowladda Turkiga

MUQDISHO, Soomaaliya / ISTANBUL, Sebtembar 8, 2025 – Madaxa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in hay’addu si adag uga shaqeyneyso la-dagaalanka kooxaha xagjirka ah iyo xoojinta amniga xuduudaha, iyadoo iskaashi dhow la leh la-hawlgalayaal caalami ah.   Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (ICA) ayaa ah mid ka mid ah hay’adaha ugu waaweyn ee federaalka Soomaaliya, iyadoo...

Somali immigration agency ‘working very hard’ to fight extremism, cooperating with foreign partners

MOGADISHU, Somalia/ISTANBUL - Somalia’s immigration agency is “working very hard” to counter extremism and improve border security in cooperation with international partners, its director general told Anadolu.   The Immigration and Citizenship Agency (ICA) is one of the East African country’s largest federal institutions, operating nationwide with more than 1,400 staff, with its main office in the capital Mogadishu, said Mustafa...

Ciidamo Soo Gabagabeeyay Howlgal Ballaaran oo 10 Maalmood Socday oo ka Dhacay Jubaland

MUQDISHO, Sept 8, 2025 – Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay howlgal milatari oo ballaaran oo qaatay toban maalmood, kaas oo lagu beegsaday Al-Shabaab ee degmada Jamaame iyo nawaaxigeeda.   Howlgalka waxaa hogaaminayay Taliyaha Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/sare Nuur Mahad Xasan iyo Ku-simaha Taliyaha Booliska Gobolka Jubbada Hoose, G/sare Sadiiq Maxamuud...

Masar Oo Dhameystirtay Qorshihii Ciidamada Loogu Dirayo Soomaaliya

QAHIRO – Dowladda Masar ayaa si rasmi ah u dhameystirtay qorshihii ay ciidamada ugu diri lahayd Soomaaliya, taasoo qayb ka ah ballanqaadyada iskaashiga amni ee labada dal.   Qorshahan ayaa lagu sheegay in uu taageero weyn siin doono dadaallada Soomaaliya ee lagula dagaallamayo maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo in la xoojiyo xasiloonida gobolka Geeska Afrika. Mas’uul difaaca Masar ah ayaa sheegay in diyaar garowga...

Somali Forces Conclude Major Ten-Day Anti-Militant Operation in Lower Juba region

KISMAYO, Sept 8, 2025 – Somali government forces, in coordination with regional and international partners, have concluded a major ten-day military operation targeting militant hideouts in areas under Jamaame district in the southern Lower Juba region.   The operation, jointly led by Brigadier General Nuur Mahad Hassan, commander of the Somali National Army’s 43rd Division, and Brigadier General Sadiiq Mahmoud Dhogor,...

Egypt Finalizes Troop Deployment Plan to Somalia

CAIRO, Sept 8, 2025 – Egypt has completed its plans to deploy military forces to Somalia, officials said Monday, in a move that could reshape regional security dynamics in the Horn of Africa.   The deployment, reportedly part of a bilateral security cooperation agreement between Cairo and Mogadishu, aims to support counterterrorism efforts and help stabilize conflict-affected regions in Somalia, where...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...