Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shir Ku saabsan Maalgalinta Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM oo lagu qabtay Itoobiya

Guba - Maxadwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Guba ee dalka Itoobiya uga qaybgalay shir shan-geesood ah oo looga hadlayey arrimaha la xiriira maalgalinta howlgalka ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM.   Shirka ayaa sidoo kale ay goobjoog ka ahaayeen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed, Madaxweynaha Kenya Mudane William Ruto iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Mudane Maxamuud Cali Yuusuf. Shirka ayaa diiradda...

Somalia’s President Praises Abiy Ahmed for Realizing Nile Dam Project

ADDIS ABABA – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday lauded Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed for the progress made on the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), calling the milestone a "victory not only for Ethiopia, but for the shared future of the region."   President Mohamud was speaking during a high-profile inauguration ceremony held at the dam site, attended by...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku amaanay Abiy Axmed ka miradhalinta mashruuca GERD

ADDIS ABABA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay xafladda furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya (GERD) oo ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah madaxda dalalka gobolka.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa khudbaddiisa ku adkeeyay mowqifka Soomaaliya oo ah in xasilloonida iyo barwaaqada gobolka lagu wada gaari karo oo keliya caddaalad, si wadaag ah iyo ixtiraamka danaha...

Masar oo Cambaareysay Furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya, una Gudbisay Cabasho Golaha Ammaanka

Qaahira – Dowladda Masar ayaa si adag u cambaareysay furitaanka rasmiga ah ee Biyo-xireenka Weyn ee Itoobiya (GERD), iyada oo ku tilmaamtay tallaabo hal dhinac ah oo baal marsan sharciga caalamiga ah.   Masar ayaa Talaadadii warqad cabasho ah u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxayna sheegtay in mashruucu khatar weyn ku yahay danaha biyaha ee Masar iyo Suudaan. Wasaaradda Arrimaha...

Somalia strongly condemns Israeli attack in Doha, calls for UN action

Mogadishu, Somalia  — The Federal Government of Somalia has strongly condemned what it described as “aggressive airstrikes” carried out by Israeli forces in Doha, Qatar, targeting residential areas and endangering civilian lives — an act it called a "clear violation of international law."   In a statement issued by the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation on Monday, Mogadishu warned...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarka Israa’iil ku qaadey Qatar

Muqdisho, 9 Sebtembar 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay duqeymaha ay ciidamada Israa’iil ka geysteen magaalada Doha ee dalka Qatar, oo lagu bartilmaameedsaday guryo ay deganyihiin dad shacab ah, taasoo loo arko ku xadgudub cad oo ka dhan ah shuruucda caalamiga ah.   Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa lagu sheegay in...

South African president calls for unified action against corruption

CAPE TOWN, Sept. 8 (Xinhua) -- South African President Cyril Ramaphosa, in his weekly newsletter to the nation on Monday, called for unified action and institutional reform in the country's ongoing battle against corruption in both public and private sectors.   This came after the National Anti-Corruption Advisory Council (NACAC) handed over its final report of a three-year term to the...

French PM Francois Bayrou loses confidence vote over budget cuts

PARIS, Sept. 8 (Xinhua) -- French Prime Minister Francois Bayrou on Monday lost a confidence vote in the French National Assembly over his budget plan seeking to save billions of euros per year in government spending.   According to the results announced by the Speaker of the French National Assembly, Yael Braun-Pivet, only 194 were in favor of Bayrou out of...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay furtaanka Biyo-xireenka Itoobiya

ADDIS ABABA - Kadib muddo 11 sano ah oo dhisme iyo muran siyaasadeed socday, dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah maanta u daahfurtay biyo-xireenka Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), oo ah mashruuc ballaaran oo awoodda koronto-dhalin ah, oo laga samaynayo webiga Buluugga ah ee Niilka. Munaasabadda furitaanka rasmiga ah ayaa waxaa ka qeyb galay madax kala duwan oo Afrikaan ah,...

Somalia’s President Meets Djibouti and Kenya Leaders at Africa Climate Summit

ADDIS ABABA — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud attended the 2nd Africa Climate Summit in Addis Ababa, where he held bilateral talks with Djibouti’s President Ismaïl Omar Guelleh and Kenya’s President William Ruto.   During the meetings, the leaders discussed regional cooperation in combating terrorism, strengthening peace efforts, and enhancing bilateral relations. President Hassan emphasized Somalia’s commitment to deepening partnerships with neighboring...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...