Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxda Jabuuti iyo Kenya

ADDIS ABABA – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika, oo ka dhacay magaalada Nairobi, halkaas oo uu kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda dalalka deriska ah.   Madaxweynaha ayaa si gaar ah ula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Mudane William Ruto. Intii lagu guda jiray kulamadan, waxaa diiradda...

Soomaaliya oo ka qeybgashay Carwada 4-aad ee Ganacsiga Afrika

Algiers – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), iyo Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Gudaha iyo Xeer-nidaaminta Suuqa Qaranka ee Aljeeriya, Mudane Tayyib Zitoni, intii lagu guda jiray Carwada 4-aad ee Ganacsiga Afrika oo ka dhacday magaalada Algiers...

Somali officials, CIVIC discuss civilian protection policy amid ongoing security operations

MOGADISHU, Sept 10, 2025 – Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, and the Federal Government’s Special Envoy for Stabilization and Civilian Protection, MP Omar Hashi, held talks Tuesday with Ahmed Ibrahim, Director of the Center for Civilians in Conflict (CIVIC), to advance the country’s civilian protection framework.   The meeting focused on finalizing Somalia’s National Civilian Protection Policy and Operational...

Fiqi oo Kulan la Qaatay Agaasimaha CIVIC si loo Dardargeliyo Siyaasadda Ilaalinta Rayidka

Muqdisho, 10 Sebtembar 2025 – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Ergeyga Gaarka ah ee Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka, Mudane Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Hay’adda CIVIC (Center for Civilians in Conflict), Mudane Axmed Ibraahim.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada Dowladda Federaalka ee ku aaddan dhammaystirka Siyaasadda Ilaalinta Bedqabka Rayidka...

Clan militia kills woman, steals livestock in central Somalia attack

GALGADUUD, Somalia, Sept 9, 2025 – A woman was killed and livestock stolen in a deadly attack by clan militiamen in the Billisokor area, located between the central Somali towns of Caabudwaaq and Cadaado, local sources said Tuesday.   The victim, Fadumo Ahmed Abdi, was tending her camels when she was shot dead by gunmen believed to be from a clan...

Weerar Khasaaro Geystay oo lagu Qaadey Deegaanka Billisokor ee Gobolka Galgaduud

Galgaduud, 9 Sebtembar 2025 – Maleeshiyaad beeleed ka soo jeeda deegaanka Caabudwaaq ayaa weerar dhimasho iyo dhacba sababay ku qaaday deegaanka Billisokor oo hoostaga degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka iyo ehelada dadkii waxyeelladu kasoo gaartay.   Weerarka ayaa sababay geerida Faadumo Axmed Cabdi, oo ahayd hooyo shan caruur ah korinaysay, iyada oo ku nooleyd daryeelka geel...

Somali govt faces warnings over plans to establish new Jubaland administration in Gedo

MOGADISHU – Somalia’s federal government is facing growing warnings from political analysts and local voices after reports emerged of a plan to establish a new Jubaland administration in the Gedo region, further escalating tensions with the existing state government led by Ahmed Madobe.   Khairto Ali Hassan, a politician from Gedo, warned in an exclusive interview with Shabelle TV that the...

Dowladda Federaalka oo Looga Digay Qorshaha ay ku dhisayso Jubaland Cusub

Muqdisho, 9 Sebtembar 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa cadaadis iyo baaqyo isa soo taraya oo looga digayo qorshaha ay ku doonayso inay Jubaland cusub ka hirgaliso gobolka Gedo, xilli khilaafkii maamulka Jubaland iyo Villa Somalia uu wali meel xasaasi ah marayo.   Khayrto Cali Xasan, oo ah aqoonyahanad kasoo jeeda gobolka Gedo, ayaa wareysi gaar ah oo ay siisay...

Somalia’s President Calls for Stronger African Climate Cooperation at Addis Ababa Summit

ADDIS ABABA - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Monday called for strengthened continental cooperation to tackle the escalating impacts of climate change during his address at the Second Africa Climate Summit held in Addis Ababa.   In his remarks, President Mohamud highlighted Somalia’s growing vulnerability to climate shocks despite its negligible contribution to global greenhouse gas emissions. “Somalia bears little...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Shirka Isbedelka Cimiladda Afrika

Addis Ababa, Sebteembar 8, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika oo lagu qabtay magaalada Addis Ababa, isaga oo xusay muhiimadda iskaashiga heer Afrika ee xal-u-helidda dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada.   Madaxweynaha ayaa dul istaagay tallaabooyinka ay dowladda Soomaaliya qaadday si loo xakameeyo saameynta isbeddelka cimilada kuwaas oo ay...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...