Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Itoobiya oo Sheegtay in Jaamacadda Carabta la safatay Masar Khilaafka Niil

Muqdisho – Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Amb. Suleiman Dedefo, ayaa si kulul uga hadlay doorka Jaamacadda Carabta, isagoo ku eedeeyay ururkaasi inuu ku milmay danaha siyaasadeed ee Masar, gaar ahaan arrimaha biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (GERD).   Dedefo ayaa sheegay in Jaamacadda Carabta ay ka leexatay ujeedadii asalka ahayd ee loo aasaasay, islamarkaana ay u adeegto dano gaar ah oo...

Somalia and EU agree to strengthen constitutional cooperation

MOGADISHU – Somalia’s acting president and speaker of the federal parliament, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), held talks on Monday with the newly appointed European Union ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, and her deputy, Karin Gatt-Rutter.   The meeting, held in Mogadishu, focused on deepening cooperation between the EU and the Somali House of the People, particularly in areas related...

Wadashaqeynta Gollaha Shacabka iyo Midowga Yurub oo la xoojinayo

Muqdisho – Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Francesca Di Mauro, iyo ku-xigeenkeeda Karin Gatt-Rutter.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta u dhaxeysa Golaha Shacabka iyo Midowga Yurub, gaar ahaan taageerada dib-u-eegista Dastuurka iyo ansixinta...

Somali PM meets new EU ambassador to strengthen bilateral ties

MOGADISHU, Sept 8, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met Monday in Mogadishu with Francesca Di Mauro, the newly appointed European Union ambassador to Somalia, to discuss ways of enhancing cooperation between the Horn of Africa nation and the EU.   In the meeting held at the Prime Minister’s office, both sides reaffirmed their commitment to strengthening bilateral relations,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo la kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho, Isniin, 8 Sebteembar 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francesca Di Mauro.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub, iyadoo la iska kaashanayo arrimaha nabadda, horumarka iyo dib-u-dhiska dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Jubaland forces launch joint security operation with Ethiopian troops in southern Somalia

DOOLOW, Somalia – Sept 8, 2025 – Security forces from Somalia’s Jubaland regional state, in coordination with Ethiopian troops and local police, have launched a wide-ranging security operation for a second consecutive day in and around the town of Doolow, near the Ethiopian border.   The joint operation, which extends to the key road networks linking the districts of Doolow, Luuq,...

Ciidanka Jubaland oo Howlgallo Amni Ka Wada Doolow iyo Waddooyinka La Xiriira

Doolow, Jubaland – Sebtembar 8, 2025 – Ciidanka Daraawiishta Jubaland ee degmada Doolow oo kaashanaya booliska iyo dowladda Itoobiya ayaa maalintii labaad ka wada howlgal ballaaran oo amni xaqiijin ah waddooyinka isku xira degmooyinka Doolow, Luuq, Beled Xaawo iyo deegaannada hoos yimaada.   Howlgalkan oo ah mid qorshaysan ayaa lagu doonayaa in lagu hor istaago khataraha iyo falalka amni darro ee...

Muungaab oo xariga ka jarey Wadada Zoobe oo dib u dhis lagu sameeyay [Daawo]

MUQDISHO - Gudoomiye Muungaab ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray wadada Zoobe, oo maamulkiisa dib u dhis ku sameeyay markii roobka burburiyay dhawaan.   Isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ayaa mudo kooban la joojiyay, maadaama Muungaab iyo Madaxda kale joogeen, oo amnigooda aad loo sugayay, sida uu kusoo waramay wariyaha Shabelle TV Anas Maxamed Soomane.  

Soomaaliya oo Raadinaysa Iskaashi Dheeraad ah oo ay la Yeelato Dowladda Turkiga

MUQDISHO, Soomaaliya / ISTANBUL, Sebtembar 8, 2025 – Madaxa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in hay’addu si adag uga shaqeyneyso la-dagaalanka kooxaha xagjirka ah iyo xoojinta amniga xuduudaha, iyadoo iskaashi dhow la leh la-hawlgalayaal caalami ah.   Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (ICA) ayaa ah mid ka mid ah hay’adaha ugu waaweyn ee federaalka Soomaaliya, iyadoo...

Somali immigration agency ‘working very hard’ to fight extremism, cooperating with foreign partners

MOGADISHU, Somalia/ISTANBUL - Somalia’s immigration agency is “working very hard” to counter extremism and improve border security in cooperation with international partners, its director general told Anadolu.   The Immigration and Citizenship Agency (ICA) is one of the East African country’s largest federal institutions, operating nationwide with more than 1,400 staff, with its main office in the capital Mogadishu, said Mustafa...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...