Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamo Soo Gabagabeeyay Howlgal Ballaaran oo 10 Maalmood Socday oo ka Dhacay Jubaland

MUQDISHO, Sept 8, 2025 – Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay howlgal milatari oo ballaaran oo qaatay toban maalmood, kaas oo lagu beegsaday Al-Shabaab ee degmada Jamaame iyo nawaaxigeeda.   Howlgalka waxaa hogaaminayay Taliyaha Qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/sare Nuur Mahad Xasan iyo Ku-simaha Taliyaha Booliska Gobolka Jubbada Hoose, G/sare Sadiiq Maxamuud...

Masar Oo Dhameystirtay Qorshihii Ciidamada Loogu Dirayo Soomaaliya

QAHIRO – Dowladda Masar ayaa si rasmi ah u dhameystirtay qorshihii ay ciidamada ugu diri lahayd Soomaaliya, taasoo qayb ka ah ballanqaadyada iskaashiga amni ee labada dal.   Qorshahan ayaa lagu sheegay in uu taageero weyn siin doono dadaallada Soomaaliya ee lagula dagaallamayo maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo in la xoojiyo xasiloonida gobolka Geeska Afrika. Mas’uul difaaca Masar ah ayaa sheegay in diyaar garowga...

Somali Forces Conclude Major Ten-Day Anti-Militant Operation in Lower Juba region

KISMAYO, Sept 8, 2025 – Somali government forces, in coordination with regional and international partners, have concluded a major ten-day military operation targeting militant hideouts in areas under Jamaame district in the southern Lower Juba region.   The operation, jointly led by Brigadier General Nuur Mahad Hassan, commander of the Somali National Army’s 43rd Division, and Brigadier General Sadiiq Mahmoud Dhogor,...

Egypt Finalizes Troop Deployment Plan to Somalia

CAIRO, Sept 8, 2025 – Egypt has completed its plans to deploy military forces to Somalia, officials said Monday, in a move that could reshape regional security dynamics in the Horn of Africa.   The deployment, reportedly part of a bilateral security cooperation agreement between Cairo and Mogadishu, aims to support counterterrorism efforts and help stabilize conflict-affected regions in Somalia, where...

Somali President Arrives in Addis Ababa for Africa Climate Summit

ADDIS ABABA, Ethiopia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived on Sunday in the Ethiopian capital Addis Ababa to attend the second edition of the Africa Climate Summit, an event bringing together leaders from across the continent to address the growing challenges posed by climate change.   President Mohamud is scheduled to deliver a keynote address highlighting Somalia’s national agenda for...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Addis Ababa si uu uga Qayb-galo Shirka Cimilada Afrika

Addis Ababa, Itoobiya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu kaga qaybgalayo Meertada Labaad ee Shirka Cimilada Afrika.   Madaxweynaha ayaa shirkan ka jeedin doona khudbad muhiim ah oo uu uga hadlayo ajandayaasha hortabinta leh ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u dejisay la tacaalidda isbeddelka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Jaamacadda Ummadda

Muqdisho, Sebtembar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ugu magacaabay Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed (PhD) inuu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, taasoo ah jaamacadda ugu weyn ee dowladda dhexe leedahay.   Magacaabistan ayaa timid iyadoo la tixgelinayo khibradda dheer ee uu Dr. Maxamed ku leeyahay dhinacyada tacliinta sare iyo maamulka waxbarashada. Madaxweynaha...

Tensions high in Mandera over alleged Jubaland forces presence

Mandera, Kenya, Sept 7 – Tensions are running high in the northeastern Kenyan town of Mandera following protests by residents against the alleged presence of armed forces from Somalia’s Jubaland administration within Kenyan territory.   Local communities around Border Point One (BP1), a town on the Kenya-Somalia border, claim that Jubaland forces have occupied farmland and strategic positions in the area...

Xiisad Ka Dhalatay Joogitaanka Ciidamada Jubbaland oo ka taagan Mandheera

MANDHEERA - Waxaa magaalada Mandheera ee waqooyi bari Kenya ka taagan xiisad amni iyo mid siyaasadeed, taasoo salka ku haysa joogitaanka ciidamada Jubbaland oo la sheegay inay si aan sharci ahayn uga tallaabeen xadka Soomaaliya iyo Kenya.   Dadka deegaanka ayaa ka cabanaya in ciidamadaasi ay qabsadeen dhul beereed, isla markaana ay cabsi gelin ku hayaan shacabka deegaanka. Banaanbaxyo ayaa laga dhigay...

Southwest State president orders crackdown on unrest, warns against political destabilization

Baidoa, Somalia — The President of Somalia’s Southwest State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, has ordered security forces to take firm action to ensure the stability of Baidoa, the administrative capital, amid growing political tensions.   In a directive issued to regional security agencies, Laftagareen warned against any attempt to undermine the political authority of his administration, calling for a "strong-handed approach"...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...