Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo kulan la qaatey Ergayga UN-ka James Swan

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan.   Kulanka ayaa looga hadlay arrimo la xiriira amniga iyo iskaashiga ka dhaxeeya hey’adaha Qaramada Midoobay iyo Wasaaradda Amniga, gaar ahaan horumarka laga sameeyey amniga caasimadda, tababarrada ciidanka daraawiishta, dardargelinta wajiga...

Deadly Attack Near Yaaqberi-weyne Sparks Renewed Violence in Somalia’s Lower Shabelle

Mogadishu – Tensions have flared once again in Somalia’s Lower Shabelle region after 13 civilians were killed near the outskirts of Yaaqberi-weyne, in what local leaders are calling a targeted and unjustified attack.   According to Somali MP Dahir Amin Jesow, who represents the area in the Federal Parliament, the civilians had gathered near a local water well to resolve ongoing...

Xiisad Colaadeed oo Ka Dilaacday Shabeellaha Hoose Kadib Dilka 13 Qof oo Shacab ah

Muqdisho – Xiisad colaadeed ayaa si wayn dib uga soo cusboonaatay gobolka Shabeellaha Hoose kadib markii 13 qof oo rayid ah lagu dilay duleedka deegaanka Yaaqberi-weyne, sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah.   Dilka ayaa ka dhacay meel ceelbiyood ah oo lagu balamay in lagu gorfeeyo khilaaf soo jiitamayay, balse waxa lagu eedeeyay in ay fuliyeen ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur...

Ethiopia vows to safeguard the nation’s strategic interests regarding maritime access

Addis Ababa, Ethiopia – Ethiopia’s Defence Forces have reaffirmed their readiness to safeguard the nation’s strategic interests regarding maritime access, amid growing regional political and security debates on the issue.   In a statement to the Ethiopian News Agency (ENA), Defence Forces Spokesperson Major General Getnet Adane said the military remains on high alert concerning developments related to the sea, describing...

Itoobiya oo Sheegtay Inay Difaaci Doonto Danaha Qaranka ee La Xiriira Badda

Addis Ababa – Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa si adag u muujiyay in ay diyaar u yihiin difaaca danaha qaranka ee la xiriira arrinta badda, taasoo noqotay mid si isa soo taraysa ugu jirta hadal-heynta siyaasadeed iyo amni ee gobolka.   Afhayeenka ciidamada, Sareeye Guuto Getnet Aadan, ayaa war-saxaafadeed uu siiyey Wakaaladda Wararka Itoobiya (ENA) ku sheegay in ciidamada difaacu ay feejignaan...

Somali President Concludes US Visit Amid Questions Over Impact and Trump Meeting

MOGADISHU – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has concluded an official visit to the United States, where he attended the United Nations General Assembly and held a series of high-level bilateral meetings focused on Somalia’s security and political future.   During his stay, President Mohamud chaired a key meeting on support for the African Union's new mission in Somalia, AUSOM, which...

Xasan Sheekh oo Soo Gabagabeeyay Safarkiisii Mareykanka Iyadoo Su’aalo la Iska Weydiinayo Natiijadiisa

NEW YORK - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay safarkiisii Mareekanka kadib ka qeyb galka shirka qaramada Midoobe iyo kulamo duceedyo looga hadlayay xaaladda Soomaaliya.   Inkastoo safarka madaxweynaha ee Mareekanka uu ahaa mid balaaran hadana waxaa daboolay cabashada dhulka ee ka taagan Muqdisho, hadal hayn badan bulshadu kama aysan muujinin safarkaasi. Intii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku sugnaa dalka...

Somalia’s Parliament Remains Inactive for Four Months Amid Growing Criticism

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s federal parliament has remained inactive for more than four consecutive months, with no clear indication of when sessions will resume, sparking growing concern and criticism from political analysts and members of the public.   Scheduled sittings for both the Lower House (House of the People) and the Upper House (Senate) were expected to resume on September 20,...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Xiran Muddo 4 Bilood ah, Siyaasiyiin Dhaliil Culus u Jeediyey

MUQDISHO – Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weli xirnaanaya muddo ka badan afar bilood, iyadoo aan la ogeyn waqtiga rasmiga ah ee dib loogu furi doono kulamadiisa caadiga ah, sida ay wararku sheegayaan.   Xilli shacabka Soomaaliyeed ay sugayeen in labada aqal ee Baarlamaanka — Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare — ay dib u billaabaan howlaha sharci-dejinta, haddana kulamadii la filayay 20-kii...

Puntland Forces Claim Major Gains Against ISIS in Northeastern Somalia

GAROWE, Somalia, Sept 28, 2025 – Puntland regional forces in northeastern Somalia said Sunday they had made significant progress in their ongoing military campaign against ISIS militants entrenched in the Cal Miskaad mountain range in the Bari region.   The offensive, supported by aerial strikes from international partners including the United States and the United Arab Emirates, has reportedly targeted key...

WARAR KALE

Midowga Yurub oo cunaqabateyn cusub ku soo rogay ganacsiga dahabka ee Suudaan

SUDAN - Midowga Yurub (EU) ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo lagu beegsanayo ganacsiga dahabka ee Suudaan iyo kiimikooyinka loo adeegsado macdan qodista, iyadoo...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Qayb Galay Madal Heer Gobol ah oo Looga Hadlay...

Nouakchott – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa magaalada Nouakchott ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee...

Lataliyaha Amniga Qaranka oo la kulmay Danjiraha Türkiye ee Soomaaliya

Muqdisho – Lataliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya...