Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wafdi ka socda Masar oo u tagey Jowhar qiimeynta Saldhigyada la dejinayo Ciidanka

JOWHAR, 2 Sebteembar, 2025 (AFP) – Wafdi ka kooban 16 xubnood oo ka socda Ciidanka Qalabka Sida ee dalka Masar ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, xarunta maamulka Hirshabelle, si ay u fuliyaan qiimeyn amni oo hordhac u ah imaanshaha guutadooda qayb ka noqonaysa howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.   Wafdigan oo uu hoggaaminayey Sareeye Guuto Islam Radwan ayaa si rasmi ah loogu...

Egyptian military delegation arrives in Jowhar ahead of troop deployment for AUSSOM mission

JOWHAR, Sept 2, 2025 – A 16-member delegation from Egypt’s Armed Forces arrived in Jowhar, the administrative capital of Hirshabelle state in central Somalia, on Tuesday to conduct a security assessment ahead of the deployment of Egyptian troops as part of the African Union’s mission, AUSSOM.   Led by Brigadier General Islam Radwan, the delegation was formally welcomed by the General...

Ciidanka Xoogga Dalka oo miinooyin ka saaray wadooyin muhiim ah oo ku yaalla Shabeellaha Hoose

MUQDISHO, 2 Sebteembar, 2025 – Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), gaar ahaan Guutooyinka 19-aad iyo 25-aad, ayaa saacadihii lasoo dhaafay fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war kasoo baxay dowladda Federaalka.   Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday abaabul militari oo kooxda Al-Shabaab ay ka wadeen qeybo kamid ah gobolka, iyadoo...

Somali army clears explosives in Lower Shabelle anti-Al-Shabaab operation

MOGADISHU, Sept 2, 2025 – Units of the Somali National Army (SNA) conducted coordinated security operations in recent hours targeting areas in the southern region of Lower Shabelle, the Somali government said Tuesday.   According to an official statement, the 19th and 25th battalions of the army carried out the operations to disrupt Al-Shabaab’s movements and preparations in parts of the...

Danjiraha Soomaaliya ee Masar oo ku tilmaamay cafinta deynta xubinnimada “guul taariikhi ah”

Qaahira, Sebteembar 2, 2025 – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Jamciyadda Carabta, Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa Talaadadii uga mahadceliyey Jamciyadda Carabta go’aankeeda ay 75% uga cafisay Soomaaliya deynta muddada dheer ku lahayd ururka, isagoo tallaabadaas ku sifeeyey inay tahay “guul taariikhi ah” oo u soo hoyatay Dowladda Federaalka.   Danjire Awaare oo...

Somali envoy hails Arab League’s debt waiver as “historic achievement”

CAIRO, Sept 2, 2025 – Somalia’s Ambassador to Egypt and Permanent Representative to the Arab League, Ali Abdi Aware, on Tuesday praised the Arab League’s decision to cancel the majority of Somalia’s longstanding membership arrears, calling it a “historic achievement” for the Horn of Africa nation.   Addressing the 164th session of the League’s Council of Permanent Representatives at its Cairo...

Uganda to host 63rd session of Asian-African Legal Consultative Organization

KAMPALA, Sept. 1 (Xinhua) -- Government representatives, legal experts, and diplomatic delegations from 47 member countries are set to gather in Uganda for the 63rd session of the Asian-African Legal Consultative Organization (AALCO), a senior government official said Monday.   Uganda's Attorney General Kiryowa Kiwanuka told reporters that the five-day meeting, scheduled to begin Sept. 8, will focus on the interests...

M23 rebels reaffirm commitment to Doha mediation despite rift with DR Congo government

GOMA, DR Congo, Sept. 2 (Xinhua) -- The March 23 Movement (M23) rebel group on Monday reaffirmed its commitment to pursuing the peace process under Qatari mediation, despite ongoing differences with the government of the Democratic Republic of the Congo (DRC).   At a press conference in Goma, the capital of North Kivu Province that has been under M23 control since...

Feature: Gaza students deprived of education amid deadly war

GAZA, Sept. (Xinhua) -- September marks the start of the school year for children in many parts around the world, but for the Palestinian students living in war-torn Gaza, the prospect of returning to school this September continues to be a distant hope -- just like last year.   At the entrance of a displacement camp in the central Gaza Strip...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Wakiilka Dowladda Norway, Merete Dyrud

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Merete Dyrud.   Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan dhinacyada bini’aadantinimada iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sidii...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...