Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia executes two al-Shabaab members convicted of targeted killings

MOGADISHU, Sept 1, 2025 — Somalia’s military court on Monday morning carried out the execution of two members of the al-Qaeda-linked al-Shabaab group, who were convicted of carrying out targeted assassinations in the capital, officials said.   The two men — identified as Abdirahman Mohamed Abdullahi, also known as “Maaxi” or “Younis,” and Ibrahim Adan Maadey — were executed by firing...

Maxkamadda Ciidanka oo Dil Toogasho ah ku Fulisay Labo Katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa waaberigii saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba xubnood oo horay ugu xukuntay qisaas, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab, una qaabilsanaa dilalka qorsheysan iyo jabhadaha weerarada gaadmada ah.   Xubnaha la fuliyay xukunka dilka ayaa lagu kala magacaabi jiray Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Maaxi, Yoonis) iyo...

Somalia disaster agency, Qatar Red Crescent discuss stronger humanitarian cooperation

MOGADISHU, Sept 1, 2025  — The head of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, held talks with Ahmed Aden Hamid, the Country Head of Qatar Red Crescent Society (QRCS) in Somalia, to enhance cooperation on humanitarian response and disaster preparedness, the agency said.   The meeting, held in Mogadishu, focused on strengthening joint efforts in managing natural disasters,...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Madaxa Bisha Cas ee Qatar oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga gargaarka bini’aadantinimo

MUQDISHO, Seb 1, 2025  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Qatar ee Soomaaliya, Axmed Aadan Xamiid, iyagoo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga labada hay’adood.   Kulanka oo ka dhacay Muqdisho ayaa lagu lafaguray sidii loo ballaarin lahaa wada-shaqeynta ku aaddan ka hortagga masiibooyinka dabiiciga ah, wax ka...

Egyptian military delegation visits Mogadishu ahead of planned troop deployment

MOGADISHU, Sept 1, 2025 — A high-level Egyptian military delegation arrived in the Somali capital, Mogadishu, on Sunday, as Cairo prepares to deploy troops as part of the African Union Mission (AUSSOM), officials said.   The delegation, composed of 16 senior officers from Egypt’s armed forces, is on a fact-finding mission to assess logistics and infrastructure needed to accommodate Egyptian forces...

Wafdi Milatari oo Sare oo Kulamo kawada magaaladda Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa shalay magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi milatari oo sare oo ka socda dowladda Masar, kuwaas oo ka kooban 16 sarkaal oo ka tirsan ciidamada qalabka sida.   Wafdigan ayaa u yimid Muqdisho booqasho rasmi ah oo la xiriirta diyaarinta saldhigyada la dejinayo ciidamo Masar usoo dirayso Soomaaliya, si ay uga mid noqdaan howlgalka Midowga Afrika ee taageerada nabadda...

Jubbaland oo ku baaqday Wadahadal qaran in lagu xaliyo khilaafaadka ka jira Soomaaliya

KISMAAYO, Soomaaliya  - Maamulka Jubbaland ayaa dabciyay mowqifkiisa siyaasadeed, iyadoo uu soo saarey war saxaafadeed ay ka muuqatay inuu doonayo wadahadal qaran.   “Jubaland waxay u aragtaa in xaaladda uu dalka maanta ku sugan yahay ay lagama maarmaan tahay wadatashi Qaran," ayaa lagu yiri war saxaafeedka. Baaqa ayaa imaanaya xili dowladda Soomaaliya dhawaan kala wareegtay Jubbaland magaalada Beled-Haawo, ee gobolka Gedo.  

Xi, Modi hold fruitful meeting: senior official

TIANJIN, Aug. 31 (Xinhua) -- Chinese President Xi Jinping and Indian Prime Minister Narendra Modi held a fruitful meeting and reached new important consensus on the development of bilateral relations, a senior Communist Party of China (CPC) official said Sunday.   Cai Qi, a member of the Standing Committee of the Political Bureau of the CPC Central Committee and a member...

How Xi pushes for building common home of peace for SCO

BEIJING, Aug. 30 (Xinhua) -- The blue glass of the futuristic facade of the Palace of Independence shone in the sunlight when the Shanghai Cooperation Organization (SCO) leaders arrived in Astana in July last year for their annual gathering.   In his speech delivered at the group's first-ever "SCO Plus" Meeting, Chinese President Xi Jinping called for building a more beautiful...

Xinhua Commentary: China’s V-Day commemorations are a call for world peace

BEIJING, Aug. 31 (Xinhua) -- The upcoming V-Day military parade in Beijing will be a significant occasion to demonstrate China's determination, will and capacity to resolutely safeguard its national sovereignty, security and development interests, and to firmly uphold world peace.   The parade on Sept. 3 will highlight the Chinese military's recent advancements in modernization. It is an important part of...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...