Rough seas off Somalia’s coast kill one, injure others as summer storms wreak havoc
MOGADISHU, Somalia – Strong winds and seasonal summer rains have triggered a series of maritime incidents along Somalia’s coastline in recent days, disrupting recreational activities and posing deadly risks to beachgoers, authorities and eyewitnesses said Sunday.
At sunset on Saturday, tragedy struck at the Jazeera Beach area, south of Mogadishu, when powerful waves swept away a group of young swimmers.
Most...
Dabaylo iyo Roobab Xagaaga oo Sababay Khasaaro Xeebaha Soomaaliya
Muqdisho – Dabeelaha xooggan iyo roobabka xagaaga ee ka da’aayay Xeebaha Soomaaliya maalmihii lasoo dhaafay ayaa sababay shilal isdaba joog ah oo saameyn weyn ku yeeshay dadka u dalxiis taga xeebaha dalka, gaar ahaan dhalinyarada u dabaal tagta badda.
Goor gabal dhacii shalay ah, waxaa masiibo ka dhacday Xeebta Muqdisho, gaar ahaan dhinaca deegaanka Jazeera, kadib markii hirar xooggan oo...
Somalia’s Disaster Management Chief Visits Jalalaqsi to Launch Humanitarian Aid Project
Jalalaqsi, Hiiraan - The Chairman of Somalia’s National Disaster Management Agency (SODMA), Mahmoud Macallin, arrived today in the town of Jalalaqsi, located in the Hiiraan region, where he received a warm welcome from local officials and community members.
Jalalaqsi District Commissioner, Nur Dheere, alongside other district authorities, welcomed the SODMA chief at the town’s airstrip, emphasizing the importance of his...
Guddoomiyaha SODMA oo Booqasho Ku Tagay Degmada Jalalaqsi, Mashruucna Ka Daahfuray
Jalalaqsi, Hiiraan - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA), Maxamuud Macallin, ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay.
Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi, Nuur Dheere, iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka degmada ayaa ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha SODMA garoonka degmada, iyagoo muujiyay muhiimadda booqashadiisa.
Socdaalka Maxamuud Macallin uu ku tegay Jalalaqsi ayaa ujeedkiisu yahay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Dalka Jabuuti
MUQDISHO - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho kulan rasmi ah kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Jabuuti, Danjire Cabdulqaadir Xuseen Cumar.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah iyo kor u qaadidda iskaashiga labada dal ee danaha wadaaga ah.
Intii uu socday...
Somali Defence Minister Holds Talks with Djibouti’s Foreign Minister
MOGADISHU – Somali Minister of State for Defence, Cumar Ali Abdi, accompanied by the Commander of the Somali National Army's Land Forces, Major General Sahal Abdullahi Omar, met today with a delegation led by Djibouti's Minister of Foreign Affairs, Mahmoud Ali Youssouf, who is in Somalia for official duties.
The meeting focused on strengthening the security partnership between the two...
Wasiiru Dowlaha oo Kulan la Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti
MUQDISHO - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo uu wehlinayo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan la yeeshay wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Xuseen Cumar, oo Soomaaliya ku jooga howlo shaqo.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka amniga ee labada dal...
Hormuud Salaam Foundation supports life-saving heart surgeries for 14 Somali children
A vital medical initiative at Guuleed Specialist Hospital in Mogadishu has successfully provided life-saving surgeries for 15 children suffering from congenital heart defects. The program, which took place from August 25 to August 27, was carried out in collaboration with Hop for Little Hearts Foundation, Guuleed Specialist Hospital, and the Mogadishu Heart Center, with financial backing from Hormuud Salaam...
Somali president congratulates President-elect Abdulqadir Firdhiye
Mogadishu — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has congratulated President-elect Abdulqadir Ahmed Aw-cali and Vice President-elect Abdirashid Yusuf Jibril following their election to lead the Puntland region of northeastern Somalia.
In a statement, President Mohamud praised the maturity displayed by lawmakers, the parliamentary leadership, and the presidential candidates who contested the election, wishing the newly elected leadership success in fulfilling the...
Villa Somalia oo hambalyo u dirtay Madaxweyne Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa
Muqdisho, Ogoosto 30, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Madaxweyne Kuxigeen Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay hoggaaminta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Madaxweynaha oo bogaadiyey bisaylka ay muujiyeen Xildhibaannada, Guddoonka iyo musharraxiinta Madaxtinimada ee ku loollamay Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa Alle uga rajeeyey Hoggaanka la doortay in uu...









