Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Duqeymo Cir ah oo Lala Beegsaday Al-Shabaab

MUQDISHO - Duqeymo culus ayaa xalay lala bartilmaameedsaday saldhigyo iyo godad ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku yaalla deegaanada Hareeri Culusoow, Mareeg Caraale iyo tuulooyin u dhaxeeya, kuwaas oo dhaca xadka u dhaxeeya gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.   Duqeymaha oo ay fuliyeen diyaaradaha saaxiibada caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ka taageera dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab,...

Feature: UK archive uncovers histories of wartime alliance between China, other allied forces

LONDON, Aug. 28 (Xinhua) -- Tucked away in Manchester's People's History Museum, a fragile, yellowing notebook -- its cover emblazoned with bold red letters reading "E.R.C (The East River Column) and the Allies" -- bears witness to one of the World Anti-Fascist War's most extraordinary partnerships.   This artifact now emerges as one of the most vivid firsthand accounts of cooperation...

U.S. disease control chief fired less than one month in positionWASHINGTON, Aug. 27 (Xinhua) — Less than a month after taking office, Susan Monarez, director of the U.S. Centers...

WASHINGTON (Xinhua) -- Less than a month after taking office, Susan Monarez, director of the U.S. Centers for Disease Control and Prevention (CDC), was fired on Wednesday.   "Susan Monarez is no longer director of the Centers for Disease Control and Prevention. We thank her for her dedicated service to the American people," the Department of Health and Human Services (HHS),...

26 foreign leaders to attend China’s V-Day commemorations on Sept. 3

BEIJING, Aug. 28 (Xinhua) -- At the invitation of Chinese President Xi Jinping, 26 foreign leaders will attend China's V-Day commemorations in Beijing, Assistant Foreign Minister Hong Lei announced on Thursday.   China will stage a massive military parade on Sept. 3 to commemorate the 80th anniversary of the victory in the Chinese People's War of Resistance Against Japanese Aggression and...

Somalia Adopts Whole-of-Government Approach to Mobilise Climate Finance through National Climate Fund

Somalia has advanced its climate agenda with the launch of the Somali Climate Finance Trial and the official start of the National Climate Fund (NCF), a move aimed at improving the country’s ability to respond to the worsening climate crisis.   The National Inception Workshop, which ran from 27 to 28 August in Mogadishu, brought together over 60 senior figures drawn...

Somalia approves military cooperation deals with Jordan, Qatar, and Pakistan

Mogadishu, Somalia – Somalia’s federal cabinet on Thursday approved three military cooperation agreements aimed at strengthening the country’s armed forces, the government said.   The deals, endorsed during the weekly cabinet meeting chaired by Acting Prime Minister and Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, involve the ministries of defence of Jordan, Qatar, and Pakistan. “These agreements form part of ongoing efforts to...

Dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish oo looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaasoo lagu qabtay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha dalka.   Inta uu socday kulanka, waxaa lagu ansixiyey saddex heshiis is-afgarad oo muhiim u ah dhismaha iyo tayeynta ciidamada qalabka sida ee dalka. Heshiisyadan ayaa kala ah: Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Wasaaradda Gaashaandhigga Boqortooyada Urdun, Heshiis is-afgarad...

IGAD oo soo dhawaysay heshiiska Dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka

Xoghayaha Fulinta Urur Goboleedka IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa bayaan ka soo baxay xafiiskiisa ku sheegay inuu soo dhoweynayo heshiiskii ay wada gaareen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee ku aadanaa hannaanka doorashooyinka.   Dr Gebeyehu ayaa heshiiskan ku tilmaamay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka midnimada, xasilloonida iyo dib u heshiisiinta,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Soomaaliya waxay rabtaa in ay noqoto xarun muhiim ah oo isku xirta Afrika, Carabta iyo Aasiya”.

Yinchuan, Shiinaha, 28 Agoosto 2025:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad taariikhi ah ka jeediyay furitaanka Bandhigga 7aad ee Carabta iyo Shiinaha (China-Arab States Expo) ee lagu qabtay magaalada Yinchuan, ayaa soo bandhigay horumarka iyo fursadaha dalkeenna ka jira.   Ra'iisul Wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay qaadday waddo cusub oo horumarineed, taas oo...

PM: “Somalia aims to become a vital link between Africa, the Arab world, and Asia”

YINCHUAN, China – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday declared that Somalia is positioning itself as a strategic hub connecting Africa, the Arab world, and Asia, as he addressed the opening ceremony of the 7th China-Arab States Expo in Yinchuan, northwest China.   In a keynote speech highlighting Somalia’s development vision and investment potential, Barre said the country is...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...