Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Goorma ayay dhacaysaa doorashadda Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari?

Laascaanood, Soomaaliya – Magaalada Laascaanood, xarunta gobolka Sool, ayaa lagu wadaa in ay 28-ka bishan — oo ku beegan maalinta Khamiista — martigeliso doorasho muhiim ah oo lagu soo dooranayo hoggaanka cusub ee maamulka Waqooyi Bari State. Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in uu si xowli ah u socdo diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashada, iyadoo la adkeeyay amniga guud ee...

Tensions rise again in Somalia’s Gedo region as federal troops seal Kenya border

Beled-Hawo, Somalia – Tensions have flared once again in Somalia’s restive Gedo region, particularly around the border town of Beled-Hawo, amid fears of renewed clashes between federal forces and regional troops loyal to the Jubaland administration.   Federal Government of Somalia (FGS) forces have reportedly increased their alert level and sealed the border with neighbouring Kenya in a bid to prevent...

Gedo oo Markale Laga Dareemayo Jawi Colaadeed xilli Dowladda ay Xirtay Xadka Kenya

Beledxaawo, Soomaaliya – Xaaladda gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Baladxaawo, ayaa markale noqotay mid laga dareemayo jawi colaadeed, iyadoo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ay muujiyeen feejignaan sare xilli ay ka cabsi qabaan weerarro kaga iman kara ciidamada Jubbaland.   Ilo-wareedyo amni ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay xirayaan xuduudda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, si looga hortago dhaq-dhaqaaqyo milatari oo laga...

Somali President Hassan Sheikh urged to reconcile with Jubaland, Puntland

Mogadishu, Somalia – A prominent Somali political analyst has urged President Hassan Sheikh Mohamud to seek peaceful reconciliation with the federal member states of Jubaland and Puntland amid a prolonged political rift.   In an exclusive interview with Radio Shabelle, Mohamed Khadir Nur, a well-known Somali political figure, said that continued tensions between the central government and the two federal states...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu Baaqay Inuu La Heshiiyo Jubaland iyo Puntland

Muqdisho – Siyaasi Maxamed Xaadir Nuur, oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee si joogto ah uga faallooda arrimaha siyaasadda dalka, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey warbaahinta Shabelle kaga hadlay khilaafka sii daba dheeraaday ee u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada Jubaland iyo Puntland.   Siyaasiga ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, in uu nabad iyo...

Daacish oo sheegatay Weerar lagu Dilay 47 Askari oo ka tirsan Ciidanka Puntland

BOSASO — Kooxda ISIS ee Soomaaliya ayaa sheegatay mas'uuliyadda saddex weerar oo ka dhan ah Ciidanka Puntland (PSF) oo dhex maray 16-ka July ilaa 22-ka August, kuwaas oo ku dilay 47 askari, sida ay ku sheegeen bayaan ay kooxda soo saartay.   Weerarada ayaa lagu bartilmaameedsaday saldhigyo ciidan oo ku yaalla Puntland, gobolka waqooyi-bari Soomaaliya. Tani ayaa ku soo beegmaysa xilli Puntland...

ISIS Claims Three Attacks Killing 47 Puntland Security Force Soldiers

BOSASO — The Islamic State (ISIS) Somalia faction has claimed responsibility for three attacks against the Puntland Security Force (PSF) between July 16 and August 22, resulting in the deaths of 47 soldiers, according to statements released by the group.   The attacks targeted military positions in Puntland in northeastern Somalia. It comes as Puntland stated that its forces have made...

Wasiir Maareeye: “Soomaaliya Cid Wax Usoo Wado Ma Jirto”

Muqdisho — Wasiirka Beeraha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay xaaladda cunnada iyo dhaqaalaha dalka, isagoo ku baaqay in qof waliba uu ku dadaalo sidii uu meel uu wax ka cuni karo u heli lahaa.   Wasiirku wuxuu sheegay in Soomaaliya aysan jirin cid si toos ah wax ugu soo wadda, isla markaana loo baahan yahay in dadka dalka...

Ex-Mogadishu police chief Re-elected to Parliament Seat in Galmudug By-election

DHUUSAMAREEB, Somalia – Former Benadir police chief and prominent political figure Saadaq Omar Hassan, widely known as Saadaq Joon, has regained his seat in the Federal Parliament after winning the Hop248 constituency in Galmudug during a by-election held on Sunday.   Saadaq previously held the same seat before vacating it following his appointment as deputy director of the National Intelligence and...

Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo Markale Ku Guuleystay Kursiga Hop248

DHUUSAMAREEB – Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo loo yaqaanno Saadaq Joon, horeyna usoo noqday taliyaha booliska gobolka Banaadir xiligii dowladii Farmaajo, ayaa maanta markale ku guuleystay kursiga Hop248, oo deegaan doorashadiisu tahay Galmudug.   Kursigan ayaa horay uu u fadhiyay isla Saadaq Joon, balse uu baneeyay markii loo magacaabay taliye ku-xigeenka hay’adda NISA. Doorashadii xigtay waxaa kusoo baxay ganacsade Afwayne, hase...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...