Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

HirShabelle State Hosts national education consultation conference in Jowhar

JOWHAR, Somalia – Somali authorities on Sunday launched a national education consultation conference in the city of Jowhar, aimed at aligning education policies across federal member states and strengthening coordination between regional and federal institutions.   The conference, officially opened by the President of Hirshabelle State, Ali Abdullahi Hussein (Cali Guudlaawe), is led by the Federal Ministry of Education, Culture and...

HirShabeella Oo Marti-gelinaysa Shir Ku Saabsan Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya

Jowhar – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Jowhar shir wadatashi qaran ah oo lagu gorfeeynayo arrimaha waxbarashada Soomaaliya.   Shirkan oo ay hoggaamineyso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalaya wakiillo ka socdo dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Wasiirka Wasaaradda...

Nigerian military airstrikes kill 35 terrorists near Cameroonian border

ABUJA (Xinhua) -- At least 35 suspected terrorists were killed Saturday morning during a series of airstrikes by Nigeria's military at a town in the country's northeastern state of Borno, which borders on Cameroon, the Nigerian Air Force said. Ehimen Ejodame, the air force's spokesman, said in a statement that the airstrikes were carried out following reports of an attempted...

China ranks among top 3 trading partners for 157 countries, regions: official

BEIJING, Aug. 25 (Xinhua) -- China has ranked among the top three trading partners for 157 countries and regions worldwide, said Sun Meijun, head of the General Administration of Customs (GAC), at a press conference on Monday.   In 2024, China's trade with Belt and Road Initiative participating countries reached 22 trillion yuan (about 3 trillion U.S. dollars), comprising over 50...

Benin marks int’l day for remembrance of slave trade and abolition

OUIDAH, Benin (Xinhua) -- Afro-descendants together with political, administrative and religious leaders paid tribute on Saturday to the victims of the slave trade in Ouidah, a historic city in southern Benin, on the occasion of the International Day for the Remembrance of the Slave Trade and its Abolition.   Starting at the Place aux Encheres, a former slave auction site, participants...

Somalia executes two Al-Shabaab members convicted of deadly attacks

MOGADISHU, Somalia, Aug 25, 2025 – Somali military authorities on Monday executed two members of the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group who were convicted of carrying out deadly attacks, including targeted killings in the central city of Galkayo.   The two men — Anas Abdulqadir Ali Mahmoud, also known as “Salmaan,” and Aadan Mursal Mohamed Idow — were shot by firing squad after...

Xukun Dil Ah oo Lagu Fuliyey Laba Xubin oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Gaalkacyo, Ogoosto 25, 2025 – Maxkamadda Ciidanka ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo horey loogu helay falal aay kamid yihiin dilal qorsheysan iyo weerarro ka dhacay magaalada Gaalkacyo.   Labada eedeysane, Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow, ayaa lagu toogtay magaalada Gaalkacyo kaddib markii Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida...

Somalia: Army, Elders Discuss Security Boost in Ceeldheer District

Ceeldheer, Somalia – Somali National Army (SNA) commanders held a high-level meeting with traditional elders and local community representatives in Ceeldheer district to discuss efforts to strengthen security and stability in the region, officials said on Sunday.   The meeting came in the wake of recent clashes in Hul-Caduur, a locality under Ceeldheer’s administration. Army officials confirmed that a reconciliation deal...

Kulan Lagu Dardargelinayo Amniga Ceeldheer oo Lagu Qabtay Deegaanka Hul-Caduur

Ceeldheer, Galgaduud – Waxaa degmada Ceeldheer iyo deegaanada hoostaga ka dhacay kulan muhiim ah oo looga hadlayay dardargelinta amniga iyo xasiloonida guud ee gobolka, iyadoo kulankaasi ay ka qaybgaleen Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, odayaasha dhaqanka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.   Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xal u helidda shaqaaqooyin dhawaan ka dhacay deegaanka Hul-Caduur, halkaas...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Cali Yaasiin Gurbe u Magacaabay Agaasimaha Guud ee TUBSAN

MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u magacaabay Mudane Cali Yaasiin Gurbe inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Ka-hor-tagga iyo La-dagaallanka Fikirrada Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata (TUBSAN).   Magacaabistan ayaa lagu tilmaamay mid muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, iyadoo xukuumadda DanQaran ay mar kale muujisay sida ay...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...