Rising Death Toll After Al-Shabaab Assault on Ceeldheer Town
CEELDHEER, Somalia – The death toll continues to rise following a fierce battle on Friday morning in Ceeldheer district, Galgaduud region, between Al-Shabaab militants and Somali government forces backed by local militia fighters.
The Somali Federal Government announced that its forces had successfully repelled the large-scale Al-Shabaab attack, describing the outcome as a significant victory in the ongoing fight against the...
Khasaaraha Weerarkii Ceeldheer oo Sii Kordhaya, Dowladda oo Guul Sheegatay
CEELDHEER, Soomaaliya – Khasaaraha ka dhashay weerarkii culus ee aroornimadii shalay ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa sii kordhaya, kaasi oo dhexmaray kooxda Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda federaalka oo ay garab siinayeen ciidamada deegaanka.
Dagaalka oo socday saacado badan ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo labada dhinac soo gaaray, hase yeeshee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Kalfadhigiisa 7-aad Furaya 20-ka Sebteembar
MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka uu si rasmi ah u furmi doono maalinta Sabtida ah ee 20-ka Sebteembar 2025.
War-saxaafadeed kasoo baxay xafiisyada Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa lagu sheegay in kulanka furitaanka kalfadhiga uu dhici doono iyadoo la raacayo jadwalka dastuuriga...
Somali President Inaugurates New Military Intelligence Headquarters in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday officially inaugurated a newly constructed headquarters for the Military Intelligence and Reconnaissance Command of the Somali National Army, a facility built to modern standards to enhance national defense and security capabilities.
President Mohamud, who also serves as Commander-in-Chief of the Armed Forces, described the new center as a symbol of...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daah-Furay Xarunta Sirdoonka Militeriga Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas oo si casri ah loo dhisay si kor loogu qaado awoodda difaaca iyo sugidda amniga qaranka.
Madaxweyne Xasan Sheekh, oo ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa xarunta ku...
Somalia Opens Emergency Response Center, Food Warehouse in Las Anod With Chinese Support
LAS ANOD, Somalia – Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) on Saturday officially inaugurated a new Emergency Response Centre and Strategic Food Reserve Warehouse in the northeastern regional state of Puntland.
The opening ceremony was led by SoDMA Commissioner Mohamud Moallim Abdulle and attended by senior Puntland officials, including Minister of Humanitarian Affairs Abdirisak Hindi, Minister of Religious Affairs, and...
Guddoomiyaha SoDMA oo Daahfuray Xarunta Gargarka Degdegga ah ee Waqooyi Bari
LAASCAANOOD, Soomaaliya – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray dhismaha cusub ee Xarunta Gargarka Degdegga ah iyo Bakhaarka Kaydka Raashinka ee ku yaalla Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.
Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Gargaarka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdirisaaq Hindi, iyo wasiirrada kale ee...
Saalax Jaamac: “Muqdisho Maanta Waa Nabad Marka Loo eego Tobankii Sano ee u Dambeeyay”
MUQDISHO, Soomaaliya – Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa hadda ah midda ugu nabdoon tobankii sano ee la soo dhaafay, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Salah Axmed Jaamac, inkasta oo weli ciidamada ammaanka ay dagaal kula jiraan kooxaha argagixisada.
Isagoo la hadlayay wakaaladda wararka ee Anadolu Agency, ayuu Jaamac sheegay in tirada dhacdooyinka amni ee dalka si weyn hoos...
Somali people show ‘great resilience’ in fighting Al Shabab terrorists: Deputy PM Jama
MOGADISHU, Somalia - The Somali capital of Mogadishu has never been more secure in the last decade than today, despite its forces still fighting terrorists, said the country’s deputy prime minister.
Speaking with Anadolu Agency, Salah Ahmed Jama said the number of incidents in the country has significantly decreased, and Mogadishu's security has greatly improved despite the fight against the...
Galmudug leader hails troops for repelling deadly Al-Shabaab assault in central region
El-Dheer, Somalia – The President of Somalia’s Galmudug State, Ahmed Abdi Kariye, on Friday praised the Somali National Army (SNA) and local militia forces for successfully repelling a major Al-Shabaab attack on the town of El-Dheer in the Galguduud region.
In a statement, Kariye said the joint forces inflicted significant casualties on the Al-Qaeda-linked group, calling the battle a “decisive...









