Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Forces Repel Al-Shabaab Attack, Kill Over 30 Militants – defense ministry

CEELDHEER – Somali National Army (SNA) troops, backed by local militia forces, repelled an early morning attack by Al-Shabaab militants on the town of Ceeldheer in the central Galgaduud region, the defense ministry said Friday.   The coordinated response resulted in the deaths of more than 30 Al-Shabaab fighters, with several others captured, including senior figures known for orchestrating attacks against...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay weerar Al-Shabaab ku qaadey Ceeldheer

Ceeldheer, Galguduud – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo ciidamada deegaanka ayaa aroornimadii hore ee saaka si geesinimo leh uga hortagay weerar ay kooxda Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galguduud.   Ciidamada huwanta ah ayaa jab weyn gaarsiiyay kooxda weerarka soo qaaday, iyagoo ku dilay in ka badan 30 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, islamarkaana gacanta ku dhigay maxaabiis...

Puntland Forces Capture Key ISIS Bases in Two-Pronged Offensive

BALIDHIDIN, Somalia – Puntland Defense Forces have launched a coordinated two-pronged assault on Islamic State (ISIS/Daesh) hideouts in the Lugta Tirciil area of the Al-Miskad Mountains, seizing control of key militant bases and capturing one of the group's medical and pharmaceutical supply depots, officials confirmed.   The offensive is part of the fourth phase of “Operation Hilaac,” a major military campaign...

Ciidanka Difaaca Puntland oo Weerar Labbo Jiho ah ku Qaaday Daacish

Balidhidin, Puntland – Ciidanka Difaaca Puntland ayaa weerar qorsheysan oo laba jiho ah ku qaaday talisyo muhiim ah oo kooxda Daacish ku lahayd deegaanka Lugta Tirciil ee Buuraleyda Calmiskaad, iyagoo si buuxda ula wareegay gacanta ku haynta xarumahaasi, sida ay sheegeen saraakiisha amniga.   Hawlgalka oo qayb ka ah wejiga afaraad ee howlgallada “Hilaac”, ayaa sidoo kale lagu guuleystay in laga qabto...

Ciidamada Isku Dhafka ah ee Beledweyne Hub Ururin ka Bilaabay Magaalada

Beledweyne, Soomaaliya – Iyadoo Magaalada Beledweyne ay wajahayso xaalad amni xumo oo ba'an, ayaa ciidamada isku dhafka ah ee halkaasi ka howlgala waxay guulo ka gaareen dadaallada lagu sugayo amniga magaalada.   Ciidamadan oo dhowaan hawlgallo ka sameeyay gudaha magaalada iyo deegaannada ku hareeraysan, ayaa ku guuleystay in ay qabtaan qaar ka mid ah tuugadii dhac ka geysaneysay xaafadaha Beledweyne. Tuugadan...

Security Forces Crack Down on Crime in Beledweyne Amid Rising Insecurity

BELEDWEYNE, Somalia – Amid mounting insecurity in the central Somali city of Beledweyne, joint security forces have launched intensified operations, resulting in the arrest of several suspected criminals accused of a spate of robberies and violent attacks in the city and surrounding areas.   Security sources confirmed that the crackdown targeted gangs responsible for a recent surge in street crimes, including...

Al-Shabaab Launches Multi-Pronged Attack on Ceel-Dheer Town in Galgaduud

Ceel-Dheer, Somalia – Somalia’s Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabaab launched a major coordinated attack early Friday on the strategic town of Ceel-Dheer in the central Galgaduud region, officials and residents said.   The assault, which began at dawn, involved simultaneous offensives from multiple directions, including heavy explosions targeting military outposts, followed by direct armed clashes between militants and government forces supported by...

Al-Shabaab oo Weerar Dhowr Jiho ah ku Qaaday Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud

Ceel-dheer, Galgaduud – Kooxda Al-Shabaab ayaa saakay waaberigii weerar culus oo dhowr jiho ah ku qaaday Degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay gacanta ku hayeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda.   Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo waaweyn oo lala beegsaday fariisimo ciidan, waxaana xigay dagaal fool ka fool ah oo...

Regional countries renew condemnation of Israeli Doha strike as Israel vows to pursue Hamas leaders “everywhere”

CAIRO, Sept. (Xinhua) -- Regional countries on Wednesday reaffirmed their condemnation on Israel's Doha strike, and voiced their support for and solidarity with Qatar, as Israeli officials vowed to continue fighting Hamas leaders "everywhere" and targeting countries failing to act against them.   On Tuesday, Israel launched an unprecedented airstrike in the Qatari capital of Doha, targeting a building used by...

WHO steps up support as new Ebola outbreak hits DR Congo’s Kasai Province

KINSHASA, Sept. (Xinhua) -- The World Health Organization (WHO) announced on Wednesday that it is continuing its efforts to support the Democratic Republic of the Congo (DRC) in halting the spread of the Ebola virus, following the country's declaration of an outbreak in Kasai Province.   Within 48 hours of the declaration on Sept. 4, the WHO airlifted 12 tonnes of...

WARAR KALE

When Cash Failed, Connection Became Currency

In 1991, Somalia’s central government collapsed. Public institutions weakened, national infrastructure was severely damaged, the formal banking system struggled, and confidence in national financial...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay hoggaanka SATTA si loo xoojiyo horumarinta dalxiiska iyo duulimaadyada

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska...

Somalia Joins EAC Ministers in Backing Regional Infrastructure Projects

ARUSHA, Tanzania – Somalia has concluded its participation in the 20th Meeting of East African Community (EAC) Sectoral Council of Ministers responsible for infrastructure,...