Danjiraha Soomaaliya ee Aljeeriya oo la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalkaas
Aljeers – Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Aljeeriya, Mudane Cazuuz Nasri.
Kulankan ayaa ka dhacay xarunta rasmiga ah ee Golaha Aqalka Sare ee dalka Aljeeriya, waxaana labada mas’uul si qoto dheer uga wadahadleen xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya...
Security Crisis Grips Beledweyne as Armed Robbers Carry Out Nightly Killings
BELEDWEYNE, Somalia – A wave of insecurity has hit the central Somali city of Beledweyne, the capital of the Hiiraan region, where a string of armed robberies and targeted killings have left residents in fear, local security officials said on Wednesday.
The city has seen a rise in deadly attacks over recent weeks, with armed gangs accused of terrorizing civilians...
Xaalad Amni Daro oo ka taagan Magaalada Beledweyne – Dilal isdaba joog ah oo dhacay
Beledweyne, Hiiraan – Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaysa xaalad amni darro oo sii xoogeysanaysa, kaddib markii ay halkaasi si joogto ah uga dhacayaan dilal isdaba joog ah oo lagu eedeeyay kooxo burcad ah oo dadka dhacaya.
Sida laga soo xigtay saraakiisha ammaanka ee ku sugan magaalada, kooxaha burcadda ayaa habeenkii xalay ahaa dil ka geestay gudaha magaalada,...
Benadir Regional Police Commander Chairs Key Security Meeting in Mogadishu
MOGADISHU – The Commander of the Benadir Regional Police, Colonel Mahdi Omar Muumin, on Wednesday chaired a high-level weekly security meeting with senior police officers from the Somali capital, with discussions focused on enhancing security operations across Mogadishu.
During the closed-door meeting, detailed reports were presented outlining recent security operations carried out over the past week.
The commanders closely examined tactics...
Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Banaadir oo Guddoomiyay Kulan Amni oo Muhiim ah
Muqdisho – Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee saraakiisha Booliska Caasimadda, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo horumarinta howlgalada ka socda magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno faahfaahsan oo la xiriira howlgaladii amni ee dhacay toddobaadkii tegay, iyadoo saraakiishu ay si gaar ah...
80th session of UN General Assembly opens at UN headquarters in New York
The 80th session of the United Nations General Assembly (UNGA) was declared open by Annalena Baerbock, the new president of the General Assembly, at the UN headquarters in New York on Tuesday afternoon.
The theme of the 80th session of the UNGA, which marks the 80th anniversary of the founding of the United Nations, is "Better Together: 80 years and...
African leaders seek greater role in global climate action
ADDIS ABABA, Sept. (Xinhua) -- African leaders on Monday emphasized the need to redefine the continent's role in global climate action, positioning it as a crucial player in shaping the future climate economy.
They made the call during the Second Africa Climate Summit, held in the Ethiopian capital of Addis Ababa from Monday to Wednesday under the theme "Accelerating Global...
Explainer: Why did Israel launch a strike in Doha?
DOHA, Sept. 10 (Xinhua) -- Israel launched an unprecedented airstrike in the Qatari capital of Doha on Tuesday, targeting a building used by senior Hamas officials in what Israeli authorities described as an attempt to assassinate leaders of the group.
The strike took place as Hamas negotiators were discussing a ceasefire proposal put forward by the United States. The strike...
Acting Somali President Receives Qatari Ambassador in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – The Acting President of the Federal Republic of Somalia and Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), on Wednesday received the Ambassador of the State of Qatar to Somalia, Dr. Abdullah Bin Salem Al-Nuaimi, at his office in Mogadishu.
During the meeting, the two officials discussed strengthening bilateral relations, with a particular...
Kusimaha Madaxweynaha dalka oo Qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u Fadhiya Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Abdullah Bin Salem Al-Nuaimi.
Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan iskaashiga labada Baarlamaan iyo sidii loo sii amba qaadi lahaa...











