Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Duqa Kismaayo Cumar Faraweyne oo farriin u diray Dowladda Soomaaliya

KISMAAYO, Soomaaliya – Duqa magaalada Kismaayo, Cumar Faraweyne, ayaa maanta si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Jubaland, isagoo sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud aysan Jubaland u arkin hoggaamiye wax dhisaya, balse uu ka yahay eedeysane arrimo siyaasadeed iyo amni oo ka jira gobolka.   Cumar Faraweyne ayaa dowladda federaalka ku baaqay inay si dhab ah u qiimeyso xaaladda amni iyo...

Somali Government Faces Mounting Criticism as Its 4-year Term Nears End

MOGADISHU, Aug 20 – Somalia’s federal government, led by President Hassan Sheikh Mohamud, is facing growing accusations of rights violations, forced evictions, and misuse of state power, as his presidential term approaches its final stretch.   Former Prime Minister Hassan Ali Khaire and several former Somali presidents have publicly accused the administration of systematically oppressing the very citizens it swore to...

Dowladda oo Wajahaysa Eedeymo Culus Xilli Uu Gabaabsi Ku Yahay Muddo-Xileedkeeda

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa wajahaysa eedeymo culus oo kaga imaanaya siyaasiyiin iyo madax hore, iyadoo lagu eedeeyay barakicin joogto ah, awood sheegasho, iyo cadaadis ka dhan ah saboolka Soomaaliyeed, xilli uu gabo-gabo ku dhow yahay muddo-xileedka madaxweynaha.   Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre iyo qaar kamid ah madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa si cad u sheegay in dowladda haatan...

US Offers $10 Million Reward for Information on ISIS-Somalia Financial Network

WASHINGTON, Aug 20 – The United States has announced a reward of up to $10 million and the possibility of resettlement for anyone who provides key information on the financial operations of ISIS-Somalia, a group Washington considers a major threat in East Africa.   In a statement released on Tuesday, the U.S. Department of Justice described ISIS’s Somalia branch as one...

Mareykanka oo 10 milyan oo dollar ku baadi-goobaya xogta Daacishta Soomaaliya

WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaal-marin lacageed oo gaareysa $10 milyan oo doollar iyo fursad dib-u-dejin ah qof kasta oo keena xog muhiim ah oo ku saabsan dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee kooxda Daacish ee Soomaaliya.   Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa sheegtay in ISIS-ta Soomaaliya ay tahay mid ka mid ah laamaha ugu waaweyn ee shabakadda ISIS ee qaaradda Afrika, isla...

Two Somali Nationals Injured in Armed Robbery in South Africa’s Rustenburg

RUSTENBURG, South Africa – Two Somali nationals were injured in an armed robbery late Monday in the town of Rustenburg, located in South Africa's North West province, local community leaders said.   The victims were reportedly working at their shop when armed assailants stormed the premises, opening fire and injuring both men. One of the victims sustained multiple gunshot wounds and is...

Koofur Afrika: Labo qof oo Soomaali ah oo Lagu Dhaawacay Weerar Burcadnimo

Rustenburg – Ugu yaraan labo muwaadin oo Soomaaliyeed ayaa lagu dhaawacay kadib weerar ay burcad hubeysan ku qaadeen dukaankooda oo ku yaalla magaalada Rustenburg ee gobolka North West ee dalka Koofur Afrika, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo maxalli ah.   Weerarka ayaa dhacay xalay fiidkii, xilli labada muwaadin Soomaaliyeed ay ka shaqeynayeen dukaankooda ganacsi, waxaana burcadda hubeysan ay ku fureen rasaas, taas...

Former Somali Presidents Warn Against Public Asset Misuse and Land Grabs

Mogadishu, Somalia – Former Somali presidents Abdikasim Salad Hassan, Sharif Sheikh Ahmed, and Mohamed Abdullahi  Farmajo have jointly issued a warning against the illegal appropriation of public assets and land grabbing across the country.   In a rare unified statement, the former leaders expressed deep concern over the mismanagement and unlawful seizure of national resources, describing such acts as a threat...

Madaxweynayaashii Hore oo ka digay ku tagrifalka hantida Qaranka iyo Boobka Dhulka

Muqdisho, Soomaaliya - Madaxweynayaashii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, C/qaasim Salaad Xasan, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si wadajir ah uga hadlay arrimaha la xiriira ku tagrifalka hantida danta guud iyo boobka dhulalka dadweynaha, iyagoo muujiyey walaac xoogan oo ku saabsan sida aan sharciyadda waafaqsaneyn ee loo maamulayo hantida qaranka.   Madaxweynayaasha ayaa ku baaqay in la...

Kheyre: Lacag nus Bilyan ah ayey deeq-bixiyayaashii dib ula noqdeen

MUQDISHO, Soomaaliya - Xasan Cali Kheyre, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka fashil dhanka maareynta Mashaariicda Caalamka ugu deeqay dalka.   “Dowladdu waxay ku fashilantay maareynta mashaariicdii caalamka, lacag nus Bilyan ah ayey deeq-bixiyayaashii dib ula noqdeen," ayuu yiri Kheyre isagoo ka hadlayay Shir Jaraa'id oo ku qabtay Muqdisho.  

WARAR KALE

Taliyaha AUSSOM iyo Madaxa UNMAS oo Ka Wada Hadlay La-dagaallanka Khatarta Walxaha Qarxa ee...

MUQDISHO – Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Sarreeye Guud Sam Kavuma, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay...

Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Kulanka 28-aad ee Ururka Wadamada Badweynta Hindiya

NEW DELHI, HINDIYA – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Dr. Cabdullahi Maxamed Odowa, ayaa maanta ka qayb galay kulanka 28-aad ee Guddida...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Liibiya Kala Hadlay Xaaladda Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Ku Xiran Xabsiyada Dalkaas

BENGHAZI, LIIBIYA – Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika ee...