Masar oo Cambaareysay Furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya, una Gudbisay Cabasho Golaha Ammaanka
Qaahira – Dowladda Masar ayaa si adag u cambaareysay furitaanka rasmiga ah ee Biyo-xireenka Weyn ee Itoobiya (GERD), iyada oo ku tilmaamtay tallaabo hal dhinac ah oo baal marsan sharciga caalamiga ah.
Masar ayaa Talaadadii warqad cabasho ah u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxayna sheegtay in mashruucu khatar weyn ku yahay danaha biyaha ee Masar iyo Suudaan.
Wasaaradda Arrimaha...
Somalia strongly condemns Israeli attack in Doha, calls for UN action
Mogadishu, Somalia — The Federal Government of Somalia has strongly condemned what it described as “aggressive airstrikes” carried out by Israeli forces in Doha, Qatar, targeting residential areas and endangering civilian lives — an act it called a "clear violation of international law."
In a statement issued by the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation on Monday, Mogadishu warned...
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarka Israa’iil ku qaadey Qatar
Muqdisho, 9 Sebtembar 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay duqeymaha ay ciidamada Israa’iil ka geysteen magaalada Doha ee dalka Qatar, oo lagu bartilmaameedsaday guryo ay deganyihiin dad shacab ah, taasoo loo arko ku xadgudub cad oo ka dhan ah shuruucda caalamiga ah.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa lagu sheegay in...
South African president calls for unified action against corruption
CAPE TOWN, Sept. 8 (Xinhua) -- South African President Cyril Ramaphosa, in his weekly newsletter to the nation on Monday, called for unified action and institutional reform in the country's ongoing battle against corruption in both public and private sectors.
This came after the National Anti-Corruption Advisory Council (NACAC) handed over its final report of a three-year term to the...
French PM Francois Bayrou loses confidence vote over budget cuts
PARIS, Sept. 8 (Xinhua) -- French Prime Minister Francois Bayrou on Monday lost a confidence vote in the French National Assembly over his budget plan seeking to save billions of euros per year in government spending.
According to the results announced by the Speaker of the French National Assembly, Yael Braun-Pivet, only 194 were in favor of Bayrou out of...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay furtaanka Biyo-xireenka Itoobiya
ADDIS ABABA - Kadib muddo 11 sano ah oo dhisme iyo muran siyaasadeed socday, dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah maanta u daahfurtay biyo-xireenka Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), oo ah mashruuc ballaaran oo awoodda koronto-dhalin ah, oo laga samaynayo webiga Buluugga ah ee Niilka.
Munaasabadda furitaanka rasmiga ah ayaa waxaa ka qeyb galay madax kala duwan oo Afrikaan ah,...
Somalia’s President Meets Djibouti and Kenya Leaders at Africa Climate Summit
ADDIS ABABA — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud attended the 2nd Africa Climate Summit in Addis Ababa, where he held bilateral talks with Djibouti’s President Ismaïl Omar Guelleh and Kenya’s President William Ruto.
During the meetings, the leaders discussed regional cooperation in combating terrorism, strengthening peace efforts, and enhancing bilateral relations.
President Hassan emphasized Somalia’s commitment to deepening partnerships with neighboring...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxda Jabuuti iyo Kenya
ADDIS ABABA – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 2-aad ee Cimilada Afrika, oo ka dhacay magaalada Nairobi, halkaas oo uu kulamo doceedyo kula yeeshay madaxda dalalka deriska ah.
Madaxweynaha ayaa si gaar ah ula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Mudane William Ruto.
Intii lagu guda jiray kulamadan, waxaa diiradda...
Soomaaliya oo ka qeybgashay Carwada 4-aad ee Ganacsiga Afrika
Algiers – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), iyo Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Gudaha iyo Xeer-nidaaminta Suuqa Qaranka ee Aljeeriya, Mudane Tayyib Zitoni, intii lagu guda jiray Carwada 4-aad ee Ganacsiga Afrika oo ka dhacday magaalada Algiers...
Somali officials, CIVIC discuss civilian protection policy amid ongoing security operations
MOGADISHU, Sept 10, 2025 – Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, and the Federal Government’s Special Envoy for Stabilization and Civilian Protection, MP Omar Hashi, held talks Tuesday with Ahmed Ibrahim, Director of the Center for Civilians in Conflict (CIVIC), to advance the country’s civilian protection framework.
The meeting focused on finalizing Somalia’s National Civilian Protection Policy and Operational...










