Wafdi Ka Socday Imaaraadka Carabta oo ka kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay ku qaabilay qasriga Madaxtooyada wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga Imaaraadka Carabta, Mudane Sheekh Shakhboot bin Nahyan Al Nahyan.
Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashi qoto dheer oo ka dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo xoogga...
Macron rejects Netanyahu’s antisemitism accusation, reaffirms support for Palestine
PARIS, Aug. 27 (Xinhua) -- French President Emmanuel Macron on Tuesday rejected Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu's recent claims of rising antisemitism in France, stressing in an open letter that the fight against antisemitism must not be "weaponized."
Macron made the remarks in response to a letter from Netanyahu dated Aug. 17, in which the Israeli leader accused him of...
China Focus: 80 years later, how the war still matters to Chinese people
BEIJING, Aug. 27 (Xinhua) -- As a child, Zhang Lianhong grew up on stories filled with the roar of bombs, frantic escapes and desperate attempts to find safety.
Her father often recalled the day Japanese planes soared over Chongqing, then China's wartime capital. He jumped into a boat, crossed a river, and reached the hospital where her mother had just...
Trump administration urges Supreme Court to block foreign aid payments
WASHINGTON, Aug. 26 (Xinhua) -- The Trump administration on Tuesday asked the U.S. Supreme Court to allow it to withhold billions of U.S. dollars in foreign aid, challenging a federal court injunction that forces the government to continue payments.
The U.S. Justice Department filed an emergency appeal, noting that a three-judge panel of the U.S. Court of Appeals for the...
Somali president meets Sudanese intelligence chief amid deepening bilateral ties
MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday received a high-level Sudanese delegation led by General Ahmed Ibrahim Ali Mufadal, Director General of Sudan's National Intelligence Service, during an official visit to the capital, Mogadishu.
General Mufadal delivered a formal message from Sudan’s Transitional Sovereign Council Chairman, Abdel Fattah al-Burhan, reaffirming Khartoum’s commitment to strengthening bilateral cooperation between Sudan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Wafdi Ka Socda Sudan Ku Qaabilay Madaxtooyada
MUQDISHO, 27 Agoosto 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka Suudaan, General Sare Axmed Ibraahim Cali Mufadal, oo booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho.
Korneyl Mufaddal ayaa Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyey dhambaal rasmi ah oo ka yimid Guddoomiyaha Golaha Kumeel Gaarka ah ee dalka...
Puntland Regional Forces Seize Key ISIS Positions in Bari Mountains: Officials
BOOSAASO, Somalia – Puntland regional forces have launched a series of successful military operations against Islamic State militants entrenched in the rugged Cal Miskaad mountains, previously a key stronghold for the group in northeastern Somalia.
According to a statement by the Puntland army, troops have conducted targeted offensives over the past 72 hours, killing numerous ISIS fighters and seizing strategic...
Puntland oo guulo waaweyn ka gaartay dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish
BOOSAASO - Ciidamada maamulka Puntland ayaa bilooyinkii u dambeeyay dagaal culus kula jiray kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda Cali Miskaad oo ahayd xuduntii ugu weyn ee kooxdaasi ku lahayd gudaha Soomaaliya.
Hawlgaladaasi ayaa la tilmaamayaa in lagu gaaray guulo la taaban karo, iyadoo ciidamada Puntland ay laayeen tiro badan oo ka tirsan Daacish isla markaana ay la wareegeen deegaano...
Kenyan Forces Kill Five Al-Shabaab Fighters in Boni Forest Operation
NAIROBI — Kenyan Defence Forces (KDF) said Tuesday they had killed five Al-Shabaab militants during a special operation in the dense Boni Forest, near the border with Somalia.
The operation, conducted in the Lacta Mangai area, is part of the long-running "Operation Amani Boni", aimed at flushing out Al-Qaeda-linked Al-Shabaab fighters believed to be hiding in the forest, which stretches...
Ciidamada Kenya oo Dilay Shan Al-Shabaab ah Howlgal ka Dhacay Keymaha Boni
BONI, Kenya - Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa sheegay inay dileen shan dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab intii lagu guda jiray howlgal gaar ah oo ka dhacay aagga Lacta Mangai ee keymaha Boni, gobolka xeebta. Howlgalka ayaa waxaa fuliyeen ciidamo khaas ah oo kaashanaya hay’adaha kala duwan ee amniga dalka.
Howlgalkan ayaa qeyb ka ah “Operation Amani Boni” oo muddo...








