Weerar Qaraxyo Ku Bilaabmay oo Gilgilay Deegaanka Sabiid iyo Caanoole
Sabiid & Caanoole, Shabeellaha Hoose – Dagaal xooggan ayaa saaka waaberigii ka qarxay deegaanka Sabiid iyo Caanoole kadib markii maleeshiyada Al-shabaab ay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhigyo ay halkaas ku lahaayeen ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Uganda ee howlgalka AUSSOM.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in weerarka uu ku bilaabmay qaraxyo aad u xooggan oo jugtooda laga maqlay tuulooyin ka durugsan...
Puntland refuses Somalia and Turkey’s demands to release weaponry on ship
The standoff continues between the government of the semi-autonomous region of Puntland and the federal government of Somalia over a cargo ship loaded with Turkish weaponry that is being detained.
The government of Puntland insists it is investigating the true ownership of the military hardware on the vessel, rejecting the calls by both the federal government of Somalia and Turkey...
Visa Denial Triggers Attack on Somali-Dutch Woman in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia -- Kaaho Maslah, 27, a Dutch woman of Somali origin, survived a brutal attack by her husband in Mogadishu after she tried leaving him.
Her husband struck her face, neck, and cheeks repeatedly with a heavy marble floor stone called mutuleel, causing serious injuries.
“He used the stone to destroy me,” Kaaho said. “I begged him to stop. I...
Somalia and Azerbaijan Hold Talks in Baku to Expand Cooperation
BAKU, July 24, 2025 – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdusalan Abdi Ali, held talks Thursday in Baku with his Azerbaijani counterpart, Jeyhun Bayramov, aimed at strengthening bilateral ties and expanding cooperation in key sectors.
The meeting focused on enhancing collaboration in trade, agriculture, energy, education and security, according to a joint statement issued after the talks.
Both...
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Azerbaijan Baku ku kulmay
BAKU – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Baku Wasiirka Arrimaha Dibadda Azerbaijan, Mudane Jeyhun Bayramov.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo kobcinta iskaashiga ku saabsan ganacsiga, beeraha, tamarta, waxbarashada iyo amniga. Wasiirrada ayaa hoosta ka xarriiqay...
Somali Forces Launch Attack on Al-Shabaab in Hiiraan, Inflict Heavy Losses
BELEDWEYNE — Local community defense forces in Somalia’s central Hiiraan region, along with SNA, launched a preemptive attack on Al-Shabaab militants Thursday afternoon, targeting a gathering point between Maxaas district and the Wabxo area, officials said.
The operation, according to military commanders leading the mission, inflicted heavy losses on the militant group, with the ongoing pursuit of fleeing fighters continuing...
Gobolka Hiiraan: Ciidamo Weerar Ku Qaaday Al-Shabaab
BELEDWEYNE — Ciidamada dadka deegaanka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa galabta weerar qorsheysan ku qaaday dagaalyahannada Al-Shabaab oo isku uruursanayay meel u dhexeysa degmada Maxaas iyo deegaanka Wabxo.
Weerarkan oo si xeeladeysan loo fuliyay ayaa lagu jabiyay kooxda, iyadoo lagu gaarsiiyay khasaare culus.
Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ciidamada deegaanka ay heleen xog sirdoon ah oo...
Somalia Approves Visa Waiver Deal With Indonesia for Diplomatic, Service Passports
Mogadishu – Somalia’s Council of Ministers on Thursday approved a bilateral agreement with Indonesia to waive visa requirements for holders of diplomatic and service passports, in a move aimed at easing travel between the two nations.
The weekly cabinet meeting, chaired by Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, also reviewed a report from the committee tasked with addressing traffic congestion...
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Heshiis Socdaal la xiriira oo ay la galeen Indonesia
MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo kulankaas lagu ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo ay wada gaareen Soomaaliya iyo Indonesia, kaasi oo lagu saxiixay in laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka dadka sita baasaboorrada diblumaasiga iyo shaqada, si loo fududeeyo isu-socodka labada dal.
Kulanka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac,...
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal
BAKU, 24 July 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Abdisalam Abdi Ali, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Baku ee dalka Azerbaijan, halkaas oo uu kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan, Jeyhun Bayramov, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha...










