Qarax Ka Dhacay Bariga Kenya oo Dilay Saddex Askari oo Kenyan ah
KENYA - Saddex askari oo Kenyan ah ayaa lagu dilay qarax lala beegsaday kolonyo ay ku jireen xilli ay ku jireen howlgallo kormeer ah meel u dhow xadka Soomaaliya, sida ay sheegtay ciidamada difaaca Kenya.
Kooxda Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacida ayaa ku sheegtay boggeeda in ugu yaraan labo askari Kenyan ah lagu dilay qaraxa halka kuwo kalena lagu...
Ethiopia Arrests Dozens of Suspected ISIS Militants Linked to Somalia Faction
ADDIS ABABA - Ethiopia has arrested dozens of suspected Islamic State militants, who it claimed have been trained and deployed to carry out operations across the country, the state-affiliated Fana broadcaster reported.
The 82 suspects were part of Islamic State’s Somalia affiliate, which operates in the semi-autonomous Puntland region, according to a statement by the National Intelligence Security Services which...
Somali Government Expresses Regret Over Deadly Incident in Sanaag’s Dhahar District
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation has expressed regret over a "tragic incident" that occurred on Tuesday in Dhahar district, located in the contested Sanaag region.
In an official statement, the federal government said it was deeply saddened by the incident, offering condolences to those affected and expressing solidarity with the local population.
“The Federal Government...
Dowladda oo Ka Hadashay DagaalkaKa Dhacday Degmada Dhahar
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay war-saxaafadeed ay kaga hadleyso dhacdo naxdin leh oo ka dhacday degmada Dhahar ee gobolka Sanaag.
War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka xun tahay dhacdadaas, iyadoo tacsi u dirtay ehellada dadka waxyeelladu soo gaartay, islamarkaana ay la xanuunsanayso shacabka ku...
Former Somali Planning Minister Warns President Against Term Extension
Mogadishu, Somalia– Former Somali Minister of Planning, Abdirahman Caynte, has issued a stern warning to President Hassan Sheikh Mohamud against extending his presidential term beyond the constitutional limit, as political tensions continue to rise ahead of the country’s upcoming elections.
Speaking on Tuesday evening at the launch of a new political party in Mogadishu, which he now leads, Caynte called...
Caynte oo Digniin Culus u Diray Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka, Abdiraxman Caynte, ayaa xalay khudbad kulul ka jeediyey xaflad lagu daahfurayey xisbi cusub oo uu hogaaminayo, taasoo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Khudbaddiisa ayaa si gaar ah diiradda u saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo digniin adag u jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Caynte ayaa uga digay madaxweynaha in uusan isku dayin inuu...
Somali PM, Swiss Ambassador Discuss Stronger Ties and Development Support
Mogadishu — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday held talks with Switzerland’s Ambassador to Somalia, Mr. Mirko Giulietti, at his office in Mogadishu to discuss strengthening bilateral relations and cooperation between the two nations.
During the meeting, Prime Minister Barre highlighted the progress achieved under his government, known as DanQaran, reaffirming his administration’s commitment to steering Somalia toward...
Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay safiirka Switzerland u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho, Talaado 15 Luulyo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya Mr. Mirko Giulietti, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Safiirka la wadaagay guulaha ay Xukuumadda DanQaran xaqiijisay iyo sida ay uga go’an tahay in Soomaaliya ay...
Qarax Miino oo Ka Dhacay Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya
GARISSA, Kenya, Luulyo 15 – Ugu yaraan laba qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax miino lala eegtay gaari ay la socdeen, sida ay xaqiijiyeen ilo amni iyo masuuliyiin deegaanka ah.
Qaraxa oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Ijaara iyo Bodhai ee gobolka Garissa ayaa lagu beegsaday ciidamo Kenyan ah, iyadoo...
Two villagers killed in IED explosion in Bodhai, Garissa, Kenya
GARISSA, Kenya - Two people were killed in an explosion that hit their car in Bodhai, Madah Adon, Garissa County.
The incident happened after an IED hit their car, police and locals said of the July 13 night incident.
Those who died were identified as Mohamed Shabel Bashir and Abdikadir Muhumed Salat, and are from the area, police said.
They were later...









