Dagaal Kooban oo Ka Dhacay Degmada Balanballe iyo Xaaladda Moqokori
Balanballe – Wararka laga helayo degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen saldhigga booliska degmadaas habeenimadii xalay.
Waxaa dhacay iska hor imaad kooban oo dhexmaray dableydii weerarka soo qaaday iyo ciidanka saldhigga degmada. Lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi, balse wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in raggii weerarka soo qaaday...
Traditional Elders from Sanaag and Haylaan Reject Move on New Administration
SANAAG – Traditional elders from the Sanaag and Haylaan regions in northeastern Somalia have publicly rejected the Government of Somalia’s approach to forming a new administration for the Sool and Sanaag, warning it risks deepening clan divisions.
In a joint statement issued on Tuesday, the elders asserted that both Sanaag and Haylaan are integral parts of Puntland State, and dismissed...
Odayaal Diiday Qorshaha Dowladda Federaalka ee Maamul u Sameynta Sool iyo Sanaag
Sanaag – Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa si cad u diiday habka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u wajahday qorshaha maamul u sameynta gobollada Sool iyo Sanaag.
Odayaashu waxay sheegeen in:
Gobollada Sanaag iyo Haylaan ay si buuxda uga mid yihiin maamul-goboleedka Puntland.
Weli aysan dhicin wax shir siyaasadeed ah oo lagu go'aamiyey mustaqbalka gobolladan,...
Somalia Sees Sharp Rise in Media Freedom Attacks Over Past Six Months, Says NUSOJ
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is raising urgent concern over a sharp rise in targeted actions against journalists in Somalia. In the first half of 2025 alone, NUSOJ documented 41 violations of media freedom, each clearly tied to journalistic work. These were not accidents or misunderstandings. They were calculated moves to intimidate journalists and shut down independent...
Somalia’s Emergency Committee Meets as Humanitarian Crisis Deepens
Somalia’s National Emergency Committee has convened in Mogadishu to assess the country’s disaster response systems, amid growing humanitarian needs across drought-hit regions.
Chaired by Health Minister Dr. Ali Haji Aden, the meeting brought together cabinet officials, civil society leaders, and the head of the National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim Abdulle.
The committee discussed urgent improvements to emergency medical services,...
Guddiga Gurmadka Qaran oo Shir Ku Yeeshay Muqdisho
Muqdisho, 8-da Luulyo, 2025 – Guddiga Gurmadka Qaran ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka arrinsaday xoojinta adeegyada gurmadka degdegga ah iyo u diyaar-garowga xaaladaha musiibo ee ka dhici kara dalka.
Shirkan, oo ka dhacay xarunta Haydda SoDMA, waxaa shir guddoomiyay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ahna Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaran, Dr. Cali Xaaji Aadan, waxaana ka qeyb galay xubno...
Runaway Somali MP Accused of Working as Foreign Agent for Hire and Abandoning Public Office
Somali Member of Parliament Abdullahi Hashi Abib is facing intense political and public criticism following his extended absence from the country and Parliament. Accused of abandoning his responsibilities and aligning with foreign interests for personal gain, Abib is said to have left Somalia after being denied a ministerial appointment.
Elected to serve the Somali people, Abib is now the only...
Fiqi oo Beeniyay in Dowladda Soomaaliya Ciidamo Loo Diray Sanaag iyo Sool
MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si cad u beeniyay warar sheegayay in Dowladda Federaalka ay ciidamo u dirtay gobollada waqooyi ee Sanaag iyo Sool, isagoo ku tilmaamay eedeymahaasi kuwo "aan sal iyo raad toona lahayn".
Fiqi ayaa hadalkaan ka jeediyay war qoraal ah oo uu ku baahiyay baraha bulshada, isagoo ka falcelinayay cabashooyin isa soo...
Somali Defense Minister Denies Troop Deployment to Northern Regions, Calls Claims ‘Baseless
MOGADISHU, Somalia, July 9 – Somalia’s Minister of Defense, Ahmed Moallim Fiqi, on Tuesday firmly denied allegations that the Federal Government had deployed troops to the northern regions of Sanaag and Sool, dismissing the claims as “baseless and unsubstantiated.”
In a strongly worded statement posted on social media, Fiqi rejected growing concerns from regional officials, particularly in Puntland, who have...
Somalia, UAE discuss Boosting Humanitarian Aid and Drought Response
MOGADISHU, Somalia --- The Commissioner of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim, has met with UAE Ambassador Ahmed Al-Rumaithi in Mogadishu to strengthen cooperation on humanitarian aid and drought mitigation efforts.
According to a statement from SoDMA, the two sides discussed urgent delivery of relief to drought-hit regions in northern Somalia, where thousands remain vulnerable amid worsening conditions.
The...










