SoDMA iyo Imaaraadka oo ka wada hadlay xoojinta gargaarka iyo ka hortaga abaaraha
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Juma Al-Rumaithi.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga gargaarka bini’aadantinimo, gaar ahaan sidii gargaar deg-deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saameysay ee ku sugan gobollada Waqooyi ee dalka. Labada...
Egypt vows to block Ethiopia’s Red Sea bid after El-Sisi talks with Hassan Sheikh
Cairo, July 8, 2025 – Egypt vowed to oppose Ethiopia’s push for Red Sea access and pledged to accelerate military support to Somalia, deepening a security alliance amid rising regional tensions.
After talks with Somali President Hassan Sheikh Mohamud, Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said Egypt “will not tolerate moves that threaten Somali sovereignty or the safety of the Red...
Masar oo Ballanqaaday Inay Ka Hortagayso in Itoobiya marin ka hesho Badda Cas
Qaahira, Masar – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sissi, ayaa sheegay in dalkiisu uu si adag uga hortagi doono isku dayga Itoobiya ay ku doonayso inay marin badeed uga hesho Badda Cas, isagoo sidoo kale ballanqaaday in la dedejin doono tababarka iyo qalabeynta ciidamada Soomaaliya ee ka hortaga Al-Shabaab.
El-Sissi oo shir jaraa'id ku qabtay Masar kadib wada-hadallo uu la yeeshay...
Tensions Rise as Completion of SSC-Khaatumo Administration Sparks Rift Within Puntland
Garowe, Somalia – The finalization of the SSC-Khaatumo regional administration remains a contentious issue in Somalia’s Puntland State, as political disagreements escalate over territorial boundaries and strategic assets.
Questions surrounding the scope and structure of SSC-Khaatumo's governance remain unanswered: How will the administration be completed? Which regions will fall under its authority? And does SSC-Khaatumo seek access to the Garacad Port?
Puntland...
Mustaqbalka Maamulka SSC Khaatumo oo Mugdi Ku Jira: Khilaaf Ka Dhex Qarxay Puntland
Garoowe – Arrimaha la xiriira dhameystirka maamulka SSC Khaatumo ayaa si weyn uga dhex abuuray muran siyaasadeed iyo su’aalo adag gudaha Puntland iyo deegaannada ay sheegato SSC Khaatumo, iyadoo aan weli la caddeyn sida rasmiga ah ee maamulkaasi loo dhammaystiri doono.
Su’aalaha ugu badan ee taagan ayaa ah: Sidee loo dhameystirayaa maamulka SSC Khaatumo? Gobolkee rasmi ahaan loo raacinayaa? Ma...
Maxay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa Masar kawada hadleen?
Qaahira, Luulyo 07, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar Mudane Cabdifataax Al-Sisi.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo arrimaha istaraatiijiga ah ee labada dal iyagoo si qotodheer iskula soo qaaday dardargalinta isku xirka labada shacab, waxa uuna Madaxweyne Al-siisi...
Somali, Egyptian presidents pledge deeper ties in Al-Alamein meeting
Al-Alamein, Egypt, July 7 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met Monday with Egyptian President Abdel Fattah El-Sisi at the Al-Alamein Presidential Palace, where the two leaders reaffirmed their commitment to strengthening bilateral relations across several sectors.
During the high-level talks, the two presidents agreed to boost cooperation in security, education, diplomacy, and health, according to official statements.
At a joint...
Al-Shabaab claims capture of key town in central Somalia after deadly assault
HIIRAAN, Somalia — Al-Shabaab militants have claimed control of Moqokori, a strategic town in the central Hiiraan region, following a heavy overnight assault involving car bombs and ground fighters.
In a statement released early Monday, the al-Qaeda-linked group said its fighters launched a coordinated attack on security checkpoints and military bases in the town, using explosive-laden vehicles and infantry units....
Al-Shabaab oo sheegatay inay la wareegtay degmada Moqokori kadib weerar culus
HIIRAAN, Soomaaliya — Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay in ay si buuxda ula wareegtay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan kadib weerar culus oo ay ku qaadeen xalay saqdii dhexe, kaas oo ay ku fureen qaraxyo iyo dagaal toos ah.
War kasoo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in dagaalyahannadoodu ay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku...
President Hassan Sheikh asks Egypt to speed up troop deployment to Somalia
CAIRO, Egypt — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Egypt on Sunday for talks with Egyptian President Abdel Fattah al-Sissi aimed at strengthening bilateral ties and cooperation on security, economic development, education, and regional issues.
According to sources familiar with the discussions, Hassan Sheikh is expected to urge Cairo to expedite the deployment of Egyptian troops to Somalia as...









