SoDMA iyo Galmudug oo ka shiray gurmad iyo kobaca dhaqaalah
Muqdisho (S.M.N) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid.
Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha adag ee bani’aadamnimo ee ka jira qaar ka mid ah deegaannada Galmudug, gaar ahaan kuwa ku dhow xuduudda Itoobiya. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay...
Conference to complete SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod
LASANOD, Somalia – A key conference to establish the SCC Khaatumo regional administration is expected to officially open tomorrow in LasAnod, following a brief delay due to the late arrival of several high-level delegates, organizers said.
The conference, initially scheduled to begin on Thursday, was postponed after some key participants — including federal and regional officials as well as diaspora representatives...
Shirka Dhismaha Maamulka SCC Khaatumo oo La Filayo Inuu Berrito Ka Furmo Laasacaanood
LASANOOD – Waxaa la filayaa in maalinta berrito ah si rasmi ah uu uga furmo magaalada Laasacaanood shir lagu dhisayo maamulka SCC Khaatumo, kaas oo ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiin heer federaal iyo heer gobol ah, iyo sidoo kale bulshada ka timid gudaha iyo dibadda dalka.
Shirka oo markii hore lagu waday in uu furmo maalintii Khamiista ahayd ayaa dib u...
Displaced Residents Barred from Returning Home in Recaptured Somali Towns
SABIID, Somalia – Residents of Sabiid and Caanoole in Somalia’s Lower Shabelle region say they have been barred from returning to their homes and farmlands after government and African Union (AUSSOM) forces recently retook the area from Al-Shabaab.
Displaced residents told local media they remain unable to access their properties and accused unidentified individuals of deliberately setting fire to their houses.
Community...
Shacabka Sabiid iyo Caanoole oo Sheegay in Loo diiday Inay Guryahooda Ku Laabtaan
SABIID – Qaar kamid ah dadka ku nool deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in laga hor istaagay in ay dib ugu laabtaan guryahooda iyo beerahooda, kadib markii ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ay dhawaan dib ula wareegeen deegaannadaas.
Dadkaas ayaa sheegay in ay yihiin dad barakac ah oo aan weli loo oggolaan...
Somalia-Ethiopia Talks Mediated by Türkiye Stall Over Somaliland Port Deal
ANKARA, July 11, 2025 – Mediation talks hosted by Türkiye between Somalia and Ethiopia have stalled, diplomats from both countries said, amid deepening tensions over Ethiopia’s contentious port access agreement with Somaliland.
Türkiye had been brokering the negotiations since February 2024 in an effort to ease the dispute sparked by a deal signed on January 1, 2024, granting Ethiopia access...
Wadahadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Turkiga dhexdhexaadinayay oo Hakad Galay
ANKARA - Wadahadalladii ay dowladda Turkiga dhexdhexaadinayay ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa hakad galay, sida ay sheegeen diblomaasiyiin labada dal ah. Turkiga ayaa wadahadalladan martigeliyay tan iyo bishii Febraayo 2024, si loo dejiyo xiisaddii ka dhalatay heshiiskii muranka dhaliyay ee Itoobiya la gashay Somaliland.
Heshiiskaas oo la saxiixay 1-dii Janaayo 2024 ayaa Itoobiya u oggolaanaya marin badeed gaaraya...
Somalia Approves New National Higher Education Committee in Push to Reform Sector
Mogadishu – Somalia’s Council of Ministers has approved the appointment of the new National Higher Education Committee, a 15-member body composed of academics and professionals selected through a transparent and merit-based process.
The committee, proposed by the Ministry of Education, Culture, and Higher Education, is tasked with advancing the development and oversight of higher education institutions across the country.
The newly...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Guddiga Cusub ee Tacliinta Sare Qaranka
MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku ansixiyey kulankoodii caadiga ahaa xubnaha cusub ee Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka, kuwaas oo lagu soo xulay hannaan hufan iyo caddaalad leh.
Guddigan oo ka kooban 15 xubnood, waxaa soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, waxaana dhammaantood lagu soo xulay aqoontooda, waayo-aragnimadooda iyo kartidooda ku aaddan horumarinta tacliinta sare...
Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit
LONDON, UK, July 9, 2025 – Somalia’s Hormuud Salaam Foundation has been awarded the Africa Social Impact Leadership Award at the 15th African Business Leadership Awards, a highlight of the ALM Africa Summit 2025, held in London on Wednesday.
The Foundation, which serves as the philanthropic arm of Hormuud Telecom and Salaam Somali Bank, was honoured for its far-reaching humanitarian...









