Somali interior minister visits Las Anod to finalize SSC-Khatumo state formation
LAS ANOD, Somalia – Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Ali Yusuf Ali Hosh, arrived Wednesday morning in the northern town of Las Anod, where he was welcomed by senior officials from the self-declared SSC-Khatumo administration.
The visit marks a significant step toward completing the formal establishment of the SSC-Khatumo regional state, which seeks recognition under Somalia’s federal system.
Hosh...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta oo gaaray Laascaanood
Laascaanood, Soomaaliya – Subaxnimadii maanta, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Hoosh), ayaa soo gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo.
Wafdiga wasiirka ayaa waxaa si diirran ugu soo dhoweeyey mas’uuliyiin sare oo ka tirsan maamulka SSC-Khaatumo, saraakiil ciidan, iyo qeybaha bulshada rayidka ah. Booqashadan ayaa ah mid muhiim ah oo qeyb...
Uganda’s Army Chief Accuses U.S. of Secret Talks with Al-Shabaab
KAMPALA, Uganda – Uganda’s army chief, General Muhoozi Kainerugaba, has accused the United States of secretly negotiating with Somalia-based jihadist group Al-Shabaab, which he described as a persistent threat to peace and stability in the Horn of Africa.
In a message posted on social media, Gen. Muhoozi questioned the logic of Uganda continuing its 18-year military involvement in Somalia while,...
Taliyaha Ciidanka Uganda oo Ku Eedeeyay Mareykanka inuu Heshiisyo Qarsoodi ah la Galayo Al-Shabaab
KAMAPALA - Taliyaha guud ee ciidamada Uganda, Jeneraal Muhoozi, ayaa sheegay in Mareykanka uu si qarsoodi ah heshiisyo ula galayo kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya, taasoo uu sheegay inay halis wali ku tahay xasiloonida iyo nabada gobolka Geeska Afrika.
Jeneraalka ayaa hadalkan ku qoray baraha bulshada,mana soo bandhigin wax cadeyn ah oo ku xoojinayo eedeynta uu u jeediyay...
Somalia, China Discuss Climate Response
Mogadishu, Somalia – Somalia and China have held talks aimed at bolstering disaster preparedness as the Horn of Africa faces worsening climate risks.
Chairman of SoDMA, Mohamud Moalim, met Chinese Ambassador Wang Yu in Mogadishu, emphasizing joint strategies to combat recurrent floods, droughts, and infrastructure fragility.
They discussed increasing Chinese technical and financial support to strengthen Somalia’s emergency response systems and...
SoDMA iyo Safaaradda Shiinaha oo Ka Sharay Maareynta Masiibooyinka
Muqdisho, Soomaaliya – 9 Luulyo 2025 – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinaca diyaarinta iyo ka falcelinta xaaladaha degdegga ah sida fatahaadaha, abaaraha, iyo masiibooyinka kale ee dabiiciga ah.
Intii uu socday...
Somali PM says nation-building depends on strong institutions and research-led planning
MOGADISHU, July 9, 2025– Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday said that nation-building must be rooted in the strengthening of public institutions, civic awareness, and evidence-based development strategies.
Speaking at the 3rd East Africa Development Forum, Barre emphasized that Somalia’s path to recovery and progress is now being guided by national strategies such as the National Transformation Plan...
Xamsa: “Qaran-dhisku Waa Xoojinta Hey’adaha iyo Aragti Fog oo ku Saleysan Cilmi Baaris”
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee Madasha Horumarinta Bariga Afrika, isaga oo khudbaddiisa ku muujiyay muhiimadda ay leedahay dhisidda qaran ku saleysan cilmi, qorshe fog, iyo wacyi bulsho oo xooggan.
Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu tilmaamay in qaran-dhisku yahay hannaan ku saleysan xoojinta hay’adaha dowliga ah, kor u qaadista...
Fahfaahin: Qarax Is-miidaamin ah oo Ka Dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Muqdisho, Soomaaliya, Luulyo 9 – Qarax is-miidaamin ah ayaa barqanimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay wararka hordhaca ahi sheegayaan inuu sababay khasaare aan wali si rasmi ah loo cayimin.
Qaraxa, oo laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah caasimadda, ayaa dhacay abbaaro 11:20am, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo...
Suicide bombing strikes military college in Mogadishu: ministry
Mogadishu, Somalia, July 9 – A suicide bomber detonated explosives outside the Jaalle Siyaad Military Academy in Mogadishu late Tuesday morning, causing an unknown number of casualties, Somali authorities said.
The blast, which was heard across several neighborhoods of the capital, occurred at approximately 11:20am local time, the Ministry of Defence confirmed in a brief statement.
"A suicide bombing took place at...








