Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Macawiisley oo Al-Shabaab ka dilay in ka badan 10 dagaalyahan

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa xaqiijisay in in ka badan toban dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay hawlgallo isku xiran oo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo xoogagga deegaanka Macawiisley ka fuliyeen waaberigii Jimcaha qeybo ka mid ah dalka.   Afhayeenka wasaaradda ayaa sheegay in weerar toos ah ay Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Gumarre, oo ku dhow...

Somali forces kill over ten Al-Shabaab militants in coordinated operations across central and southern regions

Mogadishu, Somalia, July 5 – Somali security forces killed more than ten Al-Shabaab militants in a series of coordinated operations across central and southern Somalia on Friday morning, the Ministry of Defence said.   According to a ministry spokesperson, the first attack took place at approximately 5:45 am local time when Al-Shabaab militants launched an assault on Gumarre, near Moqokori in...

Fugitive Somali MP Abdullahi Hashi Abib Accused of Lies, Forgery and Faking Credentials to Mislead the Public

MOGADISHU, Somalia - Shabelle Media Network’s ongoing investigation has brought to light serious misconduct involving Somali Member of Parliament Abdullahi Hashi Abib, who is currently based in the United States in an apparent attempt to evade both parliamentary scrutiny and accountability to the Somali public.   Multiple sources, whose identities are being protected due to the sensitive nature of the case,...

Ciidamada Macawiisley oo hawlgalkii guusha lahaa ka fuliyay deegaanka Moora Godan ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Raaga Ceelle, Shabeellaha Dhexe – Ciidamada Macawiisley ee ku sugan deegaanka Raaga Ceelle ayaa fuliyay hawlgallo qorshaysan oo lagu bartilmaameedsaday goob ay Al-Shabaab u adeegsan jirtay sidii xarun lagu daweeyo dagaalyahanadooda dhaawacmay isla markaana lagu qorsheeyo weeraro ka dhan ah shacabka deegaanka.   Hawlgalkan ayaa ka dhacay deegaanka Moora Godan oo ku yaalla 5 kiiloomitir waqooyi kaga beegan tuulada Raaga Ceelle...

Somalia: Macawiisley launches operation against Al-Shabaab in Middle Shabelle

Raaga Ceelle, Somalia – The local clan militia known as Macawiisley carried out a targeted operation against an Al-Shabaab stronghold in the Moora Godan area, about five kilometres north of Raaga Ceelle village in the Middle Shabelle region. The operation focused on a site used by the militant group to treat wounded fighters and coordinate attacks on local communities. According...

Jubaland parliament expected to approve new VP following Lugadheere’s death

Kismayo, Somalia – Lawmakers in Somalia’s Jubaland state are expected in the coming days to approve a new second vice president, following the death of Suldaan Abdulkadir Luga Dheere, who previously held the position. President Ahmed Mohamed Islam, also known as Ahmed Madobe, is set to nominate a successor, after which the regional parliament will vote to confirm the appointment...

Xildhibaanada Jubbaland oo La Filayo Inay Ansixiyaan Madaxweyne Ku-Xigeenka Jubbaland

Kismaayo – Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda ansixiyaan kursiga Madaxweyne Ku-Xigeenka labaad ee Jubbaland, kadib geeridii Suldaan Cabdulqaadir Luga Dheere oo dhawaan ku geeriyooday dalka Kenya, aasna loogu sameeyay magaalada Kismaayo.   Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa la rajeynayaa inuu dhowaan magacaabo shaqsiga beddeli doona marxuumka, kaasi oo marka la magacaabo ay...

Somalia’s defence minister accuses local businesses of financing Al-Shabaab

Mogadishu – Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, on Friday accused some Somali businesspeople of actively funding the Al-Qaeda-linked militant group Al-Shabaab, warning that legal action will be taken against those found complicit. Speaking in Mogadishu, Fiqi said that despite efforts by the federal government to disrupt Al-Shabaab’s financial networks — including the closure of supply routes and the...

Fiqi: Ganacsatada Soomaaliyeed Lacagaha Fadhigooda Ayey Al-Shabaab U Geeyaan

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag u cambaareeyay qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed, isagoo ku eedeeyay inay si toos ah ama dadban u taageeraan kooxda Al-Shabaab, iyagoo lacag ugu geeya fadhiyadooda, taasoo uu ku tilmaamay mid halis ku ah amniga qaranka.   Wasiir Fiqi oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in dowladdu ay tan...

Jubaland forces disarm militias in Somalia’s Balad-Hawo as tensions rise with federal troops

Balad-Hawo, Somalia – Jubaland regional forces have carried out a disarmament operation targeting militias and former federal-aligned troops in the southwestern Somali town of Balad-Hawo, amid escalating tensions over security control in the region.   The move comes as the Gedo region, long marred by insecurity and political rivalries, experiences a new phase of contestation between Somalia’s federal government and the...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...