Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diirran loogu soo dhaweeyey Masar

Qaahira, Luulyo 6, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada xeebeedka Al-Calmayn ee dalka Masar, kadib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa Masar.   Inta uu ku sugan yahay dalka Masar, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Cabdulfataax...

Somalia: Interior Minister appoints committee to oversee finalization of SSC-Khatumo State formation

MOGADISHU – Somalia’s federal government has appointed an eight-member committee to facilitate the formation of a regional administration for the SSC-Khatumo area, the Ministry of Interior announced in a decree issued Saturday. The committee, named by Federal Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation Ali Yusuf Ali Hosh, will be chaired by Dr. Ahmednur Mohamed, with Abdinassir Haji Mohamed serving...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Magacaabay Guddiga Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Xoosh Jibriil, ayaa wareegto rasmi ah ku magacaabay guddi ka kooban siddeed xubnood oo ka shaqeyn doona howlaha dhismaha maamulka SSC-Khaatumo.   Sida lagu sheegay wareegtada kasoo baxday xafiiska Wasiirka, Dr. Axmednuur Maxamed ayaa loo magacaabay guddoomiyaha guddiga, halka Cabdinasiir Xaaji Maxamed loo magacaabay guddoomiye...

African Union extends Burundi troops’ stay in Somalia by six months

Addis Ababa — The African Union has extended the deployment of Burundian troops in Somalia by six months to strengthen efforts against al-Shabaab and support state-building, officials said.   The decision was made during a virtual meeting of the African Union Peace and Security Council (AUPSC), the bloc’s main security body. Burundi’s forces, originally set to withdraw by June 30, 2025, will...

Midowga Afrika oo kordhiyay joogitaanka ciidanka Burundi ee Soomaaliya

Addis Ababa – Midowga Afrika ayaa go’aamiyay in ciidanka Burundi ee ku sugan Soomaaliya la sii joogo lix bilood oo dheeraad ah, si loo xoojiyo dadaallada ka dhanka ah kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo taageerida qorshayaasha dhismaha dawladnimada. Go’aankan ayaa la qaatay Khamiistii intii lagu jiray kulan online ah oo ay yeesheen wasiirrada arrimaha amniga ee xubnaha Golaha Nabadda...

Xiisad Colaadeed oo Ka Taagan Deegaanka Ceelbuh ee Gobolka Sanaag

MUQDISHO - Xiisad dagaal ayaa ka taagan gobolka Sanaag, gaar ahaan tuulada Ceelbuh, kadib markii ay halkaasi isku hor yimaadeen ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwo uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in iska horimaad ka dhacay deegaankaasi uu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaaray dad rayid...

Tensions Rise in Sanaag Region Amid Armed Standoff in Ceelbuh

MOGADISHU, Somalia - A security crisis is unfolding in the Sanaag region, particularly in the village of Ceelbuh, where armed forces from Puntland have clashed with troops loyal to the former Speaker of the Puntland Parliament, Abdirashid Yusuf Jibril.   According to reliable sources, the confrontation has resulted in civilian casualties, including both deaths and injuries. Puntland forces reportedly moved into the...

Somali Lawmaker Warns Against Federal Interference in SCC Khatumo State Formation

MOGADISHU — A Somali federal lawmaker has warned against federal government interference in the ongoing formation of the SCC Khatumo regional administration, urging that locals be allowed to build a representative and inclusive governance structure.   Abdirisaq Hassan Dhokir, a member of the Somali Federal Parliament, spoke exclusively to Shabelle Media, cautioning that any outside meddling could undermine the legitimacy and...

Xildhibaan Ka Digay Faragelinta Dowladda ee Hanaanka Dhismaha Maamulka SCC Khatumo

Muqdisho – Iyadoo dowladda Soomaaliya ay dadaallo xoogan ku bixineyso dhismaha hanaanka dowlad-goboleedka SCC Khatumo, ayaa Abdirisaaq Xasan Dhokir oo ka tirsan baarlamaanka federaalka, una hadlay waraysi gaar ah oo uu siiyay wargeyska Shabelle, waxa uu si cad uga digay in dowladda federaalka ay faragelin ku samayso hanaanka dowlad-dhiska maamulka SCC Khatumo.   Xildhibaanku waxa uu ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya...

Xildhibaan Baxsad ah oo Ku Eedeysan Marin-habaabinta Shacabka iyo Magac-dilka Dowladda Soomaaliya

MUQDISHO - Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa sii wada baaritaanka ay ku hayso Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo haatan ku sugan dalka Mareykanka.   Sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo, Abiib ayaa dalka ka baxay kaddib markii lagu eedeeyay inuu ku kacay falal culus oo ay ka mid yihiin sumcad-dilka hay’adaha dowliga...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...