Somali Forces Launch Operations Against Al-Shabaab in Hiiraan and Middle Shabelle Regions
MOGADISHU, Somalia – Somali National Army and allied militia forces have launched coordinated operations in the Hiiraan and Middle Shabelle regions targeting Al-Shabaab militants, military sources confirmed on Saturday.
The security offensive focuses on areas between Ceel Hareeri in Hiiraan and Aadan Yabaal in Middle Shabelle, with particular attention on the Mabaax area, where militant activity remains a concern.
Government forces...
Ciidamada Xooga iyo Macawisleyda Oo Howlgalo Ka Wada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
BELEDWEYNE - Wararka naga soo gaaraya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ay ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Macawisleyda ay ka wadaan howlgalo qorsheysan oo lagu baadi-goobayo xubnaha Al-Shabaab ee ku sugan deegaanadaasi.
Howlgalladan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaraya inta u dhexeysa Ceel Hareeri oo ka tirsan gobolka Hiiraan iyo Aadan Yabaal oo ka tirsan...
Somaliland President Abdirahman Irro Heads to Qatar on Official Invitation
HARGEISA, Somalia, June 28 – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Irro” is expected to arrive in Qatar on Saturday, leading a high-level delegation following an official invitation from the Qatari government, officials confirmed.
According to sources within the Somaliland presidency, the visit comes amid efforts to strengthen diplomatic ties and explore potential cooperation between the self-declared republic and the Gulf...
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Wajahan dalka Qatar
Hargeysa – Juun 28, 2025 – Wararka ka imaanaya madaxtooyada Somaliland ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), uu maanta safar rasmi ah ugu ambabaxayo dalka Qatar, kaddib markii uu helay casuumaad rasmi ah oo uga timid dowladda Qadar.
Ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan madaxtooyada Somaliland ayaa xaqiijiyay in madaxweynaha uu hoggaaminayo wefdi culus oo isugu...
Forced Voter Registration Disrupting Daily Work, Say Labourers in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – Daily labourers and young drivers of tuk-tuks and freight vehicles in Mogadishu are voicing growing frustration over what they describe as forced voter registration that is interfering with their livelihoods.
According to multiple accounts, security forces in various districts of the capital have been rounding up workers from roadsides and job sites, taking them to voter registration...
Xoogsatada Muqdisho Oo Ka Cabanaya Diiwaangelin Qasab Ah
Muqdisho – Qaar ka mid ah shacabka ku nool caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan xoogsatada, dhalinyarada wadayaasha mooto bajaajta iyo fekoonta, ayaa si weyn uga cabanaya diiwaangelin codbixineed oo ay ku tilmaameen mid lagu qasbayo, taas oo si joogto ah ay ula kulmaan maalin kasta.
Dadkaasi ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ee degmooyinka magaalada ay si khasab ah uga soo qabqabanayaan...
SSC-Khatumo top traditional elder Urges Dialogue with Puntland Over Shared Interests
LasAnod, Somalia – The Supreme Traditional Leader of the SSC-Khatumo administration, Garaad Jama Garaad Ali, has called for urgent dialogue between Puntland and Khatumo authorities, emphasizing the need for cooperation on mutual political and regional interests.
Speaking to local media, Garaad Jama expressed concern over the apparent neglect of negotiations between the two administrations, warning that such talks are crucial...
Garaad Jaamac oo ku baaqay gogol wada hadal ah oo dhex mara Puntland iyo Khaatumo
Laascaanood — Garaadka guud ee SSC Khaatumo, Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa ka dhawaajiyay muhiimadda ay leedahay in la isugu yimaado gogol wada hadal ah oo ay yeeshaan maamullada Puntland iyo Khaatumo, si ay uga wada hadlaan masiirka siyaasadeed iyo danaha ay wadaagaan labada dhinac.
Garaadka ayaa sheegay in wadahadalladaasi yihiin kuwo lama huraan u ah mustaqbalka labada maamul, isagoo...
African Media Delegation Explores India’s Growth and Innovation Firsthand
India hosted over 20 journalists from 10 North and West African nations for a week-long familiarization tour, offering firsthand exposure to its development journey and deepening Africa–India cooperation.
The visit organized by the Ministry of External Affairs was part of India's broader outreach strategy to build deeper ties with Africa through diplomacy, development, and media.
The delegation comprised journalists from 10...
Deni oo lagu eedeeyay inuu hor istaagey horumarka kaabayaasha dhaqaalaha gobolka Mudug
Gaalkacyo – Tan iyo markii uu xilka qabtay Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa waxaa soo baxayay eedeymo isa soo taraya oo ku saabsan in uu carqaladeeyay horumarka kaabayaal dhaqaale oo laga hirgelin lahaa gobolka Mudug, sida uu sheegay la-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan dimuqraadiyadda, Axmed Cilal.
Wareysi uu siiyay idaacadda Shabelle, Cilal ayaa tilmaamay in gobolka Mudug uu yahay...








