Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo u dabaal-degtay 65 sano guuradii Xorriyadda Qaranka

NAIROBI, Kenya – 29 Juun 2025 – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa si rasmi ah u xustay sanad-guuradii 65-aad ee kasoo wareegtay maalintii xorriyadda qaranka Soomaaliyeed ee 26-kii Juun 1960-kii, taas oo ahayd maalin taariikhi ah oo lagu xasuusto xorriyaddii gobollada Waqooyi ee dalka.   Munaasabaddan oo ka dhacday magaalada Nairobi ayaa qeyb ka ahayd xuska Todobaadka Xorriyadda,...

Madaxweynaha oo Dhagax-dhigay Garoon Diyaarado, Deked Casri ah iyo Mashaariic Kale

Jowhar, Soomaaliya – 29 Juun 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha garoon diyaaradeed casri ah, deked cusub iyo mashaariic kale oo muhiim ah oo laga hirgelinayo deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Mashaariicdan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo horumarka gobolka, kor u qaadista...

Somali President Launches Major Infrastructure Projects in Middle Shabelle Region

  MOGADISHU, Somalia – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday laid the foundation stone for a series of major infrastructure projects in the Haawaay area of Middle Shabelle, including the construction of a modern airport and seaport, in a bid to boost development and improve connectivity in the region.   The projects, which also include key transport and public service infrastructure,...

Somalia Security Minister Calls for Immediate Halt to Fighting in Abudwak Town

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Security has called on the warring parties in Caabud-waaq district, Galgaduud region, to immediately cease hostilities.   Abdullahi Sheikh Ismail Fartag strongly warned that those fueling the conflict will be held accountable. He urged religious leaders, traditional elders, and intellectuals to intervene and help end the fighting. “The security agencies of Galgaduud and the local administration must...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doona dadka Colaada hurinaya

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka amniga Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Degmada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud in ay joojiyaan dagaalka.   Cabdullahi Sheekh Ismaciil Fartaag, ayaa si adag u sheegay in lala xisaabtami doono dadka Colaadda hurinaya, isagoo ugu baaqey Culimada, Odayada dhaqanka, Waxgaradka in ay dhexda u xirtaan sidii loo joojin lahaa dagaalka. Wasiirka ayaa sidoo kale yiri: "Hay'adda amniga ee Galgaduud iyo tan Maamulkuba wa inay ka shaqeeyaan sidii...

Clashes Persist in Somali Town After Deadly Fight

Abudwak, Somalia — Fighting continues Tuesday in the town of Abudwak, in central Somalia’s Galgaduud region, following deadly clashes Monday between Galmudug police forces and armed militias loyal to local hotel owners.   The violence erupted near the Galmudug police station, where militias opposing the expansion of the police base engaged in heavy fighting with security forces. At least 10 people were...

Cabsi Dagaal oo Weli Ka Taagan Magaalada Caabudwaaq 

Caabudwaaq, Galgaduud – Waxaa saakay weli ka jirta cabsi dagaal oo ka taagan magaalada Caabudwaaq kadib dagaal culus oo maalintii shalay dhexmaray ciidamada Booliiska Galmudug iyo maleeshiyaad hubeysan oo la sheegay inay taageero ka helayaan milkiilayaasha hoteello ku yaalla agagaarka saldhigga Booliiska Galmudug.   Dagaalkii shalay dhacay ayaa sababay dhimashada in ka badan 10 qof, halka dhaawacuna uu kor u dhaafay...

Lix Morookaan ah oo Maxkamad fasaxday oo wali Ku Xiran Garoowe, Puntland

Garoowe, Soomaaliya — Lix dhalinyaro ah oo u dhashay waddanka Morooko ayaa sanado badan ku xiran xabsiga magaalada Garoowe ee dowlad-goboleedka Puntland, inkastoo maxkamad dambiyo la xiriiray argagixisanimo ka daahirtay, haddana wali waa ay ku jiraan xabsi, iyagoo la kulmaya xaalado adag oo nololeed.   Raggaas ayaa markii hore u safray Soomaaliya iyagoo raadinaya fursado dhaqaale, kadib ballanqaadyo ay ka heleen...

Court clears six Moroccans but they remain detained in Somalia

Garowe, Somalia - Six young Moroccan men have been held for several years in a prison in Garowe, Puntland. Although a final court ruling acquitted them of charges related to terrorism, they continue to be detained under reportedly difficult conditions, including limited access to food, clean water, medical care, and contact with the outside world.   The men initially travelled to...

Ciidamada Danab oo howlgalgaar ah ka fuliyay gobolka Jubadda Hoose

Muqdisho, Soomaaliya — Ciidanka gaarka ah ee Danab, oo gacan ka helaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Maqooqaha ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay ku dileen 37 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga Axaddii.   War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaraddu ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu bartilmaameedsaday saldhig muhiim ah oo ay...

WARAR KALE

Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray

ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha...

Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo...

MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii...