Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidanka Xoogga Dalka oo Hawlgal ka Fuliyay Gobolka Mudug

BAHDO, Soomaaliya — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) oo garabsanaya xoogagga dadka deegaanka, ayaa maanta oo Arbaco ah hawlgal ballaaran ka fuliyay deegaanka Boorey, oo qiyaastii 120 kiiloomitir u jira degmada Bahdo ee gobolka Mudug. Saraakiisha ciidanka ayaa xaqiijiyay in hawlgalkan uu qayb ka yahay saddex howlgal oo isku dubaridan oo ka socda gobolka, kuwaas oo ujeedkoodu yahay in maleeshiyaadka...

Somalia PM, WFP discuss lasting solutions to food insecurity

MOGADISHU, May 6, 2026 – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre met senior officials from the World Food Programme (WFP) on Wednesday to discuss long-term solutions to food insecurity, drought and recurrent climate shocks.   The delegation was led by WFP Deputy Executive Director Matthew Hollingworth, according to a statement. Barre briefed the officials on the country’s overall situation, including security, political...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda WFP

Muqdisho, Arbaco, 06 Maajo 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP), oo uu hoggaaminayey Mudane Matthew Hollingworth, oo ah ku xigeenka Maareeyaha Guud ee WFP, oo ay ka wada hadleen sidii xal waara loogu heli lahaa xaaladda cunna-yarida, abaaraha,...

Somali PM replaces information minister

MOGADISHU, May 6, 2026 – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre has dismissed Information Minister Daud Aweis and appointed lawmaker Abdifatah Qasim Mahmoud as his replacement, the government said on Wednesday.   The appointment was made in accordance with Article 120, paragraphs 2 and 3 of the provisional constitution, and followed consultations with President Hassan Sheikh Mohamud, a statement said. Abdifatah Qasim...

Wasiirka Warfaafinta Daa’uud Aweys oo xilka laga qaadey

MUQDISHO - Waxaa xilka wasiirka Warfaafinta laga qaadey Daa'uud Aweys, isagoo lagu bedelay Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo ah mudane katirsan Gollaha Shacabka.   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla-markaana tixgaliyay talada Madaxweynaha Jamhuuriyadda, arkayna hawlaha baaxadda leh ee horyaala xukuumadda,...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo gacanta ku haya gal-dacwadeedka Sacdiya Bajaaj

MUQDISHO – Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa shaaciyay in uu gacanta ku hayo gal-dacwadeedka la xiriira Sacdiya Macalin Cali Xasan , isagoo xusay in baarista kiiskaasi ay marayso heer gabagabo ah.   War kooban oo ka soo baxay xafiiska ayaa lagu sheegay in baaritaanka si dardar leh u socdo, isla markaana la filayo in dhowaan la soo afjaro, si...

Somalia, Qatar discuss boosting human rights cooperation

MOGADISHU, May 6, 2026 – The chairperson of Somalia’s National Independent Human Rights Commission, Maryan Qasim, held talks on Wednesday with Qatar’s ambassador to Somalia, Dr Abdullahi bin Salim Al-Nuaimi, focusing on strengthening cooperation in human rights and institutional development.   Discussions centered on enhancing collaboration between the two countries’ human rights bodies, including technical exchanges, capacity building, institutional management, human...

Soomaaliya iyo Qatar oo xoojinaya iskaashiga Arrimaha Xuquuqda Aadanaha

MUQDISHO, 6 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Maryan Qasim, ayaa Arbacadii kulan la yeelatay danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr Cabdullaahi bin Saalim Al-Nucaymi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga xuquuqda aadanaha iyo horumarinta hay’adaha.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta wada-shaqeynta u dhexeysa guddiyada xuquuqda aadanaha ee labada dal, gaar ahaan dhinacyada is-dhaafsiga...

Masar oo mar kale xaqiijisay taageerada midnimada Soomaaliya

QAAHIRA – Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Muwaadiniinta Dibadda ee Masar, Badr Abdelatty, ayaa mar kale xaqiijiyay taageerada buuxda ee dalkiisa u hayo midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, kadib wada hadal telefoon oo uu la yeeshay dhiggiisa Soomaaliya, Cabdisalaan Cali, Talaadadii.   Abdelatty ayaa si cad u muujiyay diidmada adag ee Masar ka qabto tallaabo kasta oo...

Egypt reaffirms full support for Somalia’s sovereignty

CAIRO - Minister of Foreign Affairs, International Cooperation and Egyptian Expatriates Badr Abdelatty reaffirmed, Tuesday, May 5, 2026, Egypt’s full support for the unity, sovereignty, and territorial integrity of Somalia during a phone call on Tuesday with his Somali counterpart Abdisalam Ali.   Abdelatty stressed Egypt’s firm rejection of any unilateral actions that could undermine Somalia’s sovereignty or territorial unity. The call...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...