Amar adag la dul dhigay ganacsatada Boosaaso, Puntland
BOOSAASO, Soomaaliya – Guddoomiyaha magaalada Boosaaso, Mudane Cabdifitaax Maxamed Cismaan, ayaa awaamiir culus kusoo rogay ganacsatada ku sugan Boosaaso, isagoo ku wargeliyay inay bixin doonaan dhaqaale loogu talagalay taageerada ciidamada difaaca Puntland ee dagaalka kula jira kooxda argagixisada ah ee Daacish.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in shirkad ama xarun ganacsi oo ka gaabiso bixinta lacagtaasi aysan sii shaqeyn doonin gudaha magaalada Boosaaso,...
Trump launches verbal attack on Rep. Ilhan Omar over criticism of military deployment
WASHINGTON, United States - U.S. President Donald Trump launched a scathing verbal attack on Democratic Congresswoman Ilhan Omar after she strongly criticized the government's domestic security policies, particularly the deployment of military forces in response to protests.
Omar, a Somali-American representative from Minnesota, condemned the use of the National Guard in Los Angeles amid demonstrations against the treatment of migrants, calling...
Trump oo weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar
WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, kadib markii ay dhaleeceyn xooggan u jeedisay siyaasadihii amniga gudaha ee xukuumaddiisa, gaar ahaan adeegsiga ciidamada militariga.
Ilhaan Cumar ayaa hadalkeeda jeedisay iyadoo ka falcelinaysay markii ciidamada Qaranka Mareykanka loo daadgureeyay magaalada Los Angeles, xilli ay ka socdeen mudaharaadyo looga...
Somali, Jubaland Forces Launch Offensive on Al-Shabaab in South
KISMAYO, Somalia - Security sources in southern Somalia say Jubaland regional forces, in coordination with the U.S.-trained Danab special forces and the 56th Battalion of the Somali National Army’s 11th Division, have carried out a planned military operation targeting Al-Shabaab strongholds in several areas of Lower Juba region.
The joint offensive reportedly took place in the areas of Malaaleey, Araare,...
Howlgallo culus oo laga fuliyey gobolka Jubbada Hoose, Jubbaland
KISMAAYO, Soomaaliya - Wararka naga soo gaaraya deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubbaland oo kaashanaya Kumaandooska Danab iyo Ururka 56-aad ee guutada 11-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaannada Malaaleey, Araare, Koban, Janaale Jay iyo Reeynero oo ku yaalla jiinka wabiga Jubba.
Sida lagu sheegay war-saxaafadeed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Villa Soomaaliya wafdi sare oo ka socday Adeegga Dhaqaalaha Dibadda ee Midowga Yurub (EEAS), sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada.
Wafdiga waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Afrika ee EEAS, Mr. Jonas Jonsson, waxaana wehlinaysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Karin Johansson. Kulanka ayaa diiradda...
Somali president, EU delegation discuss strengthening ties in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met Monday with a high-level delegation from the European External Action Service (EEAS) at the Villa Somalia presidential palace to discuss strengthening cooperation between Somalia and the European Union, according to a statement from the presidency.
The EEAS delegation was led by Mr. Jonas Jonsson, Director for Africa, and accompanied by the...
World Leaders Should Work for Peace and Security of the Red Sea Maritime Point
The Red Sea, a vital artery in global trade and maritime navigation, has long held strategic importance for the world’s economy and security. Connecting the Mediterranean Sea through the Suez Canal to the Indian Ocean, it serves as one of the busiest and most crucial maritime corridors. Every year, billions of dollars’ worth of goods, including oil, food, and...
OP-ED: Somalia’s Electoral Deadlock: A Borrowed Playbook from Abiy Ahmed or a Path Paved for Al-Shabaab?
Introduction
Somalia is once again grappling with a complex political impasse as fierce debates unfold over the framework of the upcoming elections. The standoff between the Federal Government and various opposition groups and federal member states stems from the government's proposed electoral path. Critics argue this model mirrors the political strategy or 'playbook' employed by Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed....
Ciidanka NISA oo Howlgal Guul leh ka Fuliyey Gobolka Hiiraan
MUQDISHO - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay guul ka gaartay howlgal qorshaysan oo laga fuliyay deegaanka Mabaax, gaar ahaan Isgoyska Gaycad ee gobolka Hiiraan.
Howlgalkan oo dhacay saacadihii la soo dhaafay ayaa lagu bartilmaameedsaday koox ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo halkaasi isku uruursanaysay, iyaga...









