Somalia: National Consultative Council meeting postponed amid political tensions
Mogadishu, Somalia – A key meeting of Somalia’s National Consultative Council, originally scheduled for June 22, has been postponed to July 15, the federal government announced Saturday, citing preparations for the country’s Independence Week celebrations.
In an official statement, the government said: “In recognition of the significance of Independence Week and in preparation for its commemoration, the National Consultative Council...
Dib-u-dhac ku yimid Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Waxaa dib u dhacay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee ay ku ballansanaayeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir.
Shirkan oo lagu waday in lagu qabto 22-ka bishan Juun ayaa dib loogu riixay 15-ka bisha Luulyo 2025, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka.
Qoraalka dowladda ayaa lagu...
Somaliland: Over 40,000 students begin national exams across the breakaway region
Hargeisa, Somalia – National certificate examinations for the 2024–2025 academic year officially began Saturday across Somaliland’s regions and districts, according to the Office of Examinations and Certification.
A total of 40,749 students — both boys and girls — are sitting the exams this year. The candidates are spread across three educational levels:
Secondary School (Form Four): 15,696 students
Intermediate School (Grade 8):...
Somaliland: 40,749 arday ah oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah
Hargeysa, Soomaaliya – Maanta oo Sabti ah ayaa si rasmi ah imtixaanka shahaadiga ah ee sanadka dugsiyeedka 2024–2025 uga billowday guud ahaan gobollada iyo degmooyinka maamulka Somaliland, sida uu shaaciyey Xafiiska Imtixaanaadka & Shahaado Bixinta.
Tirada guud ee ardayda u fariisatay imtixaankan sanadkan ayaa gaareysa 40,749 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho. Ardaydan ayaa u kala fadhiisanaya saddex heer...
Somalia: Al-Shabaab members killed in targeted operation in Aadan Yabaal
Mogadishu, Somalia – Somali intelligence forces, backed by international partners, have killed at least 12 Al-Shabaab fighters — including senior commanders — in a special operation carried out in the Aadan Yabaal district of central Somalia, NISA said Friday.
The operation, led by the National Intelligence and Security Agency (NISA), targeted a strategic compound used by the militants in the...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo Lagu Dilay Howlgal Gaar ah oo ka dhacay Degmada Aadan Yabaal
Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa si guul leh u fuliyay howlgal gaar ah oo lagu beegsaday guri istaraatiiji ah oo ku yaalla degmada Aadan Yabaal, ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalkaas ayaa lagu dilay ilaa 12 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ay ku jiraan horjoogayaal sare oo...
Ethiopian PM Meets AFRICOM Commander Amid Rising Regional Security Concerns
Addis Ababa — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed on Friday received General Michael Langley, Commander of the United States Africa Command (AFRICOM), in Addis Ababa for discussions on bilateral and regional issues of mutual interest.
“Today in Addis Ababa, I welcomed General Michael Langley, AFRICOM Commander. We discussed matters related to bilateral relations and regional concerns,” Abiy said.
The Ethiopian government...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM
ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magaalada Addis Ababa ku qaabilay General Michael Langley, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM). kulanka ayaa lagu falanqeeyay “arrimo laba geesood ah, kuwa gobolka Geeska Afrika iyo danaha ay wadaagaan labada dal.”
"Waxaa maanta magaalada Addis Ababa ku soo dhaweeyay General Michael Langley, Taliyaha AFRICOM, oo kawada hadalnay arrimaha xiriirka laba geesoodka...
Ex-Somali spy chief returns to parliament unopposed after NISA exit
JOWHAR, Somalia – Abdullahi Mohamed Ali, known as Sanbaloolshe, was elected unopposed to Somalia’s federal parliament's Lower House chamber, regaining seat HOP058 following his recent dismissal as head of the country’s intelligence agency.
The indirect vote took place in Jowhar, the capital of Middle Shabelle in Hirshabelle State. His only challenger, Ismail Warsame Farah, withdrew from the race, clearing the...
Sanbaloolshe oo Markale loo doortay Kursiga #HOP058 ee Golaha Shacabka
Jowhar, Juun 20, 2025 – Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa markale loo doortay kursiga #HOP058 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.
Doorashada ayaa ka dhacday magaalada Jowhar, oo ah caasimadda gobolka Shabeellaha Dhexe ee dowlad-goboleedka Hirshabelle. Sanbaloolshe ayaa si rasmi ah ugu guuleystay kursiga iyadoo aan cidna la tartamin,...







