Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Young Man Killed in Central Somalia Amid Allegations of Sexual Assault

Miira-Cowleed, Somalia – A young man originally from the South West regions of Somalia was killed near the village of Miira-Cowleed in the central Galgaduud region, local residents and security officials said Sunday.   According to residents, the victim had previously been accused of multiple sexual assaults and physical abuse targeting women in the area. The allegations are believed to have...

Dil ka dhacay deegaanka Miira-Cowleed ee gobolka Galgaduud

Miira-Cowleed, Galgaduud – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Miira-Cowleed ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in nin dhallinyaro ah, oo asal ahaan ka soo jeeda deegaannada Koofur Galbeed, lagu dilay meel aan ka fogeyn deegaankaasi.   Sida ay sheegeen dadka deegaanka, ninkan ayaa hore loogu eedeeyay falal kufsi iyo jirdil isugu jira oo uu kula kacay haween deegaanka, taasoo dhalisay caro xooggan...

Somalia Attends OIC Foreign Ministers’ Meeting in Istanbul Amid Israel-Iran Tensions

ISTANBUL, Turkey — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Omer Hadliye, on Monday took part in the 51st session of the Council of Foreign Ministers of the Organization of Islamic Cooperation (OIC), which opened in Istanbul.   The two-day summit brings together top diplomats from across the Muslim world, with a key focus on rising tensions between Israel...

Soomaaliya oo ka qeybgalaysa Shir ka furmay magaalada Istanbul

ISTANBUL - Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay furitaanka Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo maanta ka furmay magaalada Istanbul.   Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaasoo maanta ka furmay magaalada...

22 Suspects Arrested in Gang Rape Case That Shocked Somalia’s LasAnod city

LASAOD, Somalia — Authorities in Somalia’s SSC-Khaatumo state said Saturday that 22 young men have been arrested in connection with the brutal gang rape of two girls in LasAod, an incident that has sparked widespread outrage.   Local reports suggest the girls were attacked by a group of nearly 30 males in the Sool region’s capital. The case has prompted public...

22 Eedeysane oo Loo Qabtay Kiis Kufsiga Laba Gabdhood oo Ka Dhacay Laascaanood

LAASCAANOOD, Soomaaliya – Kadib dhacdo murugo leh oo dhowaan ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo la sheegay in laba gabdhood lagu kufsaday, ayaa maamulka SSC-Khaatumo sheegay in ugu yaraan 22 wiil loo soo qabtay falkaasi, iyadoo lagu eedeeyay inay ka qayb qaateen kufsiga oo la sheegay inay geysteen ku dhowaad 30 wiil.   Madaxweynaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdikariim...

Somali Army Seizes Key Towns from Al-Shabaab in Southern Somalia

Mogadishu - The Somali National Army has captured the strategic towns of Sabiid and Caanoole in the Lower Shabelle region, marking a significant advance in its ongoing offensive against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group, military officials said Friday.   The military launched a coordinated operation earlier this week, forcing Al-Shabaab militants to flee their hideouts and abandon key positions, according to army...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Dib ula wareegay Sabiid iyo Caanoole

Sabiid, Juun 21 — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa guul weyn ka gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, kadib markii ay si buuxda ula wareegeen deegaannada muhiimka ah ee Sabiid iyo Caanoole, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.   Howlgal qorsheysan oo si xeeladeysan loo fuliyay ayaa lagu jabiyay kooxda Al-Shabaab, waxaana lagu qasbay inay ka cararaan goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen,...

Ethiopian PM: Ethiopia Cannot Be Without Sea Access, Economy Depends on It

Addis Ababa — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has reiterated that Ethiopia cannot remain a landlocked country, emphasizing that the nation’s economy heavily depends on securing access to the sea.   Speaking in recent remarks, Abiy stressed that the lack of a sea outlet places a significant burden on Ethiopia’s economy and called for the urgent resolution of the issue. He...

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed: Itoobiya ma ahaan karto bad la’aan, dhaqaalaheena ayaa ku xiran

ADDIS ABABA - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa ku adkeystay in dalkiisa uusan marnaba noqon karin dal aan marin-badeed lahayn, isagoo sheegay in dhaqaalaha dalka uu si toos ah ugu xiran yahay helitaanka marin-badeed.   Abiy Axmed ayaa intaa ku daray in maqnaanshaha marin-badeedka uu culays weyn ku hayo dhaqaalaha Itoobiya, isla markaana ay tahay arrin u baahan in si...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mashaariic daah-furay Caasimadda HirShabeelle

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee...

Somali President Inaugurates Development Projects During Visit to Hirshabelle Capital

JOWHAR, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a series of development projects and government facilities in the central town of...

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...