Somalia’s Prime Minister Rules Out Return to Indirect Elections, Calls for National Unity
Mogadishu, June 22, 2025 — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday evening emphasized that the country cannot revert to indirect elections and affirmed the government’s commitment to handing power directly to the Somali people.
Speaking at a banquet in Mogadishu honoring delegates who participated in the National Consultative Forum, Hamza said the Federal Government of National Unity supports...
Debi and Madobe Hold Key Talks in on Somalia’s Political Crisis and Election Dispute
Garowe, June 22, 2025 — Jubaland President Ahmed Mohamed Islam “Madobe” arrived in the Puntland capital, Garowe, on Saturday and held a private meeting with Puntland President Said Abdullahi Deni to discuss the country’s political situation.
The talks, which lasted several hours, focused on reviving relations between the two administrations, which had been strained for some time. The leaders also...
Axmed Madoobe oo Garoowe Kulamo Gaar Ah Kula Yeesha Madaxweynaha Puntland
Muqdisho, 22 Juunyo 2025 — Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe ayaa shalay gaaray magaalada Garoowe, halkaas oo xalay kulan gaar ah kula qaatay dhigiisa Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.
Kulankan oo si gaar ah loogu qabtay labada hoggaamiye ayaa waxaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada maamul Goboleed.
Kulanka ayaa socday muddo...
RW Xamse: Suurtagal Ma Ahan In Dalka Dib Ugu Noqdo Doorasho Dadban
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo xalay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kaga qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayaa sheegay in aysan suurtagal ahayn in dalkeennu uu dib ugu laabto doorasho dadban, awooddana loo celinayo shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran, ay dhiirrigelinayso talooyinka ku...
Uganda confirms 7 UPDF Soldiers Killed during anti-Al-Shabaab offensive in Somalia
KAMPALA, Uganda - At least seven Uganda Peoples’ Defence Forces (UPDF) soldiers were killed during a fierce three-day joint operation to recapture Sabiid-Anole town from Al-Shabaab militants in Somalia’s Lower Shabelle region, the Ministry of Defence has confirmed.
Brigadier General Felix Kulayigye, the Defence and UPDF Spokesperson, confirmed the casualties in a Sunday briefing to the press, describing the loss...
Uganda oo askar looga dilay dagaal ka dhacay G/Shabeellaha Hoose
KAMPALA, Uganda – Ugu yaraan toddobo askari oo ka tirsanaa Ciidanka Difaaca Dadka Uganda (UPDF) ayaa lagu dilay howlgal saddex maalmood socday oo lagu qaaday magaalada Sabiid-Anole ee gobolka Shabeellaha Hoose ee Soomaaliya, sida ay xaqiijisay Wasaaradda Difaaca Uganda.
Brigadier General Felix Kulayigye, afhayeenka difaaca iyo UPDF, ayaa warbaahinta u sheegay Axaddii in askarta la dilay ay “geeriyoodaan si geesinimo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan oo la kulmay Dhigiisa Soomaaliya
Istanbul, Juun 22 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Azerbaijan, Jeyhun Bayramov, ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, kaddib kulan ku dhex maray magaalada Istanbul, halkaas oo lagu qabtay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...
Azerbaijan and Somalia discuss bilateral relations
On June 22, Azerbaijan’s Minister of Foreign Affairs Jeyhun Bayramov met with Abdisalam Abdi Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, on the sidelines of the 51st Session of the Council of Foreign Ministers of the Organization of Islamic Cooperation (OIC) in Istanbul.
The meeting focused on prospects for strengthening bilateral and multilateral...
Somalia Opens National Meeting to Strengthen Local Governance and Service Delivery
Mogadishu — Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation officially opened the National Local Governance Coordination Meeting on Thursday, emphasizing the importance of strong and accountable local governments to promote peace and sustainable development.
The meeting, themed “Strengthening Cooperation and Collaboration to Achieve Responsible, Resilient, and Service-Oriented Local Governments,” gathers representatives from the federal member states of Galmudug, Hirshabelle,...
Cali Xoosh oo kafuray Muqdisho Kulanka Qaran ee isu-duwidda Dowladaha Hoose
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daahfuray Kulanka Qaran ee isu-duwidda Dowladaha Hoose.
Wasiir Cali Xoosh oo ka hadlay Kulanka ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda dhismaha Dowladaha Hoose, isagoo yiri” Dhismaha dowladaha hoose ee dalka waa tiir muhiim u ah dowlad-dhiska iyo kor u qaadidda...








