Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Army Seizes Key Towns from Al-Shabaab in Southern Somalia

Mogadishu - The Somali National Army has captured the strategic towns of Sabiid and Caanoole in the Lower Shabelle region, marking a significant advance in its ongoing offensive against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group, military officials said Friday.   The military launched a coordinated operation earlier this week, forcing Al-Shabaab militants to flee their hideouts and abandon key positions, according to army...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Dib ula wareegay Sabiid iyo Caanoole

Sabiid, Juun 21 — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa guul weyn ka gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, kadib markii ay si buuxda ula wareegeen deegaannada muhiimka ah ee Sabiid iyo Caanoole, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.   Howlgal qorsheysan oo si xeeladeysan loo fuliyay ayaa lagu jabiyay kooxda Al-Shabaab, waxaana lagu qasbay inay ka cararaan goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen,...

Ethiopian PM: Ethiopia Cannot Be Without Sea Access, Economy Depends on It

Addis Ababa — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has reiterated that Ethiopia cannot remain a landlocked country, emphasizing that the nation’s economy heavily depends on securing access to the sea.   Speaking in recent remarks, Abiy stressed that the lack of a sea outlet places a significant burden on Ethiopia’s economy and called for the urgent resolution of the issue. He...

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed: Itoobiya ma ahaan karto bad la’aan, dhaqaalaheena ayaa ku xiran

ADDIS ABABA - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa ku adkeystay in dalkiisa uusan marnaba noqon karin dal aan marin-badeed lahayn, isagoo sheegay in dhaqaalaha dalka uu si toos ah ugu xiran yahay helitaanka marin-badeed.   Abiy Axmed ayaa intaa ku daray in maqnaanshaha marin-badeedka uu culays weyn ku hayo dhaqaalaha Itoobiya, isla markaana ay tahay arrin u baahan in si...

Somalia: National Consultative Council meeting postponed amid political tensions

Mogadishu, Somalia – A key meeting of Somalia’s National Consultative Council, originally scheduled for June 22, has been postponed to July 15, the federal government announced Saturday, citing preparations for the country’s Independence Week celebrations.   In an official statement, the government said: “In recognition of the significance of Independence Week and in preparation for its commemoration, the National Consultative Council...

Dib-u-dhac ku yimid Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Waxaa dib u dhacay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee ay ku ballansanaayeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir.   Shirkan oo lagu waday in lagu qabto 22-ka bishan Juun ayaa dib loogu riixay 15-ka bisha Luulyo 2025, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka. Qoraalka dowladda ayaa lagu...

Somaliland: Over 40,000 students begin national exams across the breakaway region

Hargeisa, Somalia – National certificate examinations for the 2024–2025 academic year officially began Saturday across Somaliland’s regions and districts, according to the Office of Examinations and Certification.   A total of 40,749 students — both boys and girls — are sitting the exams this year. The candidates are spread across three educational levels: Secondary School (Form Four): 15,696 students Intermediate School (Grade 8):...

Somaliland: 40,749 arday ah oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah

Hargeysa, Soomaaliya – Maanta oo Sabti ah ayaa si rasmi ah imtixaanka shahaadiga ah ee sanadka dugsiyeedka 2024–2025 uga billowday guud ahaan gobollada iyo degmooyinka maamulka Somaliland, sida uu shaaciyey Xafiiska Imtixaanaadka & Shahaado Bixinta.   Tirada guud ee ardayda u fariisatay imtixaankan sanadkan ayaa gaareysa 40,749 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho. Ardaydan ayaa u kala fadhiisanaya saddex heer...

Somalia: Al-Shabaab members killed in targeted operation in Aadan Yabaal

Mogadishu, Somalia – Somali intelligence forces, backed by international partners, have killed at least 12 Al-Shabaab fighters — including senior commanders — in a special operation carried out in the Aadan Yabaal district of central Somalia, NISA said Friday.   The operation, led by the National Intelligence and Security Agency (NISA), targeted a strategic compound used by the militants in the...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo Lagu Dilay Howlgal Gaar ah oo ka dhacay Degmada Aadan Yabaal

Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa si guul leh u fuliyay howlgal gaar ah oo lagu beegsaday guri istaraatiiji ah oo ku yaalla degmada Aadan Yabaal, ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Howlgalkaas ayaa lagu dilay ilaa 12 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ay ku jiraan horjoogayaal sare oo...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Oo Furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo...

Guddiga Qaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada oo Kormeeray Garoonka Stadio Muqdisho

MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah...