Somalia: National Dialogue Conference Set to Open in Mogadishu
MOGADISHU – Somalia is set to open a much-anticipated national consultation conference in the capital, Mogadishu, on Sunday, June 16, following a recent call by President Hassan Sheikh Mohamud aimed at fostering political consensus and national unity.
The forum, organized under the auspices of the Federal Government, will bring together a wide range of delegates from across Somalia and the...
Gogoshii Wadatashiga Qaranka oo Berri si Rasmi ah uga Furmeysa Caasimadda
Muqdisho, 15 Juun 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa maalinta berri ah, oo ku beegan 16-ka Juun, martigelin doonta gogoshii wadatashiga ee uu dhawaan ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Shirkan ayaa lagu wadaa in uu noqdo madal heer qaran ah oo ay ka qeyb galaan wufuud kala duwan oo ka kala imaanaya gudaha dalka iyo dibadda, kuwaasoo...
Somalia political talks stall as opposition, regional states boycott Mogadishu meeting
MOGADISHU, June 15, 2025 – A national political dialogue convened by Somali President Hassan Sheikh Mohamud failed to take off on Sunday in Mogadishu, after opposition leaders and key federal member states boycotted the meeting over concerns about the structure and legality of the talks.
The conference, announced on June 1, was intended to bring together the president, political parties,...
Khilaafka Siyaasadeed oo fashiliyay Shirka Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqey
Muqdisho, 15 Juun 2025 – Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir muhiim ah oo uu madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku casuumay qeybaha kala duwan ee siyaasadda dalka.
Shirkan oo markii hore la iclaamiyay 1-da bishan Juun ayaa looga gol lahaa in lagu gorfeeyo arrimaha qilaafka taagan ee saameynaya mustaqbalka dalka, gaar ahaan...
Somalia opposition rejects dialogue with President amid political deadlock
Mogadishu — Somalia’s opposition leaders have twice rejected calls for a political dialogue initiated by President Hassan Sheikh Mohamud, resulting in the failure of both attempts to hold the talks, sources say.
The opposition, led by former presidents and key political figures, expressed dissatisfaction with the approach and framework proposed by the president, saying it does not meet their expectations...
Fashil ku yimid shirkii uu madaxweynaha Soomaaliya ku baaqay
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo jeer ugu baaqay madaxda siyaasiyiinta mucaaradka inay ka qeyb galaan shir wadatashi ah, balse labada jeerba shirarkaas ayaa fashilmay iyadoo mucaaradku aysan aqbali doonin shirka.
Madaxda mucaaradka, oo ay hormuud ka yihiin madaxweynayaashii hore ee dalka, ayaa si weyn uga saluugay shirarka madaxweynaha ku baaqay, iyagoo ku eedeeyay inuu habka iyo...
US Military Airdrops Aid to Puntland Forces Battling ISIS in Calmiskaad Mountains
Bosaso, Somalia — US military aircraft have provided critical support to Puntland security forces fighting ISIS militants in the rugged Calmiskaad mountain region of Somalia’s Bari province.
Due to the difficult terrain, which is inaccessible to vehicles and lacks suitable airstrips, US warplanes have airdropped troops, supplies, and military equipment to Puntland forces actively engaged in counterterrorism operations against entrenched...
Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo Taageero Ciidan Siiyay Ciidanka Puntland ee Dagaalka Kula jira Daacish
Bari, Soomaaliya – Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa si toos ah uga taageeray ciidanka difaaca Puntland howlgalka ka socda aagga buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari, halkaas oo ay ciidamada Puntland ka wadaan dagaal xooggan oo lagula jiro Daacish.
Wararka ayaa sheegaya in diyaaradaha Mareykanku ay sahay iyo saanad ciidan hawada uga dajiyeen ciidamo ku sugan aagga buuraleyda Calmiskaad, si loo...
Puntland Leader Holds Meeting with Int’l Partners Amid Tensions with Somali Government
Garowe, Somalia — Puntland President Said Abdullahi Deni held a virtual meeting with representatives of the international community led by UN envoy to Somalia James Swan to discuss the country’s political and security situation.
During the meeting, President Deni proposed convening a comprehensive national conference involving the federal government, regional member states, former leaders, and key stakeholders to address Somalia’s...
Madaxweynaha Puntland oo Kulamo La Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka
Garoowe – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan muhiim ah la qaatay wakiillada beesha caalamka oo uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.
Kulanka oo ahaa mid hab-fogaan arag ah ayaa looga wada hadlay marxaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland ayaa soo jeediyay in la qabto shirweyne ballaaran oo loo dhan yahay, kaasoo ay...








