NISA Chief Pledges to Reopen Closed Roads in Mogadishu Amid Growing Traffic Woes
Mogadishu, Somalia – The head of Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), Mahad Salad, has pledged to reopen several key roads in Mogadishu, promising relief for residents frustrated by severe traffic congestion.
In recent months, violent attacks—including deadly bombings—have led to the closure of several major thoroughfares across the Somali capital. Roads have been blocked with rocks and other...
Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanqaadey Furitaanka Wadooyinka Xiran ee Muqdisho
Muqdisho – Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), General Mahad Salaad, ayaa sameeyay balanqaad weyn oo ah inuu furi doono wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho, taas oo haddii ay hirgasho ay farxad weyn u horseedi doonto bulshada ku nool caasimadda.
Muddooyinkii u dambeeyay, magaalada Muqdisho waxaa saameyn ku yeeshay dhibaatooyin badan oo ay kamid yihiin qaraxyada xoogan iyo...
ILO Dismisses False Claims by Self-Styled Individuals Residing in Sweden and Canada
The Federal Government of Somalia has emerged with a procedural and diplomatic win at the 113th Session of the International Labour Conference (ILC), following a Credentials Committee review that upheld the legitimacy of its tripartite delegation.
At the heart of the challenge were three individuals based in Sweden and Canada, falsely claiming affiliation with an entity called SOCOTU. Despite having...
Somalia’s President Oversees Intelligence Handover as New NISA Chief Takes Office
MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday presided over a formal handover ceremony at the headquarters of the National Intelligence and Security Agency (NISA), officially transferring leadership to the agency’s new director, Mahad Mohamed Salad, from outgoing chief Abdullahi Mohamed Ali "Sanbaloolshe".
The ceremony was attended by senior government and security officials, including Internal Security Minister Abdullahi...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Xil-wareejinta Sanbaloolshe
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ugu kala wareejiyey Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimihii hore Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.
Munaasabadda xil-wareejinta oo ka ku qabsoontay Xarunta Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: “𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐦𝐮𝐝𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐬𝐢𝐢𝐧𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐭𝐚𝐲𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚”
Muqdisho, Sabti, 14 Juunyo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka, kaas oo sanadkan ay u fariisanayaan in ka badan 39,000, arday oo ku kala sugan gobollada dalka.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaan gaar ah siineyso tayeynta waxbarashada dalka, isaga oo...
Foreign-Backed Campaign Tries to Discredit Somali Government by Targeting Somalia’s ILC Delegation
A politically motivated and foreign-funded smear campaign has been exposed after a series of coordinated online attacks attempted to discredit Somalia’s Federal Government by targeting the country’s’ delegation to the 113th International Labour Conference (ILC) in Geneva.
What began as baseless criticism by three individuals from Sweden and Canada, who had unsuccessfully lobbied to be included in the delegation, was...
Mahad Salaad to Assume Office as Head of Somalia’s Intelligence Agency
MOGADISHU, June 14, 2025 – Mahad Salaad is set to officially assume office as the new Director of Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), following his recent appointment by the federal cabinet.
The formal handover ceremony will take place in Mogadishu, where Salaad will take over leadership from outgoing NISA chief Abdullahi Sanbaloolshe.
As the new head of NISA, Mahad...
Muqdisho: Mahad Salaad oo Si Rasmi ah u La Wareegaya Xilka Agaasimaha NISA
MUQDISHO, Soomaaliya - Maanta magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah loogu qabtay munaasabad lagu wareejinayo xilka Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), halkaasoo Mahad Salaad si rasmi ah xilka ugala wareegayo taliyahii hore, Cabdullaahi Sanbaloolshe.
Magacaabista Mahad Salaad ayaa dhawaan waxaa meel mariyay Golaha Wasiirada Federaalka Soomaaliya, waxaana xil wareejintan ay calaamad u tahay bilowga wejiga...
Somali PM Launches National High School Exams for 2024/2025 Academic Year
MOGADISHU, June 14, 2025 – Thousands of students across Somalia sat for their final secondary school examinations on Saturday, marking the start of the national exams for the 2024/2025 academic year.
The standardized tests, which assess Grade 12 students completing their high school education, began smoothly at various designated examination centers throughout the country.
Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, officially...









