Warbixin cusub oo oo ka digaysa khatarta Daacish haddii cadaadis joogto ah aan la saarin
BOOSAASO - Warbixin cusub oo ka soo baxday Machadka Daraasaadka Dagaalka (Institute for the Study of War) ayaa ka digaysa in kooxda Daacish ee Soomaaliya ay weli khatar ku tahay amniga Puntland, inkastoo ay sheegtay in kooxdaasi ay si weyn u wiiqantay kadib howlgallada ciidamada Puntland ee gobolka Bari.
Warbixintu waxay sheegtay in ISIS ay weli leedahay awood ay ku...
Tourism official shot dead in Mogadishu’s Deyniile district
MOGADISHU, Somalia – A senior tourism official in Mogadishu’s Deyniile district was shot dead Saturday night by unidentified gunmen, in the latest targeted killing in the Somali capital, family members and witnesses said.
Abdalla Sheikh Ibrahim Jiisow, the head of tourism for Deyniile district, was killed in the Halgan neighborhood around 9 p.m. while returning home, according to residents. The...
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dilka Agaasimihii Dalxiiska ee Degmada Deyniile
MUQDISHO – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil habeen hore ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu dilay Agaasimihii Dalxiiska ee Degmada Deyniile, Marxuum Cabdalla Sheekh Ibraahim Jiisoow.
Dilka ayaa ka dhacay waaxda Halgan ee degmada Deyniile fiidkii Sabtidii, xilli uu marxuumku kusoo jeeday gurigiisa, sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Kooxo hubeysan oo bistoolado ku...
Heavy clashes erupt in Hiran region as Somali army, local militia battle Al-Shabaab
CEEL HAREERI, Somalia – Fierce fighting broke out early Saturday in Somalia’s central Hiiraan region after Somali national army forces and allied local militia, known as "Macawiisley," launched a coordinated assault on Al-Shabaab positions near the village of Ceel Hareeri, officials said.
The clashes erupted in rural villages under Ceel Hareeri, an area recently seized by Al-Shabaab militants. Government forces,...
Dagaal culus oo ka dhacay gobolk Hiiraan, kadib weerar ay qaadeen CXD iyo Macawiisleyda
CEEL HAREERI, HIIRAAN – Dagaal culus oo u dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo ciidamada deegaanka (Macawiisleyda) oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) ayaa saaka ka dhacay tuulooyin hoostaga deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan, halkaas oo dhawaan ay la wareegeen kooxda Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ay qaaday weerar dhowr jiho ah...
Saddex hogaamiye sare oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay howlgal wadajir ah
Muqdisho, Soomaaliya – Saddex hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal wadajir ah oo ay fuliyeen ciidamada ammaanka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda caalamiga ah, sida ay mas’uuliyiin sheegeen Axaddii.
Howlgalkan, oo si wadajir ah ay u qorsheeyeen una fuliyeen Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa ka...
Somalia says three senior al-Shabaab leaders killed in joint operation
MOGADISHU, Somalia - Three senior ringleaders of the al-Shabaab Khawarij group were killed in a joint operation carried out by Somali security forces and international partners, officials said Sunday.
The operation, which was jointly planned and executed by the National Intelligence and Security Agency (NISA), the Somali National Army (SNA), and allied international forces, took place on June 6 in...
SoDMA Chief Attends Global Disaster Risk Summit
Somalia’s Disaster Management Agency (SoDMA) attended the 8th Global Platform for Disaster Risk Reduction (GPDRR 2025), a four-year summit held in Geneva, Switzerland.
SoDMA Chief Mohamud Moalim led Somalia’s delegation to the summit in Geneva, held from June 2 to 6, with over 2,700 participants from 133 countries.
Delegates addressed global strategies for disaster preparedness, resilience building, and risk reduction, with...
Madaxa SoDMA oo shir uga qeyb galay Geneva
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva - Switzerland, kaga qeyb-galay kal-fadhigii 8-aad ee shir-weynaha madasha caalamiga ah ee Yareynta Khataraha Musiibooyinka, (Global Platform for Disaster Risk Reduction – GPDRR 2025) kaas oo afartii sanaba mar la qabto.
Shirka oo socday intii u dhaxaysay 2 June ilaa 6...
Somali Rescue Forum Calls for Halt to Flawed Human Rights Commission Selection
MOGADISHU, June 7 — The Somali Rescue Forum has voiced strong concerns over the ongoing selection process for members of the Independent Human Rights Commission, accusing authorities of violating constitutional requirements.
In a statement released this week, the Forum said the current process fails to meet the standards set out in Articles 41 and 111B of the Provisional Constitution, which...









