Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madasha Samatabixinta oo Dalbatay Hakinta Xulista Guddiga Xuquuqul Insaanka

MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay walaac xooggan ka muujinaysaa hannaanka loo marayo xulista xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka.   Xulista xubnaha Guddiga oo ka mid ah Guddiyada Madaxabannaan ee dastuuriga ah ayaa si cad u baal marsan qodobada 41aad iyo 111b ee Dastuurka Ku-Meel Gaarka ah oo dhigaya in Baarlamaanka Federaalka uu dhiso guddi Xuquuqda Aadanaha u qaybsan...

Somalia’s intelligence agency meets with Mogadishu mayor over city’s security

MOGADISHU, June 7 — Senior security officials and the Banadir regional administration held a key meeting to discuss measures to enhance security during the upcoming Eid al-Adha celebrations.   Attendees included Somali Police Force Commander General Asad Abdullahi Osman, newly appointed National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad, Banadir Regional Governor and Mogadishu Mayor Dr. Hassan Hussein Mungab,...

Somali Police Chief Offers $30,000 Reward for Information on Mogadishu Mortar Attacks

MOGADISHU, June 7 — The Banadir Regional Police Commissioner, Mahdi Omar Muumin, also known as Moalim Mahdi, announced a $30,000 reward on Friday for anyone providing credible information leading to the identification or arrest of those responsible for recent mortar attacks in the Somali capital.   Speaking in Mogadishu, Commissioner Mahdi urged residents to cooperate closely with security forces to prevent...

Dowladda oo soo bandhigtay qorshe wax looga qabanayo Weerarrada Hoobiyaasha ee Muqdisho

MUQDISHO - Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (loo yaqaan Moalim Mahdi), ayaa ku dhawaaqay abaalmarin lacageed oo dhan $30,000 qof kasta oo bixiya warar lagu kalsoonaan karo oo horseeda in la aqoonsado ama la qabto dadka ka dambeeyay weerarradii hoobiyaasha ee dhawaan ka dhacay caasimadda Muqdisho.   Taliyaha ayaa dadka Muqdisho ku booriyay inay si dhow ula shaqeeyaan ciidamada...

Muxuu Madaxweynaha Soomaaliya uga hadlay Khudbadiisa Ciidda?

Muqdisho, Juun 06, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Carafo, Kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiin iyo howlwadeennnada hay’adaha Dowladda.   Madaxweynaha ayaa Khudbad uu jeediyay Salaadda Ciidda kaddib ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa oo ah astaan...

In ka badan 60 kamid ah Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal gaar ah – NISA

Muqdisho – 06 Juun 2025: In ka badan 40 katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo saaxiibada caalamka, kaas oo ka dhacay deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan.   Howlgalkaasi oo ahaa mid bartilmaameed ah una dhacay sidii loo qorsheeyay...

Over 40 Al-Shabaab Leaders and Militants killed in Targeted Operation – NISA

Mogadishu, June 06, 2025: In a meticulously planned joint operation, the National Intelligence and Security Agency (NISA), the Somali National Army (SNA), and international partners successfully targeted and eliminated over 40 al-Shabaab operatives in the Ceelhareeri area of Hiiraan region.   The operation, executed with precision, focused on a location where al-Shabaab militants were concealed. In addition to neutralizing the militants,...

Eye Specialist Warns of Dangerous Toy Guns During Eid

MOGADISHU (SMN) — Dr. Abdisamad Hassan, an eye specialist at Mustaqbal Eye Hospital, has issued a warning about toy guns containing gunpowder sold to children during Eid celebrations.   He says these toys, often bought as gifts, pose a serious risk to children’s eyes and can cause permanent damage or even total loss of vision. “These are not harmless toys,” Dr. Abdisamad...

DAAWO: Waa maxay halista ka dhalan karta bastoolada baaruuda?

Muqdisho (SMN) –  Dr. Abdisamad Xasan, oo ah dhakhtar ku takhasusay indhaha, kana howlgalla Isbitaalka Indhaha ee Mustaqbal ee magaalada Muqdisho, ayaa ka digay halista caafimaad ee ay leeyihiin bastooladaha baaruuda ee carruurta ku ciyaarto maalmaha Ciidda.   Dr. Xasan ayaa sheegay in bastooladahani ay khatar weyn ku yihiin indhaha carruurta, iyadoo baruurada rasaasta ay sababi karto dhaawacyo gaara aragga carruurta,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bilaabay Wadahadal Qaran oo Ballaaran

Muqdisho, 5 Juun 2025 – Iyadoo la raacayo baaqii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud jeediyay maalinta Ciida Al-Fidr ee 30-ka Maarso 2025, kaas oo uu ku dhawaaqay in la bilaabo wadatashi qaran oo ballaaran, ayuu madaxweynaha si rasmi ah u bilaabay la-tashiyo siyaasadeed oo uu la leeyahay hoggaamiyeyaasha heerarka kala duwan ee dalka.   Wadatashigan ayaa diiradda saaraya arrimo...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...