Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia human rights chief meets justice minister to strengthen cooperation

MOGADISHU – The chairperson of Somalia’s National Independent Human Rights Commission, Maryam Qasim Ahmed, held talks with Justice and Constitutional Affairs Minister Hassan Moallim Mahmoud in Mogadishu, officials said.   The meeting focused on strengthening strategic cooperation between the commission and the ministry, particularly in the protection and promotion of human rights. Discussions centered on the conditions of prisoners, improving safeguards for...

Somali police chief meets Turkish military delegation to boost security cooperation

MOGADISHU – Somalia’s Police Commissioner, Brigadier General Asad Osman Abdullahi, on Tuesday received a high-level military delegation from Turkey in the capital, Mogadishu, officials said.   Talks between the police chief and the visiting delegation focused on strengthening security cooperation and expanding collaboration between the two countries, according to a police statement. Discussions also highlighted efforts to enhance training and professional development...

Wafdi Ciidan oo ka socda Dowladda Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa  magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ciidan oo heer sare ah oo ka socday Dowladda Turkiga.   Kulanka uu Taliyuhu la yeeshay wafdigan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca amniga iyo wada-shaqeynta u dhexeysa labada dowladood. Waxaa si gaar ah looga hadlay kor u qaadista tababarrada iyo aqoonta Ciidanka...

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka iyo Wasiirka Cadaaladda oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Muqdisho – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa kulan muhiim ah la qaadatay Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, xafiiskiisa.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga istiraatiijiga ah ee u dhexeeya Guddiga iyo Wasaaradda, gaar ahaan dhinacyada ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha. Intii uu kulanku socday, waxaa si...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqasho rasmi ah ku tagay Burkina Faso

OUAGADOUGOU — Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray dalka Burkina Faso, kaddib casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalkaas, Mahamadou Sana.   Wasiirka iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka Ouagadougou Thomas Sankara International Airport, halkaas oo ay ku qaabileen mas’uuliyiin sare oo ay ka mid yihiin...

Somali security minister visits Burkina Faso to boost security cooperation

OUAGADOUGOU — Somalia’s security Minister, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), has arrived in Burkina Faso for an official visit aimed at strengthening bilateral security cooperation, officials said.   The minister travelled at the invitation of his Burkinabe counterpart, Mahamadou Sana. Upon arrival at Ouagadougou Thomas Sankara International Airport, he and his delegation received a warm welcome from senior officials, including the security...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Shoko Noda oo ka shiray gurmadka masiibooyinka dalka

MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Agaasimaha Waaxda Dhibaatooyinka, Marwo Shoko Noda, ayaa si wadajir ah u shir-guddoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlayay arrimaha bani’aadannimada iyo masiibooyinka dalka ka jira. Kulankan oo ahaa mid istiraatiiji ah, waxaa ka qeyb galay Madaxa UNDP ee Soomaaliya...

Somalia, UN hold strategic talks to boost disaster response and climate resilience

MOGADISHU, May 4 – Somalia’s disaster management agency and senior United Nations officials co-chaired a high-level meeting on Monday to address the country’s humanitarian challenges and strengthen coordinated responses to crises.   The chairman of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallin Abdulle, jointly led the talks with United Nations Assistant Secretary-General and Assistant Administrator and Director of the Crisis...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Muqdisho  — Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula qaatay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay.   Wafdiga Qaramada Midoobay ayaa ka koobnaa Shoko Noda oo ah Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah Agaasimaha Qaybta Xasaradaha, iyo Lionel Laurens oo ah Wakiilka Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta...

Aadan Barre Ducaale: Dib baa loo furayaa xadka Kenya iyo Soomaaliya

NAIROBI, Kenya — Wasiirka Caafimaadka ee Kenya Aden Barre Duale ayaa mar kale ku baaqay in dib loo furo xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya, isagoo sheegay in xirnaanshaha muddada dheer uu noqday mid aan si buuxda u shaqayn isla markaana uu dowladda ka xannibayo dakhli iyo kormeer rasmi ah.   Isagoo ka hadlayay munaasabad qalin-jabin ah oo ka dhacday madarasa...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...