Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

AUSSOM denies that a helicopter was shot down at Xawaadley area by Al-Shabaab

Mogadishu – The African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) confirms that Burundian troops stationed at Xawaadley Forward Operating Base, northeast of the capital, Mogadishu, have been safely evacuated due to heavy flooding in the area.   During the evacuation on Monday, one of the helicopters experienced a technical malfunction. However, despite this challenge, the pilots skilfully manoeuvred the aircraft...

AUSSOM oo beenisay in diyaarad helicopter ah looga riday Xawaadley

MUQDISHO, Soomaaliya - Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa xaqiijiyay in Ciidamadii Burundi ee ku sugnaa saldhigga hore ee Xawaadley, oo ku yaalla waqooyi-bari Caasimadda Muqdisho, si nabad ah loo soo daad gureeyay sababo la xiriira fatahaad culus oo ka dhacday deegaanka.   Intii lagu guda jiray daad guraynta Isniintii, mid ka mid ah helikobtyarrada ayaa farsamo...

Farmajo Welcomes Hassan Sheikh’s Call for Dialogue but Urges Reversal of Controversial Steps 

DOHA, June 2, 2025 — Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has welcomed the call for dialogue made by current President Hassan Sheikh Mohamud but urged him to reverse what he described as illegal constitutional amendments, the establishment of a disputed election commission, and the dismantling of the National Consultative Council.   Farmajo, Somalia’s ninth president, criticized the recent actions taken...

Farmaajo oo ka hadlay Shirka uu ku baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh

DOHA - Farmajo ayaa soo dhaweeyay wadahadalka uu ku baaqey Xasan Sheekh, isagoo ugu baaqey Madaxweynaha inuu ka laabto wax ka bedelka dastuurka, dhismaha gudiga doorashadda khilaafka ka taagan iyo burburinta Gollaha wadatashiga qaran.   Madaxweynihii 9aad ayaa sheegay in tallaabooyin uu qaadey Madaxweyne Xasan Sheekh ay caqabad ku yihiin dadaallada dib u dhiska dalka, dagaalka Al-Shabaab iyo wadashaqeynta dowladda Dhexe iyo...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

Jabuuti, Isniin, 02 Juunyo 2025: -- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.   Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha, ayaa ka wada hadlay xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, arrimaha amniga, siyaasadda, dhaqaalaha xaaladda gobolka iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga...

Somali PM Meets Djibouti President Ismail Omar Guelleh to Boost Bilateral Ties

Djibouti City, June 2, 2025 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre held talks on Monday with Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh at the Presidential Palace in Djibouti City, during an official working visit aimed at deepening bilateral cooperation.   The discussions focused on strengthening the already robust ties between the two neighbouring countries, with both leaders emphasising their commitment to...

Milatariga Mareykanka oo laba duqeyn ku qaaday ISIS-Soomaaliya

Muqdisho, Juun 2, 2025 – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa Axaddii shalay shaaciyay in labo duqeyn ay ka fuliyeen gudaha Soomaaliya, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday kooxda ISIS-Soomaaliya.   Duqeymaha ayaa dhacay 31-da May iyo 1-da Juun, waxaana la fuliyey meel ku dhow 72 km koonfurta magaalada dekedda ah ee Boosaaso, oo ku taalla dowlad-goboleedka Puntland. Inkasta oo AFRICOM aysan faahfaahin...

US conducts two air strikes against ISIS in Somalia, says AFRICOM

MOGADISHU, Somalia, June 2 – The United States military carried out two air strikes targeting ISIS militants in Somalia late last week, U.S. Africa Command (AFRICOM) said Sunday, amid ongoing efforts to counter extremist threats in the Horn of Africa.   The strikes took place on May 31 and June 1, 2025, approximately 72 kilometers south of the port city of...

Somali opposition sets conditions for attending President Hassan Sheikh’s national dialogue

MOGADISHU, Somalia, June 2 – Somalia’s opposition alliance, the Forum for National Salvation, has welcomed President Hassan Sheikh Mohamud’s call for a national dialogue but said it will only participate if key conditions are met.   In a press release issued on Sunday, the Forum said it views the proposed consultative conference, scheduled for June 15, 2025, as an important opportunity to...

Somali politician Abdi Barre Jibril warns country being steered into dangerous path

MOGADISHU, Somalia, June 2 – Prominent Somali opposition figure Abdi Barre Jibril has raised alarm over the country’s worsening political crisis, accusing the current leadership of steering Somalia into a perilous and divisive direction.   In an exclusive interview with Shabelle Media, Jibril criticised the administration of President Hassan Sheikh Mohamud, alleging that it has failed to foster national unity and...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...