Xuutiyiinta oo khubaro ku takhasustay qaraxyada usoo direy Al-Shabaab
WASHINGTON - Qaramada Midoobay ayaa soo bandhigtay warbixin cusub oo ka digeysa khatar weyn oo amni oo ka jirta Geeska Afrika, iyadoo ay sheegtay in uu sii xoogeysanayo xiriirka Xuutiyiinta Yemen iyo Al-Shabaab-ka ka dagaalama Soomaaliya.
Sida uu qoray Wargeyska Washington Post, Xuutiyiinta ayaa khubaro ku takhasustay qaraxyada usoo direy degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, oo ah xarunta ugu...
Gunmen launch overnight attack on key security checkpoint near Mogadishu
MOGADISHU, May 30, 2025 – Unidentified gunmen launched a surprise attack overnight on a military checkpoint in Ceelhuur, a strategic area on the outskirts of the Somali capital, security sources said Friday.
The checkpoint, located along the route connecting the Lower Shabelle region to Mogadishu via Jazeera, plays a vital role in screening vehicles entering the capital for explosives and...
Weerar gaadmo ah oo lagu qaaday bar kontarool ciidan oo ku yaalla duleedka Muqdisho
MUQDISHO – Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelhuur oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo aan la garanaynin ay xalay weerar gaadmo ah ku qaadeen bar kontarool ciidan oo muhiim u ah amniga caasimadda.
Kontaroolka weerarka lagu qaaday ayaa ah mid ku yaalla meel lagu hubiyo gaadiidka ka yimaada gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan dhanka deegaanka...
Somali migrants die in boat tragedy between Algeria and Spain
MOGADISHU, May 30, 2025 – Several Somali migrants have died after a boat they were traveling in capsized in the Mediterranean Sea between Algeria and Spain, local sources said Friday.
The victims had reportedly spent months in Algeria awaiting the dangerous sea crossing to Europe, fleeing hardship and insecurity in their homeland in search of a better future.
While the exact...
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Badda u dhaxaysa Spain iyo Aljeeriya
MUQDISHO – Dhalinyaro Soomaali ah oo saarnaa dooni tahriib ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen badda u dhaxeysa Spain iyo Aljeeriya, kadib markii ay doontii la socdeen ku degtay biyahaasi, sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah.
Dhalinyaradan ayaa la sheegay in muddo bilooyin ah ku sugnaayeen gudaha Aljeeriya, iyaga oo sugayay fursad ay ugu safraan qaaradda Yurub, kadib...
Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Dr. Sidi Ould Tah oo loo Doortay Madaxa Bangiga Horumarinta Afrika
MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Jimcaha hambalyo u dirtay Dr. Sidi Ould Tah kadib markii loo doortay Madaxweynaha sagaalaad ee Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB), iyadoo ku tilmaamtay doorashadiisa guul muhiim ah oo ka tarjumeysa dadaalkiisa joogtada ah ee horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada Afrika.
Bayaan kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in hoggaaminta Dr. Tah ay imaneyso xilli xasaasi ah,...
Somalia congratulates Sidi Ould Tah on election as AfDB President
MOGADISHU, May 30, 2025 – The Federal Republic of Somalia on Friday extended its congratulations to Dr. Sidi Ould Tah following his election as the ninth President of the African Development Bank (AfDB) Group, hailing the appointment as a testament to his dedication to Africa’s economic and social advancement.
In a statement, the Somali government said Dr. Tah’s leadership comes...
Somali cabinet discusses security, anti-Shabaab operations
Mogadishu, May 29, 2025 – Somalia's cabinet on Thursday held its weekly meeting in Mogadishu, focusing on national security and ongoing military operations against the Al-Shabaab militant group, officials said.
The session, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, reviewed reports on recent gains by the Somali National Army and local forces in their campaign to dismantle Al-Shabaab strongholds in...
Golaha Wasiirrada oo ka hadlay amniga dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo kulankaasi diiradda lagu saaray arrimaha amniga guud ee dalka iyo howlgalka ballaaran ee lagu ciribtirayo Al-Shabaab, kaas oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ay guulo wax ku ool ah ka gaareen.
Kulanka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...
Opposition Leaders’ Summit in Mogadishu Enters Second Day, Focuses on Somalia’s Political Future
Mogadishu, Somalia – The second day of a major opposition leaders’ conference is underway in Mogadishu, with former Somali president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed chairing the meeting. The gathering aims to address pressing political issues facing Somalia, including electoral reforms and the country’s broader political trajectory.
In his opening remarks, Sheikh Sharif emphasized that while the current participants are limited...








