Shirka Hogaamiyeyaasha Mucaaradka oo Maalintii Labaad Ka Socda Muqdisho
Muqdisho – Waxaa maalintii labaad si rasmi ah uga socota magaalada Muqdisho shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen hogaamiyeyaasha mucaaradka dowladda Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa guddoomiyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyadoo diiradda lagu saarayo arrimaha siyaasadda, doorashooyinka, iyo mustaqbalka dalka.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo furay shirka, ayaa sheegay in kulankan uu yahay mid muhiim u...
Somalia: Puntland Forces Kill ISIS Fighters in Targeted Operation in Cal Miskaad Mountains
Bosaso, Somalia – Puntland regional security forces have killed several fighters from the Islamic State (IS) affiliate in Somalia during a planned military operation in the rugged Cal Miskaad mountain range, officials said on Thursday.
The operation, which took place in the remote areas of Xal and Walinsoor, targeted hideouts believed to be used by IS militants. The offensive resulted...
Ciidamada Puntland oo Howlgal Qorshaysan ka Fuliya Buuraha Calmiskaad, Xubno Daacish ah oo la Dilay
Buuraha Calmiskaad, Puntland — Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degaannada Xal iyo Walinsoor ee buuraha Calmiskaad ku dilay xubno ka tirsan firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish. Howlgalkan oo si taxaddar leh loo diyaariyey ayaa bartilmaameedsaday godad iyo meelaha ay ku dhuumaaleysanayeen xubnaha Daacish ee firxadka ah.
Wararka laga helayo ilo-wareedyo sirdoon iyo kuwa ciidamada...
SoDMA and UN hold monthly meeting in Mogadishu to address humanitarian challenges
MOGADISHU, May 29, 2025 — Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) convened a monthly meeting in Mogadishu to review the country’s ongoing humanitarian situation.
The session was co-chaired by SoDMA Chairman Mohamud Moaalin Abdulle and George Conway, Deputy Special Representative of the United Nations Secretary-General for Somalia.
The meeting brought together the head of the UN’s Office for the Coordination of...
SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan bille ah oo lagu falanqeeyay xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya
Muqdisho – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan bille ah oo si gaar ah loogu gorfeeyay xaaladaha bani’aadannimo ee dalka, iyadoo kulankaasi ay si wadajir ah u guddoomiyeen Guddoomiyaha SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mudane George Conway.
Shirka waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay...
Somalia’s President Re-appoints Muungaab New Mayor of Mogadishu
MOGADISHU, May 28, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday appointed Dr. Hassan Mohamed Hussein Muungaab as the new Governor of Banaadir region and Mayor of Mogadishu, according to a presidential decree.
Muungaab succeeds Mohamed Ahmed Amir, who had held the position since December 10, 2024.
The appointment follows a recommendation from the Ministry of Interior, Federal Affairs and...
Madaxweyne Xasan Sheekh ooMuungaab u magacaabey duqa Muqdisho
Muqdisho, May 28, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Guddoomiye DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB oo horey...
Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka Soomaaliya oo Muqdisho ku dhisay Isbahaysi siyaasadeed
MUQDISHO, Soomaaliya – Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya ayaa Arbacada Maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay shir heer sare ah, kaas oo ah midkii ugu horreeyay ee lagu wado in uu noqdo taxane wadatashi ah, iyadoo khilaafka u dhexeeya mucaaradka iyo dowladda federaalka uu sii xoogeysanayo.
Shirka oo ka dhacay Hotel Jazeera ayaa isugu keenay hoggaamiyeyaal mucaarad oo caan ah kuwaas oo maalmahan...
Somali opposition leaders launch political talks in Mogadishu amid rift with government
MOGADISHU – Somali opposition leaders convened a high-level political meeting in the capital, Mogadishu, on Wednesday, launching the first in a series of planned consultations as divisions with the federal government continue to deepen.
The talks, held at Hotel Jazeera, brought together prominent opposition figures who have been arriving in Mogadishu in recent days. Organisers say the consultations aim to...
Somali President Hosts Legendary Footballers on Historic Visit
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud welcomed internationally renowned former football stars Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor, and Jay-Jay Okocha at the Presidential Palace during their historic visit to the country.
Eto’o, the President of the Cameroon Football Federation, along with Adebayor and Okocha, visited Somalia as part of efforts highlighting the country’s improving security and recovery. President Hassan...








