Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sheekh Shariif oo Cambaareeyay Heyb-Sooca Lagu Sameeyay Dadka Ku Nool Degmada Kaxda

Muqdisho – Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay xaaladda heyb-sooca iyo kala soocidda bulshada lagu sameynayo caasimadda Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaxda, isagoo ku tilmaamay arrintaasi mid aad u xun oo lagu kala fogeynayo muwaadiniinta canshuuraha bixiya.   “Waxaa nasiib darro ah hab-dhaqanka madaxda dowladda Federaalka ah ee lagu kala soocayo bulshada caasimadda islamarkaana laga isaga horkeenayo iyadoo...

Football returns to Somalia: Eto’o, Adebayor, Okocha back in action

Somalia’s capital, Mogadishu, is due to host its first high profile football match since the outbreak of civil war more than three decades ago, with African legends of the game taking to the field for an exhibition match against their Somali counterparts.   The match on Tuesday will be played at Mogadishu stadium and will feature African footballing icons like Samuel...

Dowladda Kenya oo Daaha ka Rogtay Damaceeda: Midnimada Soomaaliya oo Lagu Beddelanayo Maamul-Goboleedyo Kala Socda

Hordhac: Warqad rasmi ah oo ay 26-kii May 2025 soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Kenya ayaa si maldahan oo maskax ku ciyaar ah u caddeyneysa faragelinta qaawan ee Kenya ay ku hayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. In kasta oo qoraalkaasi xambaarsanaa ereyo diblomaasiyadeed oo u eg taageero iyo xushmad, haddana wuxuu si mug leh u muujinayaa dhab...

Somali forces launch an anti-Al-Shabaab offensive outside Aadan Yabaal

AADAN YABAAL, Somalia – Somali government troops backed by local militia from the central Hiiraan region have launched the final phase of a coordinated offensive aimed at dislodging Al-Shabaab fighters from the strategic town of Aadan Yabaal in Middle Shabelle, officials said on Tuesday.   Military movements have intensified around the outskirts of the town, long held by the Al-Qaeda-linked group....

Howlgal Cusub oo Ka Dhan ah Al-Shabaab oo Ka Socda Nawaaxiga Aadan Yabaal

AADAN YABAAL, Soomaaliya - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan maleeshiyaadka deegaanka ee Hiiraan ayaa guda galay wejigii ugu dambeeyay ee howlgal qorsheysan oo lagu beegsanayo Al-Shabaab, kuwaas oo wali ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Wararka laga helayo halkaas ayaa tilmaamaya in dhaq-dhaqaaqyo ciidan ay si xooggan uga socdaan duleedka degmada, iyadoo lagu wado in...

Kulan looga hadlay arrimaha Sanaag iyo Bari oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya  - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan Geesood, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay aqoonyahanno iyo haldoor ka soo jeeda gobollada Sanaag iyo Bari ee ku sugan Muqdisho.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray aayaha siyaasadeed, fursadaha horumarineed, iyo xal u helidda caqabadaha ka jira gobolladaas. Waxaa sidoo kale lagu bogaadiyay guulaha Dowladda Federaalka...

SoDMA: Truth Flies Where Lies Fall

Somalia’s national disaster agency (SoDMA) has fiercely denied accusations that it delivered irrelevant aid, calling the allegations an insult to frontline forces battling terrorism.   “These weren’t leftovers — they were lifelines,” said Dr. Abdullahi Muse, SoDMA’s Health Director. “Every dose was meant for those shedding blood to protect Somalia.” On May 24, SoDMA airlifted medical aid to Mokoqori, supporting regional forces...

Kenya Affirms Support for Somalia’s Sovereignty as Somaliland leader visits Nairobi 

NAIROBI, Kenya — Kenya’s Ministry of Foreign Affairs has issued an official statement clarifying its position on bilateral relations with Somalia.   The statement emphasized Kenya’s full support for Somalia’s independence, territorial integrity, and national unity. It affirmed that the Federal Government of Somalia, based in Mogadishu, is the sole legitimate authority responsible for Somali affairs. Kenya reiterated its commitment to the...

Kenya oo sheegtay in sii wadayso xiriirka Somaliland iyo Jubaland

NAIROBI, Kenya - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya ayaa soo saartay bayaan rasmi ah oo ay ku caddaynayso mowqifkeeda ku aaddan xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya.   Bayaanka, oo lagu xusay in Kenya ay si buuxda u taageersan tahay madaxbannaanida Soomaaliya, midnimada dhuleed, iyo midnimada qaran, waxay sheegtay in Xukuumadda Federaalka ee Muqdisho ay tahay hay’adda...

Somalia’s PM praises Religious Affairs Minister Robow for effective leadership

MOGADISHU, May 26 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday praised Minister of Endowments and Religious Affairs Mukhtar Robow for what he described as effective and results-driven leadership during a visit to the ministry’s headquarters in Mogadishu.   Barre said the ministry had become a model for how government institutions could rebuild and deliver services through cooperation between the...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...