Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ciyaartoydii timid Muqdisho
Muqdisho, May 28, 2025; Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Eto’o oo ah Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Cameroon, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha oo booqasho taariikhi ah ku timid dalka.
Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay xidigahan booqashada ay ku yimaadeen dalka, taas oo ka marag kacaysa...
Former President Accuses Hassan Sheikh of Reversing Position on Elections
MOGADISHU, Somalia, May 28, 2025 – Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed has launched a scathing criticism of President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of abandoning the very electoral principles he once championed.
Speaking at a high-profile opposition gathering in Mogadishu, Sharif reminded the public that just three years ago, Hassan Sheikh had opposed the same type of electoral process...
Sheekh Shariif oo Dhaliil Adag u Jeediyay Xasan Sheekh: “Maxaa Bedelay Mowqifkii Hore?”
MUQDISHO, Soomaaliya, 28 May 2025 – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul u weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu ka baxay mowqifkii uu hore u taagnaa marka la eego arrimaha doorashooyinka dalka.
Isagoo ka hadlayay shir ay mucaaradku ku leeyihiin magaalada Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa si cad u xasuusiyay shacabka iyo saaxiibada...
Somalia: U.S. Airstrike Targets Al-Shabaab Militants Near Kismayo
MOGADISHU, Somalia, May 28, 2025 – The United States Africa Command (AFRICOM), in coordination with the Federal Government of Somalia, carried out an airstrike targeting Al-Shabaab militants approximately 40 kilometers northwest of the southern port city of Kismayo, officials said Wednesday.
The strike forms part of ongoing joint efforts to degrade the operational capacity of Al-Shabaab, a group affiliated with...
Duqeyn Cirka oo lagu beegsaday Al-Shabaab – Fahfaahin
Muqdisho - Iyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyay meel qiyaastii 40 meel waqooyi-galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo, si loo beegsado Al-Shabaab.
Duqeyntan ayaa qeyb ka ah dadaallada wadajirka ah ee lagu ciribtirayo awoodda Al-Shabaab ee qorsheynta iyo fulinta weeraro argagixiso oo khatar ku ah shacabka Soomaaliyeed, ciidamada...
US voices rare concern over Somali president’s focus on politics over counterterrorism
WASHINGTON — The United States has expressed unusually strong concern over Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s leadership, accusing him of prioritizing domestic politics over efforts to combat terrorism, particularly the growing threat posed by the al-Shabaab militant group.
“We are concerned that President Hassan Sheikh Mohamud is focusing on internal political maneuvering at the expense of counterterrorism efforts, especially as...
Mareykanka oo sheegay in Xasan Sheekh siyaadda kahor mariyay dagaalka Al-Shabaab
WASHINGTON — Dowladda Maraykanka ayaa si aan caadi ahayn u muujisay walaac xooggan oo ay ka qabto hoggaaminta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay inuu siyaasadda gudaha ka hormarinayo dadaallada lagu wajahayo kooxaha argagixisada, gaar ahaan Al-Shabaab.
“Waxaan ka walaacsannahay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu doorbidayo arrimaha siyaasadda gudaha halkii uu xoogga saari lahaa dagaalka lagula jiro...
Somali PM attends historic peace match with African football legends in Mogadishu
MOGADISHO, Somalia – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday attended a historic friendly football match in Mogadishu, featuring African football legends Samuel Eto’o, Jay-Jay Okocha, and Emmanuel Adebayor alongside former players from the Somali national team.
The exhibition match, held at Mogadishu Stadium, was billed as a symbol of peace, unity, and regional cooperation. Organizers said the game...
Xamsa oo ka qeyb-galay ciyaar dhex martay halyeeyada Afrika iyo Soomaaliya
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay daawashada ciyaar saaxiibitimo oo taariikhi ah, taas oo dhex martay halyeeyadii hore ee xulka Qaranka iyo kuwa Qaaradda Afrika ee kala ah Samuel Eto’o, Jay-Jay Okocha iyo Emmanuel Adebayor.
Ciyaartan oo ah mid ku dhisan is-dhexgal, saaxiibtinimo dhiirrigelin, waxa ay ka tarjumaysaa rajada cusub ee...
Ex-leader Condemns Discrimination Against Residents of District in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has strongly condemned the alleged discrimination and social exclusion faced by residents of Kaxda district in the capital, Mogadishu.
Sheikh Sharif criticised federal government leaders for dividing the capital’s population and fostering discord by sidelining certain districts, including Kaxda, whose residents contribute to government taxes.
“It is regrettable that the federal...








