Al-Shabaab militants re-enter strategic areas, sparking fear among residents
Aadan Yabaal, Somalia, May 25 – Large numbers of Al-Shabaab fighters have reportedly re-entered areas surrounding the strategic town of Aadan Yabaal in Somalia’s Middle Shabelle region, heightening fear and anxiety among local residents, according to reports received by Radio Shabelle on Sunday.
Local sources told Radio Shabelle that Al-Shabaab has significantly increased its presence in Aadan Yabaal and has...
Dagaalyahanno katirsan Al-Shabaab ah oo Mar Kale Galay Deegaanno ka Tirsan Sh/Dhexe
Aadan-yabaal, Shabellaha Dhexe – Wararka ay warbaahinta Shabelle Maanta ka helayso Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahanno badan oo ka tirsan Al-Shabaab ay mar kale galeen deegaanno hoos taga degmada Aadan-yabaal, taasoo cabsi iyo qalqal ku abuurtay shacabka ku nool deegaankaasi.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay idaacadda Shabelle ayaa xaqiijiyay in Al-Shabaab ay kordhiyeen joogitaankooda...
Somali MP condemns ‘illegal’ arrest of journalists in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia, May 25– Somali lawmaker Abdirahman Abdishakur Warsame has strongly condemned the "illegal" arrest of journalists and civilians by security forces in Mogadishu during a public opinion gathering on the country's political situation.
In a statement issued Saturday, the outspoken MP accused the current administration of deliberately targeting the media and suppressing freedom of expression — which he described...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si kulul u cambaareeyay xarigga suxufiyiinta Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u cambaareeyay xarigga sharci-darrada ah ee ciidamada ammaanka Muqdisho kula kaceen shalay suxufiyiin iyo dad rayid ah oo ka qaybgalayay ra’yi ururin ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Xildhibaanku wuxuu sheegay in tallaabadan ay muujinayso in rajiimka talada haya uu si ula kac ah u beegsanayo warbaahinta, islamarkaana uu cabburinayo...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo guddoomiyay kulan billaha ah
MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Xasillinta oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, iyadoo ciidamada dowladda ay wadaan hawlgallo xooggan oo lagula dagaallamayo kooxda Al-Shabaab.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta isku-duwidda hay’adaha dowladda ee ka shaqeeya xasillinta deegaannada laga xoreeyay Al-Shabaab, iyo sidii loo mideyn lahaa fariimaha iyo...
Somali Defence Minister chairs stabilisation task force meeting
MOGADISHU – Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, on Saturday chaired the monthly meeting of the Stabilisation Task Force at the Ministry of Defence headquarters in Mogadishu, as government forces continue to advance in their campaign against Al-Shabaab militants.
The meeting focused on boosting coordination among government institutions involved in stabilisation efforts in liberated areas and enhancing unified messaging...
Gollaha Shacabka oo ansixiyay sharciga dadka gudaha ku barakacay
MUQDISHO, Soomaaliya – Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidii ansixiyay hindise-sharciyeed muhiim ah oo loogu talagalay in lagu xoojiyo ilaalinta iyo xuquuqda dadka gudaha ku barakacay (IDPs), sida ay xaqiijiyeen xildhibaanno.
Fadhigii Sabtida maanta ah, xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay sharciga dadka gudaha ku barakacay, iyadoo 136 xildhibaan ay u codeeyeen oggol, 4 diideen,...
Somali parliament passes bill to protect internally displaced persons [IDPs]
MOGADISHU, Somalia – Somalia's lower house of parliament has passed a landmark bill aimed at improving the protection and rights of internally displaced persons (IDPs), lawmakers confirmed.
In a session held earlier on Saturday, the House of the People of the Federal Parliament overwhelmingly approved the Internally Displaced Persons (IDP) Bill, with 136 members voting in favour, four against, and...
Puntland accuses Somalia’s federal government of abandoning unity, power-sharing
Garowe, Somalia — Puntland’s regional government accused Somalia’s federal authorities of abandoning the principles of unity and power-sharing, escalating tensions between the two administrations.
Mohamed Abdirahman Faroole, Puntland’s minister for environment and climate change, said the federal government under President Hassan Sheikh Mohamud had concentrated power in Mogadishu and marginalized regional states.
“Somalia’s statehood has been reduced to one man —...
Puntland: Dowladda dhexe waxay ka leexatay waddadii wadajirka iyo awood qeybsiga
MUQDISHO– Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa markale cirka isku sii shareeray, kaddib markii Puntland si adag uga hortimid qaabka hoggaamineed ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo sheegtay in aan dalka si caddaalad ah loogu wada qeybgelin go’aamada masiiriga ah, xulista masuuliyiinta iyo hirgelinta mashruucyada horumarineed.
Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland, Maxamed...







