Opposition Leaders Hold Crucial Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
MOGADISHU, Somalia – Senior Somali opposition figures have launched a series of high-level meetings in Mogadishu amid growing political uncertainty, calling for an inclusive electoral process and warning of deepening instability.
Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed hosted a key gathering at his residence in the capital, joined by former Prime Ministers Hassan Ali Khaire and Omar Abdirashid Ali Sharmarke....
Mucaaradka oo Kulamo Siyaasadeed uga billowday magaaladda Muqdisho
MUQDISHO, 23 May 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa martigelineysa kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen madax hore iyo siyaasiyiin mucaarad ah, kuwaasoo diiradda saaraya xaaladda dalka iyo sidii loo heli lahaa doorasho lagu kalsoon yahay oo loo dhan yahay.
Kulanka ugu horreeya oo ahaa mid xasaasi ah ayaa ka dhacay hoyga uu magaalada Muqdisho ka daggan yahay madaxweynihii hore ee...
Former Galmudug President Warns Somali Leader Against Extending Term Beyond 2026
MOGADISHO, Somalia – Former President of Galmudug State, Abdikarim Hussein Guled, on Thursday issued a strong warning to Somali President Hassan Sheikh Mohamud, cautioning against any attempts to extend his four-year term, which is set to end in May 2026.
In a statement, Guled expressed concern over what he described as the president’s growing grip on power and the rhetoric...
Cabdikariin Xuseen Guuleed oo eedeymo culus u jeediyay dowladda Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii Hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo soo saray war qoraal ah ayaa diginin u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo uga digay in xukunka uu isku sii dhejiyo marka uu mudo-xileedka afarta sano dhamaado 2026.
Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xusay in dariiqa madaxweynaha dalka ku hogaaminayo iyo oraahda loo joojin-maayo dalka aan lagusii xukumi...
Ra’iisul Wasaaraha Hindiya oo fariin adag u diray Pakistan
Ra’iisul Wasaaraha dalka Hindiya, Narendra Modi, ayaa 12-kii May 2025 jeediyay khudbad uu kaga hadlayay weerarro lagu qaaday dadka rayidka ah iyo tallaabo milatari oo dowladdu uga jawaabtay weeraradaasi.
Wuxuu Ra’iisul Wasaaraha khudbaddiisa ku amaanay ciidamada Hindiya iyo sida shacabka u mideysan yihiin, isagoo si gaar ah u xusay Hawlgalka Sindoor oo lagu beegsaday xarumo argagixiso oo sida uu sheegay...
Kenya court finds 2 men guilty of aiding Al-Shabab militants in 2019 hotel attack
NAIROBI, Kenya - Two Kenyan men charged with facilitating the 2019 attack on a luxury hotel complex that left 21 people dead were found guilty on Thursday and will be sentenced next month.
Judge Diana Kavedza, while sitting in a court in Kenya’s capital, Nairobi, ruled that the prosecution had proved that Hussein Mohamed Abdille Ali and Mohamed Abdi Ali...
Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu xukumay Kenya
NAIROBI, Kenya - Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa dembi ku heshay labo nin oo xiray inay ku lug lahaayeen weerarkii 2019-kii ka dhacay DusitD2 hotel ee magaaladda Nairobi, kaasoo lagu dilay 21 qof, qaar kalena lagu dhaawacay.
Xuseen Maxamed Cabdulle iyo Maxamed Cabdi Cali ayaa lagu helay inay lacag u direen, islamarkaana u sameeyeen Aqoonsi been ah dagaalyahanadii weeraray...
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Muqdisho, May 22, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka.
Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Madaxweynaha uu ku eegayo xaaladda guud ee hay’adaha dowladda, gaar ahaan kuwa la xiriira amniga iyo difaaca dalka.
Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa Wasaaradda waxa uu kulan la qaatay Wasiirrada Gaashaandhigga...
Somali President Briefed on War Against Al-Shabaab During Defence Ministry Visit
MOGADISHU, May 22 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited the Ministry of Defence on Thursday to assess the performance of key state institutions charged with safeguarding national security amid ongoing efforts to stabilize the country.
During the visit, President Hassan received a comprehensive briefing from Defence Minister Ahmed Mo’alim Fiqi and Chief of Defence Forces General Odawaa Yusuf Rageh....
Former Somali PMs Arrive in Mogadishu Ahead of Major Opposition Conference
MOGADISHU, Somalia - Former Somali Prime Ministers Omar Abdirashid Ali Sharmarke and Hassan Ali Khaire arrived in Mogadishu on Thursday, signaling the mounting strength of the opposition ahead of a key conference expected to take place in the capital.
The two former leaders were warmly welcomed by opposition lawmakers, highlighting the growing challenge to President Hassan Sheikh Mohamud’s administration.
The upcoming...









