Ciidanka Booliiska Xamar Jajab oo xiray wariyayaal ka tirsan Shabelle
Muqdisho – Ciidanka Booliiska ee saldhigga degmada Xamar Jajab ayaa si xoog ah u xireen laba wariye oo ka tirsan warbaahinta Shabelle, xilli ay ku guda jireen howlo saxafiyadeed oo la xiriira barakicinta shacabka ka socota magaalada Muqdisho.
Wariyeyaasha la xiray ayaa kala ah Shugri Caabi Cabdi iyo Cabdullaahi Cabdifitaax Siidoow, kuwaas oo sameynayeen warbixin ku saabsan xaaladda dadka la...
Shacabka Muqdisho oo sheegay in ay diyaar u yihiin bannaanbax 10-ka May
Muqdisho – Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay inay diyaar u yihiin inay dhigaan bannaanbax ballaaran oo la qorsheynayo 10-ka May, kaas oo ay uga cabanayaan barakicinta ay dowladda ka waddo xaafado iyo degmooyin ka tirsan caasimadda Muqdisho.
Dadka hadlay oo la hadlay shabelle TV ayaa sheegay in qoysas badan laga saaray guryahooda, iyagoo aan helin meel...
Shabelle Media Network Marks 24th Anniversary
MOGADISHU — The Shabelle Media Network (SMN) on Wednesday marked its 24th anniversary, celebrating more than two decades of broadcasting in one of the world’s most perilous environments for journalists.
Founded on May 6, 2002, the network has evolved into a cornerstone of the Somali media landscape, providing news and community services across radio, television, and digital platforms despite persistent...
Shabelle oo Maanta u dabaal-dageysa sanad guuradeeda 24-aad
MUQDISHO – Sanad-guurada 24-aad ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa maanta ku beegan, maadaama la aas aasay maanta oo kale 6 May ee sanadkii 2002-dii
Shabelle ayaa soo martay marxalado kala duwan muddada ka howlgaleysay dalka, waxaana laga dilay Wariyeyaal ku dhow 14, ayada oo sidoo kale dhibaatooyin kala duwan loo gaystay howlwadeennada iyo qalabka.
Dhammaan dhageystayaasheenna, daawadayaasheenna iyo akhristayaasheenna waxaan leenahay...
Somali forces kill 13 Al-Shabaab fighters in central operation
BAHDO, Somalia – The Somali National Army, backed by local militia fighters, carried out a large-scale operation on Wednesday in Boorey area, about 120 kilometres from Bahdo in the central Mudug region, killing at least 13 Al-Shabaab members, including senior commanders, military officials said.
The operation was part of three coordinated offensives underway in the region aimed at flushing out...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Hawlgal ka Fuliyay Gobolka Mudug
BAHDO, Soomaaliya — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) oo garabsanaya xoogagga dadka deegaanka, ayaa maanta oo Arbaco ah hawlgal ballaaran ka fuliyay deegaanka Boorey, oo qiyaastii 120 kiiloomitir u jira degmada Bahdo ee gobolka Mudug.
Saraakiisha ciidanka ayaa xaqiijiyay in hawlgalkan uu qayb ka yahay saddex howlgal oo isku dubaridan oo ka socda gobolka, kuwaas oo ujeedkoodu yahay in maleeshiyaadka...
Somalia PM, WFP discuss lasting solutions to food insecurity
MOGADISHU, May 6, 2026 – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre met senior officials from the World Food Programme (WFP) on Wednesday to discuss long-term solutions to food insecurity, drought and recurrent climate shocks.
The delegation was led by WFP Deputy Executive Director Matthew Hollingworth, according to a statement.
Barre briefed the officials on the country’s overall situation, including security, political...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda WFP
Muqdisho, Arbaco, 06 Maajo 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP), oo uu hoggaaminayey Mudane Matthew Hollingworth, oo ah ku xigeenka Maareeyaha Guud ee WFP, oo ay ka wada hadleen sidii xal waara loogu heli lahaa xaaladda cunna-yarida, abaaraha,...
Somali PM replaces information minister
MOGADISHU, May 6, 2026 – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre has dismissed Information Minister Daud Aweis and appointed lawmaker Abdifatah Qasim Mahmoud as his replacement, the government said on Wednesday.
The appointment was made in accordance with Article 120, paragraphs 2 and 3 of the provisional constitution, and followed consultations with President Hassan Sheikh Mohamud, a statement said.
Abdifatah Qasim...
Wasiirka Warfaafinta Daa’uud Aweys oo xilka laga qaadey
MUQDISHO - Waxaa xilka wasiirka Warfaafinta laga qaadey Daa'uud Aweys, isagoo lagu bedelay Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo ah mudane katirsan Gollaha Shacabka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla-markaana tixgaliyay talada Madaxweynaha Jamhuuriyadda, arkayna hawlaha baaxadda leh ee horyaala xukuumadda,...









